Odayaasha Buuhoodle Qaarkood Oo Dabinkii Rag Hore Loo Dhigay Ku Socda Inay Ku Dhacaan(Dhegeyso Daawo) Sir Laga Qabtay Odayaasha Buuhoodle Iyo Wasiiro SNM Ah)
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Daawo Video
Short URL: http://allssc.com/?p=23151














aniga waxay ila tahay iidoor nabada iyo colaada ayuu kala garan la, yahay.
nabadu maha isaaq waxuu rabo ogolow.
iidoorow nabadu maha mid afka laga sheego. aduunkane la is maqashiiyo.
nabadu maha tola,ayay iidoorow aan dagaalano.
nabadu maha gaal i aduun saday dhaxalkuu iiga tagay ayaan raadinayaa.
nabadu maha xuduud ayaan soo xirayaa.
nabadu maha mid oday meel lagula dhuunto. nabadu maha mid calooshii u shaqayste xaabsade idaacadaha la soo fadhiisiyo.
NABADU WAA ADINKOO CIIDANKIINA LAKA BAXO DHAMAAN SSC.
RUNTU WAA TAA WAXBA WAQTIGA HA ISKA DHUMININA.
A.S.C
frist.waxan u mahad celinayaa shaqaalaha allssc.com si aad noogu soo gudbiseen shirqoolkan loo dhigayo odaayasha buuhoodle iyo si loo kala xadayo mamulka khatumo iyo bulshadiisa wuxuu rabaa {duur} inuu dhagaha dadka maqashiyoo reer buuhoodle oo leh waxaan ajiibnay hadalkii siilaanyo ee ahaa go.gol ayaan dhigay taas oo aan ahayn mid daacad ah ee ah shirqool.
waxaa muhiim ah in lafahmo meesha maanta la joogo maanta lama joogo waqtigii odayaasha wax ku xidhnaayeen maanta waxaa jira mamulka khatumo oo masuul ka ah bulshada ssc haday nabad rabaan iyo wada hadal s/land waxay laka hadlayaan waa khatumo ee odayaal maanta bulshada matalaa majiraan waxaan aad uga codsanayaaa bulshada reer buuhoodle inay iska qabtaan odayaashan tuugta ah ee aqalka madow kula dhuumanaya qadiyada reer buuhoodle waa in hawshan ay wadaan si deg deg ah mamulka khatumo hawshan usoo galaa oo runta loo sheegaaa odayaashan iyo in waxkastaaba ka go.aan mamulka haday tahay nabad iyo haday tahay colaadba waxaa go.aankeda leh waa maamulka khatumo yaan lagu ciyaarin sumcada reer buuhoodle ee tuugtan mesha ka nac nac leh waa in mamulku xakameeyaa waxan ay wadaan bulshada reer buuhoodle waxaan usoo jeedinayaa inaysan maanta arrintu joogin arrin oday ee ay mamulkooda waxkasta uga danbeeyaaaa
wasiiradiina snm e loo diry sanaag ma waxy moodayaan in buuhoodle mar ba dhinac loo jeedin karo rag ba u dhigty e buuhoodle sidaas uma qaban kartaan idooooooooor …….kkkkkk
sanaag loo direy?????????????????????? what does he mean it?
Odayadan waa in la dhagxiyaa magaalada laga saaraa, dhiigii dadkii ay xasuuqeen oo qoyan ayey la qoslayaan dhiigyacabyada waqooyi galbeed ku nool!!!.Ilowsiinyo dhowaa rag maaha miyaa dadkani! Waa in aan maanta taas lagu cafiyin sandareero ku noolada dhiiga dadkooda iibsada.
