Ogeysiis: Soo Gudbiya Magacayada Dadka SNM Qafaalatay Ama Wax Yeeshay
Dhamaan Shacabka Reer Khaatumo meel ay joogaanba, siiba Deegaanada Buhoodle iyo Laascaanood waxaa laga codsanayaa inay emailadan hoose kusoo gudbiyaan magacayada dadkii ku dhintay, dhaawacmay ama lagu xidh xidhay Buuhoodle iyo Laascaanood.
hadii la helo karo sawiradooda soo raaciya si loogu gudbiyo hay’adaha caalamka.
Waxaa lagaa doonayaa in aad soo gudbiso:
1. Magac qofka oo Saddexan
2. in uu dhaawac yahay ama dhintay ( Meesha uu ka dhaawacmay iyo sida uu wax u qabo)
3. Hadii uu xidhan yahay iyo meesha uu ku xidhan yahay iyo intuu xidhnaa.. Sidoo kale Muwaadin waxaa lagaa codsanayaa in aad soo gudbiso wixii tacadi ah ee loo gaystay shacabka Khaatumo ee aad haysid mudadii ciidamadda SNM-tu joogeen gudaha dhulka Khaatmo.
Waad Mahadsantihiin
Short URL: http://allssc.com/?p=24470













wiil walaalkaya (Abshir maxamad ducaale muse) naanesta Abe waa maxamad TOOR
waa 15 jiir
waxaa ilaa hada aydin kahadlin afartii nin ee qorulugud lagula hadhay ee maxaa biistii ay qabsadeen snm ee ahaa saddexda bahar same iyo ninka reere hagar maxaa war baahintu uqori wayday oo idinka laftiinu aad u ogaan way deen?