Maamulka Iyo Shacabka Galmudug Oo Si Adag U Diiday Magac Bixinta Garoonka Gaalkacyo ( Dhagaysi Haboon)

magac bixinta Garoonka Gaalkacyo aya buuq iyo khilaaf weyn abuuray waxana jira dhaqdhaaqyo amaanka halis ku ah oo Gaalkacyo oo dhan laga dareemayo, Maamulka Galmudug iyo shacabka Maamulkaas ayaa aad ugu cadhooday in Garoonka Gaalkacyo loogu magac daro Madaxweynihii hore Cabdilaahi Yuusuf Ahmed isla markaasna Cabdiraxmaan faroole uusan xaq u lahayn in Garoonka Gaalkacyo uu Magac u bixiyo

Galmudug waxa ay ku doonaysaa in Garoonka Gaalkacyo uu ku yaalo dhinacooda ayna iyagu lee yihiin isla markaasna hadii cid loo bixinyo ay ka timaado dhinac Maamulka Galmudug isla markaasna aysan diidanayn in Madaxweyne Yuusuf lagu maamuuso balse ay saluugsan yihiin qaabka loo maray oo uu Faroole doonayo in uu isku diro Walalaha Mudug

Jaaliyadda Galmudug oo Allssc la soo xidhiidhay ayaa sheegay in Cabdilaahi Yuusuf uusan ka maamuus iyo magac weyne Cabdilaahi Ciise oo noqday Hogaamiyihii ugu horeeyey ee Soomaali yeelato isla markaasna waxa ay Faroole ugu baaqeen hadii uu Maamuusayo Cabdilaahi Yuusuf in uu ugu magac daro Garoonka Garoowe ama Boosaaso

Ilo lagu Kalsoon yahay ayaa Allssc u xaqiijiyey in Maamulka Galmudug uu doonayo la wareegidda Maamulka Garoonka oo horay Puntland u hoos tagi jiray waxana Bilkastaba Maamulka Garoowe uu ka helaa dhaqaale aad u badan oo guud ahaan bulshadda Gobalka Mudug ay ka ooman tahay, damac Galmudug ee Garoonka ayaa ah talaabo adag oo ay suurto gal tahay in dagaal ka dhaco u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland


[audio:http://allssc.com/wp-content/uploads/2012/03/Madaxweyne-Caalim-oo-si-adag-u-hadlay.mp3]

 

allssc@hotmail.com

info@allssc.com

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

57 Comments

  1. axmed yare March 26, 2012 at 5:43 pm - Reply

    GAROONKA WAA LAWADA LEEYHAY, MARKAA IN NIN GURIGII LOOGU MAGAC DARO NINKALE WAA DHIBAATO WEYN…

    CABIDLLAAHI YUSUF, SIYAASI SOMALIYEED BUU AHAA, LAAKIIN, REER UUN BUU DANTIISA WADAY…MARKAA,

    GALMUDUG WAY KU SAXSANTAHAY ARINTAN IYADA AH.

  2. jamac March 26, 2012 at 6:49 pm - Reply

    c/lahi yuusuf majerten weeye marka anagu majeerteen manihin ee faroole garawe ha ku maamuuso no gaalgacyo

    • afka haji March 26, 2012 at 8:02 pm - Reply

      walaal waad qaldan tahay.qabiil ayaad ku waalatay Uganda waxaa ku wado ala yiraahdo jaale siyaad.bal isweydii yaa adiga kuu fasaxey garoonka kubada cagta galkacyo cabdullaahi ciise.cabdullaahi yuusuf madaxweyne soomaaliyeed meelkasta oo soomaaliya ka mid ah ayaa lagu magacaabi karaa.waad inaad raali galin kabixisaan hadalka idinka soo yeeray. idinka oo waxba ka qaban karin magacbixinta.

    • puntland owner of galkio March 28, 2012 at 11:01 am - Reply

      kkkkkkkkkkkkkkk waa majeerteen xoolo xoolo dhalay waa lala wareegi maxaad ula wareegi wayday markaan caalim niri ka duuli maysid een celinay ee gaarigi cadaa ee UN ka ku soo dhuuntay ee maalin dhan UN ku puntland ka baryayen in uu ka duulo war hadad tabar hayso maadan dayseen Midda kale c/lahi in aad madykiisa xustaa kugu waajib ah waa ninki adoo dagaari lagaa cayrsaday oo dacaska afka ku sito ku soo celiyay oo ku yiri gaalkacyo imaw xoolo walahi in la oran waabaa niman halkan daganayaayeen war tabartaada aqoonso neefyahaw

  3. ali March 26, 2012 at 7:17 pm - Reply

    sharif axmed waa doqon aan siyaasada aqoon marka dadka in uu qaar rali galiyo ayuu raba awaayo doorasho ayuu karabaa, nimankaan reer puntland lakin wuu ceeboobay. in uuceeboobo waa ucaado

  4. ali March 26, 2012 at 7:25 pm - Reply

    xataa ma istaahilo in maqaayad lagu magacaabo, airpor iska daaye , mida kale hadii danbiilihii uu mudan yahay in la buubuuniyo goorma ayey somaaliya dulmiga ka baxaysaa?

  5. hussein March 26, 2012 at 7:27 pm - Reply

    ASC, aniga labada qolo ee G.kacyo wada dega midna ma ahi, laakin waxaan ka warqabaa garoonka in Puntland gacanta ku hayso iyo inta badan magaalada, marka xaafadda baraxley hadii la iidinku yimado waa la idinka gar daran yahay.

    laakiin garoonka ilaahay xagii hadii aan u hadlayno nimankaas ayaa weligiis haystay, midda kale Waa masuul somaaliyeed oo wadanka wax u qabtay waa lagu magacaabi karaa garoonka iska daaye G.kacyo oo dhan maxaa ku jaban.

