Dr Cali Ciise Cabdi Oo Qudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Dalka Isutaga Imaradka Carabta (Daawo Maqal Muuqaal).
UAE(Allssc): Waxaa dhowaan Shir Balaadhan oo Bulshada Khaatumo State isugu yimaadeen Dalka Isutaga Imaradka Carabta ayna kusoo dhowaynayeen Wakhtiga uu hogaaminayay Dr. Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Gudiga Fulinta G10.
Xafladan ayaa si waxaa kasoo qayb galay dhamaan Bolshada Khaatumo State ee ku dhaqan Dalka Isutaga Imaradka Carabta, waxaana uu u dhacay kulankan sidatan.
Halkan Ka Daawo Xaflada Qaybteedii Hore
Qubdadii Dr Cali Ciise Cabdi Qaybti 1aad
Qudbadii Dr Cali Ciise Cabdi Qaybtii 2aad
Fardoole UAE
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=27364













allaha haku daayo halyay soomaliyeed ayaad tahay