Dhegeyso Oo Daawo Heestii “Godob Sokeeye” Oo Loogu Heesay Horgalayaasha U Shaqeeya Jabhada SNM Iyo Hoosgalayaasha Faroole Ee Kasoo Jeeda Khaatumo
Abwaanka Soomaaliyeed Ee caanka ah Cabdisalaan Saleebaan Najax oo kasoo jeeda Khaatumo state, ayaa kadib markuu arkay sida nimanka magaca la wadaaga reer Khaatumo hase yeeshee shilimaad suququlka ah ee jabhada SNM siiso ku gumaaday shacabkoodii, ayuu ka tiriyey heestan la yiraahdo” Godob Sokeeye”. Heeestan Midhaheeda iyo laxankeeda waxaa iska leh Cabdisalan Saleebaan (Najax), waxaana ku luuqaynaya fanaankii dada yaraa ee Cabd-Wadani.
Hoos ka dhegeyso Heestii “Godob Sokeeye”
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Daawo Heestii “Godob Sokeeye”
Allssc@hotmail.com
Short URL: http://allssc.com/?p=26060














axsan hees wlhy dabaqoodhi xaguu geli waigooda waa dhamad insha allah guulba xigi doonta guul khaatumo
Waxaan Aad ugu hambalyeynayaa dhamaan fanaaniintta iyo saxaafada Khaatumi state of Somalia dhaagalka aan dhiig kudasdan ee ay kujiraan. Heestaanse chassi ma ah ee ilaahay ha kusoo hanuuniyo ama xaaraanta ay ku dhexjiraan iyo dulinimada ilaahay ha ku soo waaniyo ee u soo duceeya in ilaahay sixirka Idoor ka soo furo.
danbiyo kabaair ah ayaad dhex dabaalateen war isuma haysaan waxaad ku kacdeen ee aad faanka ka dhiganayseen , moqorofadaha iyo dhiilo daran aad magaca alle ku sheegayseen subxaana laaah alle waa idiin jeeday magaca ilaahay ee sharifan waa taqiil cirka iyo dhulka iyo waxa u dhexeeya hadii kalmadaa miizaan lala saaro ,magaca ilaahay ayaa miizaan badan subxaana alaaah idinkuna ciyaar ayaaad ka dhigateen inkaaro ayaad qabtaan oo dunuub waa wayn ayaad ku kacdeene ….anagu bari ayaanu idinka nahay ..allaana marqaati noo ah iyo islaan wixii sheegta alaahuma fashhad alaahuma fash had .kuwa yaguna aaan alle ka cabsan rabi ayaanu ka ashtakaynay ee warka la wareegaya subxaana alaaah
aad waxan ugu hanbalyayanayaa abwaanka heestan sameeyaya waayo waa lama ilaawan taariikhada dhulbahante gali doonta teeda kale waxan ku magaacaboba garan maayo oo wixii xumaan ahaa hoos ayay kamareen markaa maamulka khaatumo ama dhulbahantow haadan manta kuwaa laqaban jiritaaka dhulbahante shaki ayaa kujira oo an si deg deg ah wax looga qaban waadna salaaman tihiin
war magaca waad ka khaladeen abwaanka
cabdisalaan cali saleebaan gaani
Fanaaniinta Mr najaax iyo Abdi-Wadani, Noolaada indr.
wejiyo xun sawiradooda aad noo soo gudbiseen aad baad ugu mahad san tihiin halkaa ka wada waa heesiyo sawiro qiimo badan bulshada reer khaatumo buuga xasuusta ugu diiwaan gashan
ku quusta wajiya xun nin soori kaa qaaday waa kuwan oo kale
Guul khaatumo dhammmaan reer khaaato baanu nahay
hoos ha uga degina dal iyo debedba.
Guul iyo gobanimo
Gacalkiisii laayee Gurigiisii duumayoow, xagaad geli adduunyada
Gooray ahaataba galab kalaad ka sheekayn
waa runtaa cabdi wadani wallee illaawi mayno wiilashayada horgaladu xasuuqayaan taariikhdaan gashanay maalintii xisaabtuna way imanaysaa ee kii noolaada meeshuu tegi lahaa ha diyaarsado ama idoor ama faroole ama xasuuqa ay geysteen kiisii ha diyaar garoobeen
yay umalayn inay ku waarayaan soor quudheedka inay shacabka ku xasuuqan markay soo matagi lahaayeen ama ku dhiman lahayeen waxba kama harin gunta is urursatay ee calooshooda la ciyaaraya waa meeshay ku dambeeyaan iyo halakay gaarsiiso shilimada la soo siiyey
waaw waa fakaga caano lagu qabay been maadan sheegin meel aay galayan majirto iidoorna meelgaynmaayo habarlana meelgayn maayso aduunkana carcaraaf baykunoolaanayan akhirana cadaab baaka horaysa waa kaba qaadyo mardhoowna waxaad maqlaysa magacyada loogu yeero nindadkiisi laayey yaa aamini doona markaykagaaran dantaay kaleeyihin ayeey soo tuurayan
Faysal makii dhiiga walaalkiis cunaybaa, adaa dilay hadana gatay maxaad xaaraan iyo sharaf ladhowro ka taqaanaa adookale inaad hadashidba maaha. Fule duli ku nool baad tahay.
waad la heshay abwaan najax iyo heesaguba thanks kuwii black liiska ku jiray mobiladoda haloogu diro XAGAAD GELI ADUUNYADA?walee xisaab ba idinka danbaysa qof walboo damiir damqanayaa ku jiro meel bad ugu qorantihiin tuugta damiir lawayaasha ah ilahay umada ha ka soo qabtee
xaqiiqday ka hadlaysaa heestu.gooray ahaataba galabkalaad ka sheekayn.
WAA HEES RUNTII I TAABATAY ILAAHAY WAXAAN KA BARYAYAA INUU MAALIN AAN ARKO LASCANOD OO KHAATUMO U TALISO INSHA ALLAH SOON KUWAN WAAN DELDELI DOONA GALABTAAS XAGEE KALA XIDHIDHAAA ABWAANKA HEESTA SAMEYEY. VIIVA KHAAAAATUMO
good