  6. abdullahi March 26, 2012 at 7:33 pm - Reply

    waxay ila thay in lagu maa muso cabdullahi yuususf dhulka muslimka maxaa yeelay islamka iyo ahalkisba cadaw ayuu ku ahaa sidas aw geed waa khalad mana mudna in loogu magac daro.
    tankale maxa diiday in loogu magacdaro cabdullahi ciise allaha u naxaristee ama janaraal ceydiid oo labaduba la diriray cadawga diinta dadka iyo dalka . masa waxaa ka xaqleh kuwa ibsaday dalka taasi ma aqbali doono waan khalad

  7. cabaas March 26, 2012 at 7:37 pm - Reply

    c/lahi yusuf waa mujrim taariikhda somaliya mugdi ka galay mana haboonayn in loo dhigo aas qaran. qof kasta oo wadanka iyo shacabka somaliyeed dambi ka gala hadii loo maamuusu sidaas waxey u ekaaneysaa in la dhiiri galinayo dambiilayasha taasna waxay aheyt khiyaano qaran oo cadeyneysa sida shariif daba dhilif ugu yahay majeerteen.
    waana ku amaanayaa shacabka galmudud sida ay arinta magaca garoonka ay gaashaanka ugu dhufteen

  8. faarax shirwac March 26, 2012 at 7:38 pm - Reply

    War dhulbahante ma jeerteen ayaad ku khafiifteen garoonka gaalkacyo waxaa leh c/laahi yuusuf dhaawicii isaaq idinka laayayna waxaa loogu qaaraantaa gaalkacyo dhulbahantaw dib wax u fiiriya

    • faarax shirwac March 26, 2012 at 7:41 pm - Reply

      Garoonka Gaalkacyaad sheegaysaa waxaa loogu magac darayaa ahdaan rabno xaafada galmudug dagantahay dad aan haysano oo aan gumaysano ayaad wax ka dhigaysaan caalimka madaxwaynaha ah ayaa u diidnaa mararka qaar in uu garoonka ka dhoofo damiin shiikh shariif ayuu ku dhoofaaa siilka saada calina wax uu qoray waxba u arki mayno

  9. xasan March 26, 2012 at 7:45 pm - Reply

    waa wax lag naxo mantay oo lajoogo qarnigii kaw iyo labatamaad in mar labaad dadka cadaqga u shaqeeyay geesiyaal nalookaga dhigo. qarnigii lasoo dhaafa y cumar samatar ayaa loogu magac deray iskuulkii ugu cansana galkacyo cumar wuxuu ahaa jaasuus itoobiya asaa geesi loogu magac deray mar labad mantay in aan cabdullahi yuususf ugu magac darno oo waxaw aha an wada garanayno garoonka gaalkacyo miyay naqabataa ?
    taas waa nasiib daro iyo fahamyari weli kamooqata dadka degaanka. aaween kuwii halgama yaasha aha sidi cabdullahi ciisi miayawsan kasharaf badneeyn cumuar samatar, maxaa diiday in loogu magacdaro garoonka meeyaya janankii miyawsan kasharaf badneeyn cabdullahi yuususf maxaa diiday in loogu magac daro . tolaw hadan aqbalno tan maxaa ku xigi doona ? ilaahay cadawga umada fahamsii

    • Wanka Mudug March 27, 2012 at 3:13 pm - Reply

      Adeer kuwaad Sheegayso waxay ahaayeen LAANGAAB, ragaan meelaha loogu magacdarayna waa LAANDHEERE, marka hore baa la yiri LAANGAAB WAA AHLU NAAR, adeer marka iska daa calaalcalka, maxaa cabdulahi ciise loogu magacdari waayay, ama jeneral Caydiid,

      Haddii meel cid loogu magacdarayo Cidaan MJ ahayn kama hadli karto waad aragtaa garoonka Muqdisho Anigaa Magaca u bixiyay cidna kalama tashan,

      Marka magac bixinta Anigaa iska leh, Qof aan Raali ka ahay iyo Qof MJ ah baa meel loogu magac darikaraa.

  10. c/qaadir March 26, 2012 at 8:21 pm - Reply

    waa yaab tana mana sugeysay war waxaan halays raaciyo oo xaafada ay joogaana halaga saaro madaxweyne c/laahi yuusuf sow ma aheyn ninkii dejiyay reerkaan meesha

  11. Sanka March 26, 2012 at 8:42 pm - Reply

    heheheh hahahah …… iska hadloow ina igare… wacade waa aduunyo si kale ah maanta haddii caalin lee yahay garoonka in Geesigii waynaa Cabdullaahi Yusuf loogu magac daro raali kama nihin kkkkkk.

    Su’aashu waxay tahay : HORTA YAA KU WAYDIINAYA MASE ISTAAHISHAA MEEL AAD MARTI KU TAHAY IN WAX LAGAA WAYDIIYO MR. CAALINOW . HHEHEHEHEH HAHAHAHHAH.

  12. Duraan March 26, 2012 at 9:00 pm - Reply

    Asalaama calaykum saaxiibayaal, waxaad ogaataan in magaalda u jid dhexmaro kana degan yihiin reerahaas dhanka waqooyi ee jidkaas, Galmudugna dhanka koofureed, wax walba oo ku yaalay dhanka waqooyi pugland ayaa is laheysiisay, kuba soco sidaas, su’aashu waa maxaa kayaal kan koofureed? Waa qori caaradiis, ama dib hala iskugu noqdoo qaab wanaagsan wixii qaranku lahaa haloo qeybsado. Hantida qaran ee waqooyiga gaalkacyo waa in Galmudug qeybtoodii la siiyaa, Maya Maya dhahoo meeshiina ku ekaada. Wixii dhankiina maray Allaha idiin calfo. Wixii intaas dhaafsani adeer waa daandaansi,
    Wabilaahi towfiiq. Bye

  13. warsame March 26, 2012 at 9:21 pm - Reply

    walaal waxaan layaabanahay waxaa aad ugu hinaasineysaan galmudug hadii faroole aad u aragtaan nin xun ma puntland dhan baad unacdeen oo uga raacdeen galmudug ninkaad kaba katolaneyso kuwiisaa la fiirshaa galmudug garoon iska daaye guri fiiqan laguma aamini karo

  14. yusuf March 26, 2012 at 9:36 pm - Reply

    majeerteen hadaa loo yaabaa oo ay bad galeen garoonku xaga galmudugbuu ku yaal waana in galmudug xoogg kula wareegtaa hadii boodhka garoonka loogu magacdaro magaca dhiigyacab cabilaahi yusuf oo ah ninkii ugu horeeyey abid ee xarunta somalia xabashi keena oo ay gidaar walba ku xaareen.