DHIIGII RAGAYAGA OO QOYAN MIYUU MAAXAMUUD XAAJI CUMAR SIDAS U QOSLAYAA ILAAHAY KU SOO QABAY NACAS AWELBA FAA IIDO MAAD LAHAYN EE MAGAC RAGKALE BAAD KU SOCOTAY MA WUXU U DHAQMAY SII FAROOLE XAGLE TOOSIYE AYUU DABA DHIGTAY NMAANTANA MA KHAATUMUU LIDI KU YAHAY ILAAHAYOW NAGA SOO QABO WAXAY SOOMAALIDU KU MAAH MAAHDAA MEEL AAR FADHIISAN JIRAY ATOOR FADH FAADHIISAY WAXAN U SHEEGI LAHAA INAAN TALO CIDI WEYDIINAY EE WELIGIIS UUN MACAARAD HA HAADO XAYAWAAN CAQLI XUME
FADUMO
INADER
ODAYGANI WUXUU METELAA XAGLO- OO SIDII DHOOCIL
DUDAY.
LAAKIIN MAANTA WAXAA LOO FADHIYAA SIDA AY KA YEELAAN
DADKA UU KA DHASHAY IYADOO RAGOODII INTII LA QABTAYNA
LA LAAYEYEY ODAYGA DOQONKA AH EE SIDAA U HADLAYA WAA
EEGNAA SIDA AY KA YEELAAN TOLKII.
Talaabadan maanta waa mid ka mida gumayntii dhulbahante,saaxiibayaal nin xoog iyo lacag haysta cid is hortaagaysaa ma jirto….maanta halkaaad taalaan waad oftihiinj,…marna shilin ayaa laydinku iibsanayaa……marna talaabooyinj ciidan
maxamuud xaaji cumar kaliya maahee isaga iyo kuwa lajooga ee meesha la fadhiyaba waa danbiilayaal dadka iyo dalkaba danbi ka galay dhiigii ragii dhintay baa sii qoyan hadana waad aragtaan sida ay ugu qoslayaan SNM waar SNM miyayna ahayn kuwa dadkeena iyo dalkeenaba duulimaadka usoo ah mawada hadal baa ina dhex mari kara ilaa inta ay dhulkeena kabaxayaan waayaab ee ma rageenii udhintay difaaca dalkooda ee xabaalaha lagu duugay baynu durba ilaabi karnaa miyaynu dad dhiigle ahayn waa yaab ee
kaas daarood gumeeye isku qoray waa agoontii aan laynay aabayaashood hadana aan layn doono oo baqdin darteed meelahan u wareegaya
macaan dheregliyo mud baad baratee
muud muudso sareenka milixda leh
nin horaa yidhi
ana waxaan idhi .
ciidaa lagu tuuray cad iyo subagii
cirkaasuu kuu jiraa calaal dambe <(odayaasha)
calankii khaatumaa la sudhay carigii
hayska calaacalo idoorka cabaa
hays been fariimo caadadiisii
ictiraaf aan jirin ha caashaqo
ha cawryeen cali iyo saadaba
ha caayeen guurti caan baxa
ciil iyo way ha caadaysteen
haw ciyeen sidii dameero ceel yimi
caruur iyo ciroolaba cataabe dhamaan
ala yaa ka celin cali khaliif uun
ma dhacdo maamulkii ilaaheer madax wayne ilaa G9 ILaa wasiiro ilaa shacab oday leh go,aanka dhulbahante iyadoo aan lagu gor gortamin nabad
wada hadal is arag ( heshiis waa cirka caada qaatoooooooooooooow)
ASC
miskiin . max/d fakar miskiin <<
odayaashan dayuusiinta ah waa in lasoo xidh xidho oo garoonka xabado lagu toogto 20 kuu sheegayoo dhan. xitaa hadii abahay ka mid noqdo
walaahay ka xumaan maayo.
waa kelaab dhiigii ragoo cusub baa sidii gabdho yar yar oo dhilooyina loo shukaansanayaa war waxan haloo sheego in aan odaydanbe ssc wax laga waydiinayn ee dawlad khaatumo la yidhaahdo wax laga waydiinayo .
intaa nabad waarta iyo xornimaa ragna u dhinteen dadna xoog iyo xoolo isugu geeyeen say u raadinayeen iyaguna waa xagal daacinayaan.
haduu mar qudha odhan lahaa ilaa lasanod iyo xitaa gumays manooga tegaysaan ninbaan moodi lahaa duli alle ku saar minja case maxamud x. cumar.
awelba waa maqalay in faroole ku soo yidhi war intii kaatumo hana qaadi lahayd buhodle s/land ku wareeji laakiin muxuu xukumaa faroole mays weydiiyey.
waxan u hanbalyaynayaa sirdoonka ssc khatumo state qaybta buhodle.
waxan hubaa inaad warara badan haysaane soo daaya ninkii ina khayaameeyana haw tudhina xataa hadii aabayaashiin ku jiraan.
