Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Wasiirka Waxbarashadda ee DFKM ah oo Waraysi uu siiyey Allssc ugu jawaabay Wasiirka Gaashaandhiga ( Dhagaysi Haboon)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda  iyo  Tacliinta Sare ee DFKM   Dr Axmed Caydiid Ibraahim ayaa waraysi uu siiyey Allssc kaga warbixiyey wax u qabsoomay Waftida Khaatumo ee ku sugan Muqdisho waxana uu Wasiirku tilmaamay in ay Waftidu is arkeen dhamaanba Xukuumada hawluhuna ay meel wanaagsan

Wasiirku waxa uu sheegay in Waftida iyo R/wasaare Gaas ay kulmeen isla markaas wax isla meel dhigeen waxa kale oo uu sheegay in Waftidu ay kulamo la qaatay Masuuliyiinta Beesha Darood kaga jiray DFKM ah, waxa uu Wasiirku rajo wacan u muujiyey Ardaydda Khaatumo in wixii hadda ka danbeeya ay helayaan Deeqaha Waxbarasho ee DFKM soo gaadha wixii ay xaq ugu lee yihiin.

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wasiirku waxa uu Sheegay in hadalkii dhawaan ee Wasiirka Gaashaandhiga uu ahaa Fikirkiisa oo kaliya balse Siyaasadda DFKM aysan qabin loona Arko hadalka Xuseen Carab Ciise mid isaga ku kooban oo kaliya

 

allssc@hotmail.com

info@allssc.com

allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=24895

Posted by on Mar 19 2012. Filed under Khatumo2, taariikh, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Wasiirka Waxbarashadda ee DFKM ah oo Waraysi uu siiyey Allssc ugu jawaabay Wasiirka Gaashaandhiga ( Dhagaysi Haboon)”

  1. nalaye

    saas ayaa loo hadlaa hadii aad tahay wasiir iyo muwadin xalaal ah.
    illeen waxaa loo dhaariyey soomaali oodhan .
    waa in uu ka dhexeeyaa oo na looga fadhiyaa cadaalada iyo maslaxadaa inta ku abtirsataa soomaaliya .
    shaqadii loo igmaday ayuu ku mashquul san yahay wuu na ku mahad sanyahay

    wasiir Illahay kaama dhigo sidii uu u bahdilay wasiirka gashaandhiga.

    Aamiiiin

  2. suaal dawlada faderaalka kuwa puthland iyo soamliland nimanka ka shaqeeya weligood degaankoda wax horu mara uma sameyn maxaa sababey tolow wasiirka waxbarashadu caruurtii 400 <<ee turki loo qadayeey, waxaa la rabey inuu 50 dhulbahnte ka dhigo, waayo markii aad meel ka shaqeysid waa inaad dadkad wax uga qabtaa. mida kale waxaa hada dhismo jid iyo ceelal iyo dhismo skuulo iyo cusbitaalo ku deeqdey dawlad turki waa in aynu dhahnaa meedey qabtayadii , dhulbahntow waxaa dadka inag daneysiyeey waa xishoodka niman hadlin hoyadii wax ma siiso aynu xaqeena soo dhacsano .

  3. M.H.Buraleh

    Wax la dhaho Somaliland ma jirto,Isaaq maamulka Hargaysa magac ha ula bexeen. TFG maamulka Hargaysa waxay ula hadli doonta waaba haddii lala hadlee qabiil ahaan,waayo waqooyiga Soomaaliya qabiilkaas ayaa goosi iyo cabashooyin ka soo yeeraan. Ciddaa wada hadlaysaa waa beesha Isaaq xuduudna waxaa u ah bartii Ingiriis ugu yimid oo ahayd inta u dhaxaysa Berbera,Shiikh iyo Maydh.

  4. cigaal

    No more Somaliland waxaa layidhaahaa Maamulgoboleedka Naasahoblood ee siilaanyo hogaamiso.

Qormadaada

Photo Gallery