  15. galkacyo boy March 26, 2012 at 9:37 pm - Reply

    Reer buuhoodlow, idinkaa tiina niga badantahay oo ceelashiinii biyaha Somaliland idiin diidayee maxaa niga galay gaalkacyo aydan aqoon sidaasa u laheyn?? hal su;aal ayaa ni weydiinayaa hadaad Puntland ama MJ sidaa u nacebtihiin dhulmahantihiina kalshaale, meygaagle, hagoogane, ballihadhac, yagoori, widhwidh Somaliland kasoo qaxineyso oo gaalkacyo sanadahanba ka tuugsanayey maxay huteeladeena iyo xafadaheena inaadeer harti harti ula dhex wareegayaan oo dhankaa baraxleey u degi waayeen???? gabdhaha dhulbahante galmugug waa jeclnahay (laakiin meel ay joogaan waa kudaafad bahalo galeen ee lama noolaan karno) wax meel wada mari kara ma’ahan.

  16. maxamed March 26, 2012 at 9:43 pm - Reply

    Fadlan iska daaya caadifadda qabiilka – cabdullahi ciise waa halyay soamliyeed ma aha qabiil ee sharafta ha ka qaadina , wuxuu istaahila in loogu magac daro meel walba – anigu kismayo ayaan ka imid , sharf bay tahay in garoonka kimayo loo bixiyo

  17. geele March 26, 2012 at 10:41 pm - Reply

    garoonka iyo gaalkacyaba adigoo banaanka kajooga oo aan dagaarina fadhiyo docolna fadhiyo walibana aan 6 bilood wargalao iyo himo fadhiyo baad heshiis lawada gaaray kusoo degtay iskadaa gaalkacyee dhulkaas aan tilmaamay iskay uga soo tagay marka garoonka iyo gaalkacyo awalba faataxo kumaana joogine baraxley ku ekow iyadaa kuu danee hadii kale magaaladaan isku balaarinayaa sidaadiibaan wargalo iyo dagaari iyo docol kaa fariisan

  18. dhirbaxawayne March 26, 2012 at 11:23 pm - Reply

    Sax waa hadal macquul ah gaalkacayo waa magaalo ay wada dagaan qabiilo farabadan oo soomaaliyeed sida 1) madhibaan 2) majeerteen 3) laylkase 4) awrtableh 5) dir 6) habargidir 7) mareexaan 8) iyo intaas oo kale oo qbiilo soomaaliyeed sidee hal qabiil nin ka dhashay lowgu magac dari karaa garoon ka dhexeeya 10 qabiil macquul ma aha majeerteenow joojiyo nacasnimada iyo saqajaanimada aad umada ku haysaan

  19. Qaali March 26, 2012 at 11:37 pm - Reply

    waa qalad faroole in magalao la wada dego uu u baxsano inaaderki , ha u baxsado burtinle ama garoowe garoon nada ku yaal

  20. Kadiye March 27, 2012 at 12:27 am - Reply

    dhulka sacad haday moodeen faroole iyo eheladiisa inay xalaashadeen waa lays arkin bal horta garoonka ha loo soo wareejiyo dhankayaga ee gal mudug mana aqbalayno siyaasada iyo hoosaasinta majeerteen .
    waxay wax badan u dhibeen sharaftayadii iyo magacayagii .
    waa in laga tashadaa abgaal iyo majeerteen.

  21. aniga March 27, 2012 at 3:06 am - Reply

    Ha fiirrin magaca shaqsi eer fiiri darajada madaxwanye ..Cabdullahi Yusuf allaha u naxariistee wuxuu ahaa Madaxwanye soomaliyeed..oo soo halgamay..kuna dhasay Gallkacyo….sharaf bay galmudug and puntland and somalia u tahay in lagu magac daro….Muqdisho Adan Ade Airport ..Cabdullahi Yusuf qoraalkiisa baa loogu magac daray…Kawaran haddi aan iraahdo …Janeral Duad baa ka magac waynaa ….Muqdisho waxaa la samaynayaa jid and school looga magac daro Cabdullahi Yuusuf…Schoolada Galkacyo and inta kale ee somalia waa in loog amagac daro. Maanta Shabaab baa somali ka talin lahaa haddi uusan Cabdulahi Yusuf so halgamin….dowlad federal ahna soo dhisin

  22. sacad caaadi maaha March 27, 2012 at 4:58 am - Reply

    sacadooow hadii garoonka gaalkacyo lagu magacaabo cabdulaahi yuuusuf ma dhibaaa ilaaheey amarkiis somali waxaa qasaya majeerteen iyo sacad war garoon nin lagu magacaabay armaa intaa hub isu qaataaaan is jishaan calaa garoon nin lagu magacaabay walee rer gaal kacyood waa dadka ugu jaahishan somali inteey is leeyihiin midba mid kale iska celi ayay dhiig bini aadam wada qabaan war dhiiga muslimka wa xaaraam aaway culumadii somaliyeed dadkaan degan mudug diinta hala baro dhiiga ku qabeesta nin kii wax laayo mudug wuxuu ka yahay libaax libaaax dhalay caku iyo jaahilnimo waxan sugnaa wa idinkoo garoonkaa isku laayo markaas jaahilnimadiina oo saxiix ah markaas ayay cadaanaysaa waaana ogahay inaa isku laay doontaan ileen qofka jaahilka ah xoolaha wax ma dhaamo REER MUDUG DIINTA BARTA WALEEE QOF MUSLIM AH OO LA DILAA INAAN LIBAAX LAGU NOQONAYN EE ISKA DAAYA DHIIG KARKA GAROONKAANA KU HISHIIYA

    • Wiil Majeerteen March 28, 2012 at 8:05 am - Reply

      Waxaan soo xasuustay gabay uu mariyay allaha u raxmadee mujaahidkii shahiiday ee Khaliif Shiikh Maxamuud 1980 uu kaga waramayay majerten hadiyayada ilaahi u gartay oo ah haybadnimo, halyeynimo, iyo magac dheer oo aabahood ka dhaxleen.