Runtii wa wax laga naxo lagana murugoodo !!! Odayaashan aad moodo dhoocilo la shukaansanayo ee laga qoslinayo ee la ammaanayo ninkii shalay caruurta reer Buhodle beebeega marinayey baa maanta leh Dhulbahante waa dad fiican !!!! cajiib!! war odayaashas xuma talis ka ah ee hadimo taliska ah ee calooshooda ka fekeraya dadka ha laga qabto>>
tankale iyaga yaa siiyey mandate ka ah inay cid heshiis ama nabad la qaataan Khatumo state waa mamulka ka taliya goboladaas isaga ayaana samayn kara colaad ama nabad !!!!.
Odayasha marna Garowe u daaq taga marna Hargaysa waa cadowga kowaad ee ummadu leedahay… really
adeer,camey waan u hanweynaa maxaa kugu dhacay ?????????????????????//
waa maxay iidoorka dalanbaabiga ah ee aad nabada ka sugaysaa ????????????????///
Miyaad ka baqaysaa aduunkiiba inay dowlad noqdaan loo diidyee???????
Adeer ragg iyo rabaad leedahay umana baahnid nabad aad ugu baaqdo iidoor dabada ayaanu baaruud kaga afuufaynaa
ha ku degdegin qorshuhu waa socdaa sida ay u kala sareeyaan ayaa loo kala gurayaa
dowlad calan leh ayaanu nahay (KHAATUMO) xiligii odey hoosta loola faqi jiray waa dhamaatay
dastuurkeena iidoor hasoomaro iyo madaxdeena sharaf ta leh
laaluushkii hooshoos waa dhamaaday lacagbaa meelwalba inoo taal
abaartii waa ka baxnay,
guggii inoohooray ayaa saxansaxadiisii inoo ureysaa
adduunkii calanka ayey noo ruxayaan,
idoor aqoonsigii ciidbeynu kaga shubnay
Xaabsade ingiriiska la sii taagey lana aqoon sanwaa mardhow ayey odhan waad nasiib xuntahay ee gurigaagii aad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
guul iyo gobanimo khaatumo state
ODAYGAN CAMAY WAA KALA HADLAA.
MAALIN DHOWAYD WUXUU LAHAA
‘NABADU BARYO KUMA TIMAADO’.
MAANTANA WAXAANU KOR KA DHEGAYSANAY
WAA MID AAN LOO DULQAADAN KARIN.
ODAYGA IYO KUWA KALE EE UU SHEEGAYOBA WAA
IN MAXKAMAD LA SOO TAAGO.
ODAYAASHAN WAXA WELI LAGA JOOGAA KHAATIYAAN!!!
HAWLAHA MAAMULKA MAXAA FARAHA U GELIYEY??.
SHARCIGII MAARAN LAHAA ODAYAASHA WAA IN LA DEJIYAA
SIDA UGU DHAKHSAHA BADAN.
