Dhagayso Oo Maqal Wasiirka Beeraha Iyo Xananada Xoolaha Maxamed Maxamuud Xaji Ibraahim Oo Laaluusha Codsanaya Si Uu U Hor Istaago Khaatumo State (Dhagayso).

Muqdisho(Allssc):

Wasiirka B/ iyo Xanaanada Xoolaha isla markaasna ah Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha (DFKS) Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibrahim oo Laalush ku raba is-hortaga Aqoonsiga Khaatumo State of Somalia.

Waxaa umada Somaliyeed Fajac iyo la yaab ku noqotay Qaabka Noocan ah ee ay u shaqaynayaan Golaha Wasiirada Cabduwali Gaas oo ah kuwo aan Xishoodka iyo Masuuliyada ay hayaan dhinac iska dhigan isuna qaawiyay Xumaanta iyo Bililiqaysiga Hantida Qaranka iyo kala fogaynta Bulshada Soomaaliyeed.

Waxaa Khasaara ah in loogu yeedho Wasiiro Wasiiro ku xigeeno maadama ay u dhaqmayaan siyaabaha noocan oo kale ah kadib markii aan aragnay  Wasiirka Gaashaandhiga iyo hadaladiisii qaawanaa  iyo Codsiga Laaluusha ee uu la badheeyey Wasiirka Beeraha iyo Xanaanda Xoolaha  ee ka mida Golaha Isbahaysiga Cabdiwali Gaas.

Bulshada Somaliyeed waxa ay is waydiinayaan Raga uu soo xushay Cabdiwali Gaas  oo badiba laga keenay Dalal shisheeye ayaa loo malaynayaa in aysan ku dhaaran Sharciga Islamka si ay u gutaan Waajibaadka Shaqo ee loomagacaabay.

HALKAN KA DHAGAYSO WASIIR BEERAHA IYO XANAANDA XOOLAHA DMG OO LAALUUSH CODSANAYA

 

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Like!
0
allssc Kaligii Duul - Kaligii Duul
allssc has written 4134 awesome articles.

Comments:

7 Comments

  1. nman March 12, 2012 at 2:25 pm - Reply

    wallee ceebaa taagan,, maansha allah thanks warbaahinta khaatumo saad u fashisheen, caada qaatayaalka musuqmaasuqa qaata

  2. ahmedbayzaani March 12, 2012 at 2:56 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkk war wuxu ma waxaan sanka weynbaa ? xabad doofaar ah baad moodaa .anigu waxan oranlahaa dawlada tfgd hadaanay kuraacsanay oo ogayn oo usacabo tumayn ,cabdi weli gaas iyo xulafadiisa iyo ninkii isaaqaahaa ee wasiirka gaashaan dhiga sheeganayey intaba khiyaanada qaran ee aygaleen inay mariyaan sow ma mudna ,oo baarlamaanka iyo madaxweyne shariif ay baawarka umadu udooratay adeegsadaan ,hadaad taasamayn waydaan dee hadee meeshaba dawladi kamajirto baala orankaraa !!! waxaan leeyahay dawlada KHAATUMO STATE iyo shacabkeeda gacmaha isqabsada ,cadawgaa badan in faroolana inasheegto oo dhaho dadku anuu iga tirsanyahay ,isaaqna dhahaan dhulku anaguu nagatirsanyahay,waa wax heshiis lagu galay,isaaq iyo marjeeteen ,cadawgaagana dhulbahantow waabatay oo walaahaya ,hadaada wadajir iyo iskuduubnaa iyo gacan adayg kaga kudbin wax inoo soconayaa majiraa, inta lasacaano la inaga haystana habarta marjeeteen eenaaska caanuhu kadareerayaan walaahay idinkay maalintii oodhan wakhtiga isku dhaafisaa iyadooleh wakhtigii goormuu idhaafay ,colaada aynu iidoorkula jirno tan marjeeteen iyo faroole ayaaba igalasiidaran ,waaba cadaw kugu dhexjira oo dadka qaar aan cadaw uhaysan oo cadawgaaga maalin walba kuujebinaya oo dadka kala furfuraya ,WAR REER KHAATUMOW COLAADA MARJEETEENIA IDIINQABTO MAAD FAHANTAA,goortaad wax fahmaysaan baan garan waayey ,ilaahay dantiina ha idin tuso aaaaaaaaaaaaamin,,,,,,,,KHAAAAAAAAAATUMO STATE GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL……

  3. inagaraad March 12, 2012 at 8:14 pm - Reply

    Bariidin kadib , somalidu hore waxa u tidhi ” macal cunow muuqan doonte ” way cadaatay in iidoor iyo mj ay dagaal hoose kula jiraa dhulbahante /… se waxaanu u sheegaynaa in ay xasuustaan hadalkii smiidh ama col smith oo ahaa kornalaykii igriiska ahaa ee ugu danbeeyey ciidankii ingriisku intii aanu dalkeena ka kicin June/26/1960 hadalkuu ku yidhi isaaq iyo dhulbahante waagii caynaba laysku haystay oo haatan laga joogo 80sano ku dhawaad smiidh waxa uu yidhi ” isaaq ingriis buu leeyahay , dhulbahantena ilaah buu leeyahay ” taasi maxay kuu cadaynaysaa ???? in isaaq uu u mar walba raaadiyo kaalo kale , se dhulbahante uu ilaahiisa ku kalsoonyahay ,,,, ” nin ilaahiisa wakiishay wehel uma baahna ” loo jooji maayo dhabayaco iyo iidoor toona , dhagahaana lagu dhufanayaa walibana waa la sii wadhayaa inta la bakhti waso “

  4. kirinkiid March 12, 2012 at 8:43 pm - Reply

    shaqsiyadiisa iyo abuurtiisa waxba haka sheegina laakiin khiyaano qaran halagusoo oogo hadii ay dhab tahay inuu laaluush ka qaatay maamulka snm
    sirdoonku waa mahadsan yahay hawshuu hayo

  5. Gelle March 12, 2012 at 9:17 pm - Reply

    Kani waaba mid xoola ah, tolow ma SNM buu ka soo jeedaa. Dugaag iska nool dheh.

  6. tiigsade March 13, 2012 at 2:17 am - Reply

    qof aan iimaan lahayni waa qarandi aan god lahayn!

  7. DULUZ 11 March 13, 2012 at 3:43 am - Reply

    Mr President Shiekh Shariif Shiekh Ahmed.
    Waa in aad talaabo cad ka qaadaa dadkan aad u doorateen xil ayna qaban karin,hadii kale maalin cad bay banaan cidla ah ku dhigayaan,marka adiga oo sharaftaada iyo tan somalia oo dhan ilaalinaya waa in aad sida uu sharciga qorayo aad u marisaan dadkan cayaarta ka dhigtay mas’uuliyadii loo dhiibtay,xaq ayaana u leedahay inaad sida oogu dhaqsop badan aad sharcviga u hor keento,mana u baahnid in aad ka sii fiirsato waayo ayaga ayaa banaan isa soo dhigay.
    mahadsanid Mr President.

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>