      Waxba yaan hadalka badine ku soo dhawaada gabaygii Khaliif sheikh tiriyay32 sano ka hor oo ah da’dii uu ku dhintay in le’eg oo ahayd 32 sano.

      Jabhadooy hanuunsani ilaah horay idiin qaadye
      Hilinkaan marayniyo wada lagu hadafaayo
      Haloosiga hadaad haysataan heedadaw ma leh

      Waxa hiil ilaah hela ninkii diida heeryada’e
      Ma habaabo ruuxii jid khayr ku hardafaayaaye
      Ku hagaaga heelladaad rabtaan waa hayaan kulule

      Duulyahow hanuunsani xaqaad ku harjadaysaane
      Shacabkii hagaasaad rabtaan inuu hanaadaaye
      Habkii nabigu soo hayn jiraad ku hardafaysaane

      Rabbi baa hubiyo xoogleh iyo heegan daafaca’e
      Isagaa ciduu ku harqiyaa wada haftaaniine
      Hororkii Afweyniyo raxmaan kala hujuun weyne

      Haawiye lagee waa nimaan talada hoosayne
      Goortuu dariiqii hufnaa ka hadfayoo leexday
      Hareeraha haduu dhugan lahaa kama hallaabeene

      Balse inuu habaar waalid qabo hadina soo fuushay
      Boqorkaa hawada neefta iyo hariyo ceel siiyay
      Misna caafimaadka u hayuu la hardamaayaaye

      Boqorkaas khalqiga uumayoo samada heehawshey
      Iyo huruuf weynow siyaad haatan waw dirire
      Labadooda kii goolka hela la hubsandooneeye

      Rabbigaas baddaaas Hawleh iyo hirarka abuuray
      Iyo kuu candhuuf hibitiqeed hooyo kaga beeray
      Ninba kuu isagu hoos galuu waajibkiis heline

      Rabbigaas daruur hogola iyo gibilka noo hoorshey
      Ee danab hilaacaaya iyo higilka soo saaray
      Iyo kuu hanti u leeyahay haybad kala roone

      Rabigaaas dhulkaas hawdka iyo heeladka abuuray
      Oo buurahaas heega dheer nagu hareereeyay
      Hadalkiisa kii beeniyaa hoogey aakhiro’e

      Hayeeshee hidaaayada ilaah idin haleelsiiyay
      In jahaadka loo haajiraa way haboon tahaye
      Inaad horin islaameed tihiin haatuf noo weriye

      Duulkii naftooda hurow hurise duulaane
      Hadday hogo kulayl tahay ilaah harac idiin waabye
      Hambalyiyo salaaniyo ducaan idinku heeraaray

      Shir hagoogan maantii hadii harawa loo jooogo
      Hiddishaala hooshaar gobeed hadiyo keenkeenka
      Hoodaad u leedihiin inaad wada hobshaysaane

      Hablaha sida haldhaagii timaa halab la moodaayo
      Oo aan sidii hunuf gedood hogofyo loo yeelin
      Hoodaad u leedihiin inaad wada hoyaaddaane

      Haddii sahanku hiirtii kacoo socodka loo haabto
      Iyadoo habeen iyo dharaar habaqle loo joogo
      Hoodaad u leedihiiin inaad hawl u korataane

      Iyadoo harraad iyo asqaw hayjad lagu oomay
      Ee milic hiraahiria iyo halac ku leefaayo
      Hoodaad u leedihiin inaad kala har-diidaane

      Idinkoo hamuun qaba hadii weerar la habeeyo
      Marka nacasku habasoobo oo luqunta hoodaansho
      Hoodaad u leedihiin inaydaan hunguriyoone

      Kumanyaal hammuudaa jiroo soo hinaas tegaye
      Hammi iyo halaagiyo garnayl lagu habaaseeyey
      Hoodaad u leedihiin inay la huddmaanniine

      Goorey harkii tahay haddii la isku haab haabto
      Hirrig laguma dhuuntee haday goobtu haar noqoto
      Hoodaan u leedihiin inaad HIILLAN dirirtaane

      Hilfahaad u qaadaan sidii geel libaax helaye
      Hantaawilifka gaaraa dhamaan luguhu hoolmaane
      Hoodey u leeyihiin inay hababaq leeyaane

      Sidii aar halaaqoonayaad ugu hingootaane
      Hansadiinaa yeeraysa iyo ficil haleelkiina
      Hoodaad u leedihiin inaan layska hayn karine

      Marse hadii halkaad hiil dhigtaan la hollin waayaayo
      Ee uu cadow idin handaday dan u huleelaayo
      Hoodaad u leedihiin inaad nagu hirqaadaane

      Hanqar dhacay sidiis meel rasaas holac ka duulaayo
      Baaruud hugmaysiyo dagaal hadaw ka qiiqaayo
      Hoodaad u leedihiin inaad nagu hirqaadaane

      Hagihagi colaadeed haddii rag isu heensaysto
      Hinqis laysu soo galay hadii sumuc hinraagaayo
      Hoodaad u leedihiin inay haadu carartaaye

      Habarwacasho maantay tahoo rag is huruufaayo
      Hebel yaa la haayey haddii hanad ku luuqeeyo
      Hoodaad u leedihiin inaad guuul la hoyataane

      Habqan laysu soo ururiyaa nama hawaystaane
      Malaa’igo u sii heellan baa sii haraatiyo’e
      Hoodaan uleedihiin inay baqo hudeecaane

      Ninkastoo hormuud ihi wuxu soo hambaabacaba
      Hungurigiina goortuu arkay hadi salaaxdaaye
      Hoodaad u leedihiin inuu dib u hulaabtaaaye

      Hadafkiyo halhayskeenu waa yaa allaahuda’e
      Idinkoo shahaadada hayaad keebka hanataane
      Hoodaad u leedihiin inaad ku hiddi-waastaane

      Madfac haawisa ah iyo mootar idinku soo hoobtay
      Fulay baa humbaalaynayee geesi haara lehe
      Hoodaad u leedihiin inaad kala hartaaniiine