laakii dadow kelmada anigu aan ka xanaaqey waa markey kuwani tagaan oo loola jeedo maamulkii khaatumo ku dhawaaqa inaad hadalkii madaweynaha (siil-ayle) ku qanacsantihiin, oo macnaheedu yahey inaaney waxba ka jirin shirkii dhamaa ee khaatumo lagu go,aansadey, DUUR kan la leeyaheyna wuxuu meel marinayaa hadalkiisii bbcda ka sheegey ee ahaa marka shirku dhamaado waad maqlidoontaa qaarkaloo leh waxba kama jiraan shirkaas
Tiibaabu rabaa inuu kaga dhabeeyo (ina cumar caeyna haye buu yidhi dufku bax dheh doqonkiiyoow
KU Caaqil ina cumar camey
OG dhamaan cuqaasha KHaatumo state
Caaqil waxaad ka tihiin G/sanaag, SOOL iyo CAYN meelkastoo qof reer khaatumo ahi deganayahey, isla markaana waxaad maamul ahaan hoostagtaan maamulkii aad soo sameysateen sidaas darteed waa inaad uga danbeysaan maamulka wixii siyaasada,waa ineydaan maamulkiinii waxaan jirin ka dhigin kii snm-tana wax weyn ka dhigin, sida caaqil ina cumar camey hada ka hor sameeyey tusaale ahaan, dagaalkii hore waatii 2ba nin lagu qabtey caaqilku isagoon la tashan maamulkii uu soo sameystey ayuu nimankii keligii go,aan ka gaadhey, hadana tiiyoo kalaa muuqata oo codkaakii la hayaa, taas macnaheedu ma SNM-tana kor ha ahaataa KH STATE-na hoos ha ahaato miyaad ka wadaa, taasi caaqil taasi suurto gal maaha
SNM waxey rabtaa iney buhodle heshiis la gasho hadana meel kale oo caro khatumo ah weerarto sidaas miyaad ku faraxsantahey? waana dadkaad caaqilka u aheyd, gacmo wada jir ayey wax ku gooyaan wada jirkeena ayeynu SNM-TA ku wajaheynaa
QUDHAC
WAAR ODAYGANI MA ISTAAHILO IN AAD SIDAA ULA HADASHO
WAA KHIYAAMO-QARAN WUXUU SAMAYNAYAA.
HAWLAHAAS OO DHAN IN LAGA XISAABTAMO AYUU U BAAHAN YAHAY.
ODAYGANI WAA FIDO WALE RUNTII.
RAGGOODII MAXAABIISTA AHAA BAA LA GAWRACAY, ISAGUNA WUXUU
KU HADALAYAA WAA MID AAN QOF DAMIIR LEH OO CAAQIL AH KA SUURTOOBIN.
Asc dhaman rer khatuma .rer khatumaw mid ogada siilanyo muxu ku yiri shacabki snmta e 20sano benta lo shegayay war ya yirahda ictirafna heli maysaane cagaha dhulka dhiga .siilanyo muxuu buhodle ka doonaya ma furihii ictirafka kaga lumay talow
waryaadheheen,maanaa waalan mise cadan baa laga heesayaa…..oday camey maahee waa oday,,CIYAAL,,isaga iyo kuwa ag yuururaabaa..ma nimanka gardarada dhullkeena ku soo qaaday ee caruurteenii beebeeyeda mariyey baa wnuxnux iyo nuunaas inaga dhexeeyaa,,
-ma la illaawey dhalinyaradii lagau gumaaday Laascaanod
-ma la illaawey dhalinyaradii beebaha lagu mariyry kalshaale iyo hagoogane.
-ma illaaween dadkii rayidka ahaa ee widhwidh rasaasta layskaga furay.
-ma illaaween masaakiintii reer guuraaga ahaa ee loo diidey inay ceelashodii ka cabaan,lagana aasay baraagohoodii.
-ma illaaween intii wiilasheena lagu ururiyey xabsiyada,,ee ka soomay cuntadii..xabsiyadana lagu illaawey qaarna mandheera loo gudbiyey.
Odayaashan caaqila maahee waa,,CADOW,,waa in layska qabto la karbaasho weliba reer buuhoodle waa inay ku mudaharaadaan.
