Abwaan Tiintiin oo Gabay xiiso badan ku taageerey Khaatumo State (Fadlan Daawo Videoga)
Gabay uu ku taageerayo abwaanka weyn Tiitiin Salad Carey, waxaa loo tiriyey curashada Maamul goboleedka KHAATUMO.
Gabaygan oo runtii ah mid aad u xiiso badan bal akhristayasha sharafta leh ee Allssc iyo gabaygii Mr Tiintiin aad idiin ka dhex baxno ee daawasho wanaagsan.
Fadlan riix halkan hoose
http://www.youtube.com/watch?v=QkAhkE0AWNQ
Short URL: http://allssc.com/?p=24991













waasidaas qofka khayrka jeceli soomaalinimo iyo midnimo iyo sharafta umada Soomaaliyeed ayaa taariikh laga dhigtaa.
Qabyaalad iyo dalkoo lakala qoqobaa maaha sharaf ee waa sharaf dhac iyo taariikh xumo sida maamaulka Naasahablood ee Siilaanyo.
HANOOLAADO ABWAANKAN NAGUCUSUB KOLAY ABWAAN MARKUU SOO CAAN BAXAYO WAXUU KUSOO CAANBAXAA WAXWANAAGSAN AMA WAXXUN LAAKIIN ABWAAN TIINTIIN WAXAAN LEEYAHAY ANIGA IYO CARUURTADABA WAAN KUU SOO HAMBALYEYNAYNAA EE NOOLOW WAANA KAA GUDOONAY HADAANUNAHAY BULSHAWAYNTA KHAATUMOST OFSOOMAALIYA WAXAANE KULEENAHAY MEELKASTA OO AANKU ARAGNO MAGACAAGA WAXAAN SURAYNAA BULUUGLE CALKA BULUUGA AH EE SHANTA XIDIGOOLEH EE QALBIYADAYADA KUSAWIRAN EE NOOLOW OO WAD SUUGAANTAADA IYO MAANSOOYINKAAGA SOOMAALINIMO WAADNA HELI DOONTAA ABAALKOODA SHUGRAN CALAAWAAJIB ANAGUNA WAA UDHIMANAY WAANA UDHIMANDOONAA MIDNIMADA IYO XORIYADA SOOMAALYEED SOODHAWOOW WALAALKAYAGA DAREENKA XALAASHA AH LEHOOW
WAXAAN SALAAMAYAA DHAMAAN QORAAYADA BAHWAYNTA ALLSSC OO AAN AQRISTO MAALINWALBA KANADAALACDO WARARKA IYO FAALOOYINKA AYKASOO URIRIYAAN WADANKAYGII HOOYO LIIBAANA OO HAKADAALINA QORAALADIINA QURUXDA IYO RUNTABA BADAN WAXAANA IDIINKASOO HABALYEYNAYAA CARIGA AMA WADAKA WEST GERMAMANY GAAR AHAAN MAGAALADA HAANBURUG ANOO UDHASHSY BULSHAWAYNTA KHAATUMO KHAYR ST LOFSOOMAALIYA WAXAANA IDIINKU HABALYEYNAYAA VIVA KHAATUMOST IYO ICHLIBITISH UND ISHLIBE ALAS SSC WABILAAHI TAWFIIQ