      Suuggoo hamaansaday haddii meydku habaqleeyo
      Goob sida heego fiid dhiigu hibi tiqlaynaayo
      Hoodaad u leedihiin inaad hilib ka reebtaane

      Liishaan hummaatiya haddii la isku hayl haylo
      Iyadoo hayoy iyo hayoy la isku hoosaasey
      Hoodaad u leedihiin inaad libin ku heestaane

      Talliskii halligan baa waqqii hoosha aadmiga’e
      Hibadii dadweynaha wuxuu ka hodmanaadaaba
      Haruubkood inuu buuxsamaa haatan waaqac ahe

      Goortuu hanqaaaraha ku yaal yarehe hoomaayey
      Ee uu hanjabi waayay buu soo hantaatacaye
      Hoodaaad u leedihiin inaad habaq ka siisaane

      Gacan hoorsayaa ama indhaha ka hambariiryaaba
      Heshiis nagama suurtoobi karo jaahil huura lehe
      WEYNOO HALKII IYO INAAN XAQA HORSEEDNAAYE

      Gabaygan inkastoo mujaahidku goor hore tirshey hadana waxaa igu kalifay inaan soo xigto Majerten oo cidaha liitaa damac ka galay inay la miisaan noqdaan, waxaannse oran lahaa Kelmadii CIsmaan Yuusuf Keenadiid ee ahayd” annagayba na caayayaan cidaha liitaaye”
      Marka MJ waa boqortooyo xataaa seyidku ku sheegii dambiilaha ahaa u diiday wuxuu damacsanaa oo ah dadka inu dagaal been been ah ku hoosaasiyo bal ufiirso Dhulbahantihii tirada badnaa ee uu nag ka dhigay maantana isaaq magan u ah.
      Ugu dambayntii C/llaahi Yuusuf wuxuu u dhigmaa Cali Yuusuf Suldaankii Hobyood oo Sacad intay damceen inay xukukiisa diidaan rasaaas ka waraaabiyay waa markay baxday halhays kiii caanka ahaa ee ahaa:

      Araga dhuusaa laysay arkabda soo qooya
      Oo ay uga jeedeen ragii xabad baa dishay oo u haysten in kabad la qooyay xabadu celinkarto.

  23. Abdirahmaan March 27, 2012 at 5:07 am - Reply

    Asc wrwb horta nin dhintey in wax laga shegaa wa qalad lakiin waxa la yaab leh nimankan puntland la dhaho wali ma barasho aa nagu balaban wa lays yaqaan dagaal haduu dhaco nimankii dhabarka jedin jirey baa tihiin sow isma ogidin waxa tihiin faroole oo gurigiisu garoowe gurigiisu ku yalo yuusan idinka walan dadku nabad bay ku wada noladaan hadaa didiin walahi cadiim dagaal wa is naqaa waxaa ka heshiin wax ha naga siinina… bye’

  24. nuurto March 27, 2012 at 5:46 am - Reply

    marka hore akhyaarta waan idin salaamey hadaan fikirkeyga kadhiibto waa wax lagu farxo in airporka magacaas loo bixiyaa waxaan dhihi lahaa dadkaan hadlayaa horta aniga ma jecli in aan qof ama qabiil wax kasheego w laakiin run hadii laga hadlo aniga waxaan dhihi lahaa reer baraxley walaalayaal howshaas idiima taalo waayo markaad 1991 galkacyo soo waararteen ee madfaca aad la dhacdeen baad meelkasta gubteen meeshaa soo gashaana waa saa somalina idinkaa halkaasdhigey waayo 1991 markaad dagaalka bilowdeen baa talo idiintaaley hadaad madax wadanka ka noqon laheydeen saa maanta leyskuma cuneyn waxaase noqoteen calaf laawiin oo ciyaaladii leyseen gabdhihii kufsateen waxmagarad saad dhaheysaan airpor war aamusa waligiin arki meysaan airpor mana uqalantaa xataa in aad ka dhooftaane

  25. Mahdi March 27, 2012 at 8:28 am - Reply

    hehehehe

  26. runsheeg March 27, 2012 at 8:42 am - Reply

    Waxaa iga su’aal ah Majeerteen maxaa umadda somaliyeed ka soocay, ma waxay moodeen in ay ka sharaf badan yihiin Qabiilada kale ee somaliyeed? Abgaal madax kasta oo soo marta waa in ay hoostagaan majeerteenn oo gumeysi kasta garab ku siiya in wadanka iyo diinta iyo dadkaba la dhibo. Tusaale Ali Yusuf iy Talyaanigi. C/di samatar iyo Habashidii , Abdulahi Yusuf iyo Xabashii. Markaas yaa Jen. Aideed oo la dagaalamey Qurunada midoowbay la sheegin,, Cabdullahi Isse oo aha Figure head la raba in aan la xusin. never ever waa inta aan soo jeesay ee yaa colaad la hurin si aysan mar dambe u dhicin nusqiyaamihii hore ee majeerten ku dhacay ee galkacyo abgaal idiin soo gurman mahayaane

  27. Puntlander March 27, 2012 at 9:02 am - Reply

    Wale waan ka jawaabi lahaa haduu nin Sacad ah qoray maqaalkaan. Waa dad geeri iyo nolol na dhex taal.
    Laakiin nin caasimadiisi xoog qabiil la mid ah uga hesyso waxaan uga jawaabo waa gardaro iyo ku digasho.
    Soomaliya waligeed geel beey kala dhici jirtay, reerki geel inta laga dhaco hadana loogu daro in ceelashuu biyaha ka cabi lahaa laga fariisto, baa rag ugu liita. Maanta geel la iskama dhaco ee dhul baa la isaga qaadaa qori caaradii. Qofkii dhul uu lahaa ka maqan yahay baa ciil qaba. Ciil qaboow cadaabta gal!!!!

