Qado Sharaftii Xurmadle Garaad Cali Buraale Iyo Mohamed Abdi Xaashi Loo Sameeyay Nairobi (Sawiro)

Qado sharaf  loo sameeyay  xurmadle garaad cali buraale xasan iyo mohamed abdi xaashi  ayaa ka dhacday  hotelka  kalijanjaaro ee magaalada Nairobi casumaadan qado sharfta ah ayaa  samaysay beesha  cumar cabdi qayaad ee ku dhaqan  wadanka Kenya  ayagoona  ugu talagalay garaadka iyo mohamed abdi xaashi .

 

Beeshan cumar cabdi qayaad ayaa ah  beelaha dago jubooyinka  itoobiya ilaa Kenya  waxaaan ay ugu  tala galeen  qado sharaftan garaadkooda iyo siyaasigooda caanka ah  ee Mohamed abdi xaashi.

 

Kadib markii  qado sharftii dhamaatay ayaa waxaa  furay hadalkii ahmed gacmayare   isagoona  uga mahadceshay beesha cumar cabdi sida wacan ee ay  casumaada ugu fidiyeen  garaad cali buraale iyo  siyaasiga Mohamed abdi xaashi isagoona hadalkii ku soo dhaweeyay.

 

Cabdinuur macalin  awdeer  oo isagu mahadcelin kadib  sheegay in uu garaadka  iyo siyaasigaba ay  aad ugu faraxsan yihiin hadii ay  yihiin jaaliyada abdigaraad eek u dhaqan  wadanka Kenya  ayna aad u soodhaweenayaan  garaadka iyo siyaasiga Mohamed cabdi xaashi.

 

Hadalkii ayaa loo wareejiyay labadii mas uul ee qado sharafta loo sameeyay  wayna uga mahadcesheen in  jaaliyada  abdigaraad eek u dhaqan  Kenya ay  soo abaabulaan  qado sharaftan  si khaas ahna  beesha  cumar cabdi ayeey  qayaad  garaad  cali buraaale ayaa  ku soo  qatimay duco iyo dar daaran .

 

 

 

 

 

 

 

 

Your ads will be inserted here by

Easy AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Naaji@allssc.com

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>