Qurbajoogteenuna waa inaynu mediayada ka canbaaraynaa dayaasha kala huurada weyn ee dadka dhiigooda iibsanaya,,ee shaxda la ciyaarayaa IDOR WAGAASH IYO SNM:
ASC WARAXMATULLAHI WABARAKAAD,waad salaamantihiin bahweynta reer khaatumo meel kasta aad joogtaan,hada waan aragnaa caaqiladeenii meesha ay
mareyso sheekadooda, ma loo baahna inaan ku fiirsano dadkayaga bahdalada lagu
hayo,waa in aan sidan lagu aamusin oo ugu horeyn ina omar camey uu noqdaa
tusaale,waa in laga mamnuucaa shir dambe uu DHULBAHANTE leeyahay,waa in
lagu cadeeyaa fadeexadan uu sameeyey ummada reer buuhoodle hortooda,waa
in maxkamad la soo istaajiyaa asaga & wix daba socda,waa in aan loo aabe yeelin
(caaqil ama garaad)nin kasta oo kalad galaa.
Marka hore aad bay u mahadsan yihin shaqaalaha allssc.com sida hagar la.aanta dadkooda ugu adeegaan uguna soo gudbiyan dhacdooyinka runta ah ee kajira dhulkeena khaatumo state ssc regions iyo aduunka.
Anigu lama yaabin in fadeexadan soo baxdo waayo camey shirkii Taleex dad badan baa waxay yidhaahdeen wax buu qarinayey meel buu …… hadalkiisu wuxuu ahaa contradictions shirkii KHaatumo.
mida kale waa lasoo dhaafay xiligii duq kiish sita wax la weydiin jirey waxaynu samaysanay maamul ay dhiseen dadkii somalida ugu aqoonta badnaa jaamcadaha aduunka wax ka dhiga qaarkood hayadaha aduunka madax ka yihin sida IMF DR. Cali ciise cabdi iyo Prof. Cali khaiif galaydh iyo qaar kaloo badan therefore hala deldelo wixii ka horyimada masiirkeena iyo aayaheena.
KHaatumo state waa in lasameeya golihii xeerka MAXKAMAD gacan bir kuqabata arimaha noocan ookale kuwa biidhiqataha ah ushaqeya cadowga.
KHAATUMO STATE OF SOMALIA GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL.
DHEERE KHAATUMO
WAA SIDAA AAD SHEEGTAY
WAA IN ODAYAASHA JAAHILIINTA AH EE DHULBAHANTE
MAGAC XUMAD IYO GUMAYSIGA IIDOOR GELIYEY LA
QABTO SHAQO ADAG.
CAMAY DHULKIISII WEEYE KA HORE LOO HAYSTAY EE
AY CAYNABA KA MID TAHAY, AABIHIIS BAY IIDOOR DILEEN.
WAXAAS OO TAARIIKH AH MIYUUSAN OGAYN BA???>
DOQON WEEYE ODAYGU. WELIBA WAA LABA WEJIILE.
SHALAY WUXUU LAHAA
NABADU BARYO KUMA TIMAADO!!!
ODAYGA XAGGA MASKAXDA HALAGA BAADHO MALAA MA FIYOOBEE.
LAAKIIN WAA IN SHARCIGA LA HOR KEENO WAAYO SHAQO MAAMULKU LEEYAHAY BUU KU XAD-GUDBAY.
WUXUU MEDELAA ODAYGAN CAMAY XAGLOTOOSIYE, WAA FASHILIN
KHAATUMO OO AY HESHIIS KU YIHIIN.
walleeeee waa yaab naag la shukansadaa la arki jiray ee ma oday la shukansadaan aragnay ……… ta kale odayga puntland baan ku ogayne imaan la’aan ma dhuun kala uga furantay idooooooooooooor yaab .com
ODAYGAN INA CAMAY WAA KII KALSHAALE KHAYAANADII KA DHACDAY
DAAH-FURKA KA AHAA. WAA MID LABADA DHINAC BA U DHUUMAALAYSTA,. SUAASHU WAXAY TAHAY, MAXAA LOO DAREEMI LA’YAHAY?. MISE REER BUUHOODLE WAA LAMA TAABTAAN.