  28. Raascaseeyr boy March 27, 2012 at 9:07 am - Reply

    Kalmudug iyada ayaa la leeyahay ee maxay garoon kaga hadashaa war hoow dadka ha isku dirina walaahi barqo cad ayaa ladinka saarayaa gabi ahaan markaad mijaha meel la hesheen ayaad madaxa meel la dooneysaan fuck galmudug

  29. BOQORKIINA AAD KU QASBAN TIHIIN March 27, 2012 at 10:47 am - Reply

    Warka gabagabdiisa ma idiin siiyaa CABDULAAHI YUUSUF alaha u naxariistee geesi wadani ah buu ahaa waana ku qasban tihiin wasaqyaheey inaad adeerkiin alaha u naxartiisto dhahdaan.
    Mida kale yaa wax idiinka weydiinaya gaalkacyo garoonkeeda yaase moodeen inuu ka dhashay marxuumka ,war ninkaa wuxuu ka soo jeedaa qabiilka soomaali oo dhan wax ka qaadi weysay ee MAJEERTEEN WEYNE ,,,,ILAAHAA WEYNEE ,,,marka ufta qarsada kuwiina mooryaanta ah kuwan daaroodka ahna rag waa is yaqaan , waxba muraayadan haku daba gambanina.

  30. faysal gadhiq March 27, 2012 at 11:06 am - Reply

    25-37

  31. Cabdi?badhan March 27, 2012 at 11:10 am - Reply

    Madaxweyne qaran hadduu qofku gaadho.. maamuus qaran ayuu mudan yahay.. meelkasta oo ka mid ah dhulka qaranka Somaliyeed ayaa loogu magac dari karaa isagoon loo eegin cidda iyo gobolka uu ka soo jeedo…
    Jahli iyo badownimo ayaa Somali ka dhigay kuwo jiran oo xaasid ah ah..
    Waxaan ka rajeynayaa waxgaradka Galmudug in ay raali gelin ka bixiyaan deelqaafka ka Soo yeedhay Madaxweyne Caalin… Galmudug Ummad qaranka ka mid ah ayaa degan sidaa darteed waa in ay tixgeliyaan madaxda qaranka oo sharfaan,

  32. cabdulaahi xaji March 27, 2012 at 12:01 pm - Reply

    waxan layabanahay ninka khabarkaan liita soogaliyay meesha, xaqiiqdu kafog sad wax usheegaysid hadii aad aragtid qof si qaldan wax usheegayana lama soo galiyee soo xaqiijiso, marka 1aad: garoonka diyaradaha gaalakcyo somalia oo dhan buu ka dhexeeyaa 2: haddii ay noqoto xagee ku yaalaa adeer kuma yaal xero galmudug mana taqaan dhulka anigaa aabahay bixiyay oo sabraloogadii dawladii mileteriga lagu siiyay waa haynaa.. 3: madaxwayne shariif oo ah madaxwayne somaliyeed ayaa kudhawaaqay arinatas ee ninkii faroole neceb amaba doon doonaya faroole hadoonto wuuyaqaan meeshuu jiree. 4: xanunka iyo qabyaalada iyo kala saarsaarka umada soomaaliyeed iyo xasarada iska daaya oo isku keenida iyo midaynta qaranka laguma gaaro qabiil ee halaga xishoodo webkaan magaca uu wato iyo sida wax loogu soo qoro isma leh ee dib halooga fiirsado.

  33. Wiil majeertin March 27, 2012 at 12:27 pm - Reply

    Kkkkkkkkkkk wale wa yaab,horta ilaahey ha unaxaristo marxumke iyo madaxweynihi janada fardowsana haka waraabsho carabto waxay ku maahmaahda kheyr ha sameyn shar kuma yimade mantana ma tana keentin sow ma ogidin in marxumku allaha unaxariste o isago mesha idin so dajiyey tan labaadna maydan ogeyn inu yahay nin majeertin ah yahay dhulkuna dhul somaliyeed yahay majeertina aabihin yihin maxad khayaliga isugu shekeyneysan sidi awalba bosaso leydinka so tarxilay ba hadana baraxley leydinka tarxilinaya awalba siyasad ba leydinku so dajiyey e saad is mudin inaad ledihin war nimankad haysatan wa majeertin aabayashin galmudug ba shegeysan e ila iyo somalia banu madaxdina farta ugu yeerna marka wareerka iyo walida iska daaya hadde kale xiryo qaxoti ba filinkino ku dhamanaya.

  34. said March 27, 2012 at 1:46 pm - Reply

    Heerka aad maraysaan maantey faroole ayaa idin gaarsiiyay saa idinkoo xaafad kaliya ka taliya ayuu idinka dhigay dad balo ka dhacday..hadaan nahay dadka reer mudug gaar ahaan puntland colaad uma qabno walaalaheen gal-mudug lkn waa ayaga waxa had iyo jeere raadi-raadiya qiil ay ku abuuraan qalalaaso…dagaal hadaad diyaar latihiin dee sheegta hadii aad nabad rabtaana sheegta lkn garoonkaas cabdulaahi yusuf ayaa leh waana loogu magac daray.. ee geedkaan gaartaan miro ka goosta

  35. maxamed March 27, 2012 at 2:16 pm - Reply

    scwrb hadal badan wax ma taro mj waligoodba dagaal hadii la galo xabada waxeeey uga dhacdaa barida marka idinka bal garoonka magaca yeey hadaad ku qortan sacad danbe magaciisa ma jiro sacad waa geesiyada soomaliya waxaana ka dhashay geeisiga africa aduunka odhan ba laga yaqan mj iyo mudulood isa so kaashada bal sacad wuxu maya dhaho wa maya in abdulahi yeey oo wadani aheen caasimada kenay ithiopia lagu qoro garoonka galkcyo waa calaacashoo timo kaso baxday ee ha is dalina

  36. ali March 27, 2012 at 3:39 pm - Reply

    SCW
    Allaha u naxasiisto intii muslim ah oo dhimatay, annagana gadaashood ilaah inama fitneeyo. Amiin.c/laahi ciise waxuu ahaa muwaadan somaliyed oo qadarin mudan waxaana lagu magac daray G stadium).kumana dhalan gobalka oo AFGOOYE ayuu ku dhashay.meel kastaana lagu macabi karaa OOHINTA ORGIGA KAWEYN.
    c/laahi yusuf waxuu ahaa muwaadin somaliyed oo qadarin mudan waxana lagu magac daray (G airport) gobalkuuna ku dhashay.

  37. suujino March 27, 2012 at 3:51 pm - Reply

    ummadd gormeey dad noqotaaa markeey dalkeeda ka fagarto, gal mudug iyo puntland labada dantooda mayaqanaan maxaa keenay in ay is ku qabsadaan airporm hadii puntland ay tiri calaahi yusuf airport ayaa faka ka hhesta galmudug may dhado m,f caydiid airport radiyaha ka shegaa tvgana ka hadla marka sidaa haloo kala joogo madaxda galmudug markeey soo degssowaa ceydiid airport markey madaxda puntland soo degeeso waa claahi yuusf airport talowaa taas ee dagaal talo ma aha, caaqil suujino dk

  38. Xasan yare 2012 March 27, 2012 at 3:51 pm - Reply

    Subxaanalaah.

    20 sano kadib, Soomaali wali waa sideedii iyo caqli xumadeedii. Nin walibow ogoow qabri 2 mitir ah baa kaa danbeeya, walaahaan lagu weydiineyn C/lahi yusuf iyo C/lahi Ciise ee waxaa lagu weydiin doonaan taada iyo maxaad soo shaqeysatay. Marka qabiilka iyo aflagaadada ka waantooba ee Ilahey ka cabsada.

  39. ali March 27, 2012 at 4:07 pm - Reply

    mida xigta c/laahi yusuf GEEDKII NABADA UU BEERAY AYAA LA HOOS HARSADAA MAANTA. JAZAKUMULLAH KHAIRAN . MAANTA AYEY ANFACEY SAA QOFKII DADKIISA IYO DALKIISA WAX TARA . TAN XIGTAM CAYDIID DABKUU SHIDAY BAA LABAQTIIN LAYAHAY 21 KADIB MAXUU U QABTAYNA DADKIISA IYO DALKIISA SOO SHEEGA? SIDUU KU DHINTAYNA WAA LA OGAA ( nacayb qabiil, boob iyo dhac dadka shacabka ah) .MARXUUMKA ISGANA ILAAH HAWGA MEEL BIXIYO.

  40. daraawiishta duusha March 27, 2012 at 4:33 pm - Reply

    kkkkkk waraa ragaa aad wada magacaabaysaan ,waarag wada dhintay ,markaa nindhintay dadkumajiro,,, lkn afdhamiijo ,ama wadeeco ninba suu iyaqaano webebkuna uyaqaaniin firdhiye ,hadee ninkaasi isku dirbuu wadaa ,,aar ninwaalan tolkiibaa qabsadee ,har hadee tolkii may qabsadaan ,oo xidh xidhaan kk, nacasku wax walba kadaman (dhegweyn) markuu hadlayoo meelahaa qosolbaa iga qabta, oo run ah…kkkkkkkkk labada beelood ee walaalahaa ee wada dega meesha waxaan oran lahaa ,yaan dab dhexdiina lagashidin …..futa ku xaarlayaasha webka wax ka sheeg sheegayana ,dabadaa idinqaawane ,dabadiina soo asturta ,oo awliyada iyo madaxdiina hasoo hadal qaadinina…kk

  41. Abdisalan March 27, 2012 at 4:50 pm - Reply

    Dhabayaco hadii ay warka badiyaan waxaanu qaadi doonaa dagaalkii Nus qiyaamo ,waana taqaaniin dagaalka sida looga adag yahay,xasuustana haku dareen Majeerteen maanta ma heystaan awoodii Dhulbahante,warsengeli

  42. MR SACAD March 27, 2012 at 5:19 pm - Reply

    Waa la yaab?

    MJ waa ogyihiin arintaas inaana yeelayn ee aan ka xigno anaan ka cayrino Gaalkacyo, sidaan horayba u samayn jirnay ee ay markaas ayagoo baahan nagu ooyaan. WALAAHI INAAN CID WAX IDIIN QABANAYSAA JIRIN MARKAAN MAAR IDIN KA WARAABINO. EE WAAGII HORE GABDHO WANAAGSAN BAAD NOO KEENTEEN OO NOO GUURISEENE, NEXT TIME MARKAAN IDIN DHARBAAXNO MAXAA KEENI DOONTAAN????KKKKKK MA FAROOLE, FORTUNATELY RAGA MA CUNO? KKKKK /// TAASI WAA KAFTAN SXBAYAAL MJ ARRINTAAS KA JOOGA WAAD NA GARANAYSAAN WALAAHI, WALAAHI SUMA WALAAHI WAAD QAXAYSAAN !!! HADAAD ISKU DAYDAAN INAA MUDANE DAMBIILE ITOOBIYAAN KEENE C/LAAHI KUMAAMUUSTAAN, GAROONKEENA AAD SIDA KUMEEL GAARKA AH NOOGU HAYSAAN DARUUFO JIRA AWGEED.
    TANAG U ALL

  43. WARSANGALI March 27, 2012 at 5:23 pm - Reply

    Ninka la baxay C/Salaan adigu is cadee horta oo meel ka soo bax kalshaale iyo biyaha lagaa haysto meel saar.. warsangali iyo MJ meel ma kala jiraan mana kala gayn kartid, reer galmudug iyo cidii ku taageersanba wax wax laga waydiinayo ma jirto magucuna waa sidii u baxay.

    dhulbahante walee cid ka caqli xun wali ma arag beri yaan la arkin marka isaaq ku soo dhirbaaxo adigoo la soo ordaya dhaawaca ilayn waan is naqaanaaye meel kale mahaysatid aan ahayn in Galkacyo aad keentid dhaawacaaga hadana cadaawad halkii ugu xumayd ayaad qabtaa… war wax intaa la dawaynayo oo loo gurmanayo oo hadan ciil qaba gun ilaa gun war wuxu gunsanaa..

  44. hasan March 27, 2012 at 7:27 pm - Reply

    asc aniga waxaan dhih ilahay garoonkasi waxaa is ka leh somaali qawiil malahn madaxdi wadanka boo kamid ahay waa madxweenhi soo laweey maxamed siyaad bare oo guri meel ka gadinin marka waad qaldantahin rere galmudig

  45. hasan March 27, 2012 at 7:31 pm - Reply

    asc mida kale rere galmuzig waxaan idan wedina idanka had baad noqoteen maawul gawaleed maxad karabtin garoonkan rere pudlan war dadow madaxdi wadank abaa magac u baxiyo joojiya bls

  46. faysal gadhiq March 27, 2012 at 7:59 pm - Reply

    ayay naf la caarigii ana nagu way rexeen oo diyaaradii na ag dhigteen kkkk

  47. geele March 27, 2012 at 9:31 pm - Reply

    sacadow gaalkacyo idinkaa banaanka kajoogay markii udanbaysay oo labada oday alaah yaa rxamu waa caydiid iyo cabdullahi heshiiska lagu soo wada degay anigu nin majeerteenaan ahay walibana cumar maxamuuda waxaan garanayaa barigii waan waanta lawaday baa ninma sacada waxay dhaheen war abaar baa lae nagu kacshaye dagaari oo ciidanka majeerteen fadhiyey bay dhaheen markay waan waantu bilaabatay naagaha iyo arigu hanooga cabeen markaasna dhowr bilod baanu waxaanu fadhinay oo sacad kaqabsanay wargalo iyo hilmo markay weerer soo qaadadaana maxabiis iyo taknikadooda qabsanayanay markii danbana iskayaanu uga soo baxnay wargalo iyo hilmo dagaari iyo wadada docol iyo airporka gaalkacyaanu joognay markaasaa laheshiiyey ciidankii majeerteenoo dagaari fadhiyey saasay uga soo baxeen xaafadoodiina uguyaraan 10 sano dad lama saarin oo saqafkaa kamaqnaa ilaa markii danbe aanu kuniri war meesha hadiina dadanayn waanu isku balaarinaynaa garoonkana hadana faataxo kuma joogno oo xoog baanu kujoognay iskkadaa garoonka iyo gaalkacyee wargalo hilmo dagaari docol kuli ciidankayagii majeerteen baa fadhiyey markii laheshiiye hadana waan kunoqon hadiina maraxley iimaansan oo aadan garoonkaan hadalkiisa day futo madoobe iam from jariiban xussuunow

  48. geele March 27, 2012 at 10:39 pm - Reply

    waxaa dhacday inshirkii garowe caalin markuu aadayey loo diiday inuu garoonka gaalkacyo kadhoofo marka nin isgauba marti ku ah markuu rabo inuu kadhoofo garoonka ma warbaahin laga hadlo buu kuyeelanayaa kaasi waa hadal malgiis galay buu ahaa fee dadka laga qaadaa laga qaadaa markuu dhoofayo ama soo degeyao markaan doonana waanu udiidnaa marka warbaahin wax laguma yeeshee hadalka malagiis galay iskadaaya dhaha odayga awalna nin fir fircoon maahaynn farooloo markay shiikh shariif ashayeen gaashaanbuursi ukaxaysata oo shariifka kula dirirayey baa aduunka baray gaalkacyana waa waa galkacyo geeluu halkuu ubadanyahay baa laysugu dheelmayaa oo gaalkacyo dhinaca puntland bay ubadantahay dantaanu lahayna caalin iyo waxa aan jirinoo galmudug layiraaho waanu ku gaarnay oo wakaas shariif wax walba oo danta puntland ahaa oo uu markii hore diidanaa hada ogolaaday hada wixii kadanbeeya waxaanu usoo jeensanaynaa sadiaanu gaalkacyo gumaratooraha puntland uwada maamuli lahaa tan garoonkana websiseyada akhira ilaa shalay wixii hay ado ama madax faderal ama puntland kadhoofayey waxay qorayeey hebal oo maantay kadhoofay cabdulaahi yuusuf intenational airport marka boorkiina waalagu dhajiyey maba garanayo nin waxuusan awoodeed lahayn leh ma ogiln muxuu hayaa oo laga idansadaa ama lagala tashadaa waa garoon puntland maamushee marka soo dagistiisa iyo dhoofkiisaa hada laysku haystaa ilaan albaab reerood oo uu marti kuyahay buu garaacayae baraxley baaba hada waqooyiga lagu soo darayaa sida hadaba sida dadban aanu umaamulnaanu hada toos ula wareegaynaa garoonkana howl uun dhamaatay iyo boor laqoray iyo magac baxay baad isku haysataane

  49. cilmi March 28, 2012 at 1:28 am - Reply

    Walaahi waa yaab, niman waaweyn oo sidii caruurtii isugu booteynayo. Soomaali waa fuleyo ayadaa isu geesi ah. war xishooda oo cadaawadan ha dhaxalsiinina ubadkiina.

  50. faysal gadhiq March 28, 2012 at 3:38 am - Reply

    ilaa la birooyo wanka wayn indhihiisu xidigaha ma arkaan alaahu akbar

  51. geele March 28, 2012 at 10:26 am - Reply

    keenadiiskii xukumi jiray oo hobyo fadhiyi jiray baanu hada ubixinaynaa xaafada baraxlay puntlnad iyo madaxweyne faroolaana howshaas fulinya niman xaafaday degenaayeen muran kujirto madaxwenahoodana maalmo uu ku xayirnaa garoonka inta loo diiday isagoo raba inuu dhoofo marka waxaad awood uleedahay baa ladiidaa wuuna iska yiri

  52. Curi March 28, 2012 at 1:01 pm - Reply

    ASC,

    Ciyalkan dhulbahante ee habowsan hadalkooda wax macno oo uuleyahay baanan jirin.

    Garoonka Galkacayo Waxaa iska leh ninkii maamulo asagaana siduu doona ka yeeli kara marka ciyaalka iska caytamaya iyo kuwaan Qabiil nacaybka ka buuxo waxba cidna ma yeeleysaan idinkaa is lugoynaya.

    Hadii Galmudug ay leedahay Garoon Cabdulahi yusuf International wax ha ka tarto, anigu qabiil iyo qofna caayi maayo lakiin hadii aad wax isku haysaan wakaas Garoonkiye idinkoo cabaadin wax ka qaada. magaalada marti ku tuhiin.
    Kuwa Madweynihi hore caayaya idinkaa danbi ka qaadaya, hadaa caqli leedihiin Danbi ha siyaadsanina

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>