WAXAANU U JEEDNAY IN UU XAGLOTOOSIYE KU FEKER AHAA OO ISAGU
KEENAY SHIRKA. WUXUU AHAA SHIKHSIGII UGU DAMBEEYEY EE YIMAADA SHIRKA, MARKA LAGA REEBO GARAAD SALEEBAAN OO GAROOWE KU XANUUNSANAA.
MARKAA WAA IN AANU ARAGNAA ODAYGAAS OO RAALI GELIN KA SIIYEY
ARRIMAHA UUSAN LAHAYN EE UU FARAHA KULA JIRO.
ARRINTANI WAA MID U TAAL MAAMULKA KHAATUMO. HADDUU ODAYAAL LA SHEEKAYSANAYO WAA ARRIN KALE, LAAKIIN MAAMUL
MAAMUL AYAA WAX KA DHEXEEYAAN.
UMA BAAHNIN ODAYAAL NOO BEDELA KUWII GAROOWE JOOGEY OO
CAYN KA BILOWDA.
TEEDA KALE, MAXAY LA HESHIINAYAAN SNM WAA DHACDAY, IAGAABA
GACMAHA HOORSANAYA DHOWAAN.
SOOMAALIDU WAXAY TIDHAAHDAA’FULOW GUULI KUU DHOWAYDA’.
IIDOOR ODAYAASHOODA, GUURTI, GOLE WAKIIL,WADAADDO,
WAXAY KA DAMBEEYAAN OO KU DABA FAYLAAN SNM TA OO
DANAHOODA U WADA.
MAXAA DHULBAHANTE ODAY YAR OO DOQONIINO IYO JAAHILNIMO ISKU DARSADAY HORTAAGAY???>
SHARCIGII SOO XAKAMAYN LAHAA ODAYAASHA XAD-GUDBAY WAA IN LA
SAMEEYO. DHIBAATADA UGU WAYN EE DHULBAHANTE DHULKOODII
LAGU QAATAY WAXAA MAR WALBA KA MASUUL AHAA ODAYAAL!!!!!!.
MIYAAN WELI LAGA GUDBIN ARRINTAA OO MAAMULKU SI CAD UGU SHEEGIN. MISE WAX KALAA JIRA OO REERAHA AY U TALIYAAN BAA
RAALI KA AH???.
WAA SHIRQOOL QARANKA KHAATUMO LOO SOO MALEEGEY. Haddii isaaq wadahadal iyo nabadu run ka tahay waa inay la hadlan maamulka dawlad goboleedka ee jira. Haddii kale waa dabin lagu kala qaybinayo oo lagu kala dirayo maamulkaas iyo danta dhulbahante ee howsha dheer loo soo maray dhiigga badanina ku daatay
SC bahda allSSC, waad mahadsan tihiin. Wallaahay arintan waa arin laga yaqyaqsoodo.. Oday mahee waa ciyaala suuq weliba aad u liita oo gun ah. waxaas baa caaqil lagu sheegayaa
inwarilayn tanookale war odayaasha tokay maxaa dhaydakalisay oolaba doqon daba dhigay waxay yiraahdeen iidoorkudhulbahantuhu waa waalanyahay ee odayaashan waashay maxaa marwalba karaamadii kaqaaday anaa idiin sheegayee waxaa odayaasha maalin walba qalda mooryaan iidoora oo loosoodiro mooryaanka iidoor mooryaan baan kaleenahay odayaasha hawshoodii maanta mataal ee haloosheego ceeblaan yaana la caayin odayaasha sida ay uhadlayeen odayaashu maxumayn ee halasaxo oo haloosheego in maanta dawlad layiraahdo khaatumoST OFSOOMAALIYA lagayeeshay mooryaanta iidoor odayaasha inoo daaya oo yaan laceebayn haday qaldamaan hala saxo oo halawaraysto oo yaan aflabadiiilayeero ISAAQ HADUU NABAD DOONAYO WUU YAQAAN MEESHA LOOMARO EE KHAATUMOOY BALANTEENU WAA HAWSHU HA SOCOTO OO LABADA HAWLOODBA WAA IN LAWADAA EEGEEDIGA HALAWADO GUUL IYO GOBANIMO KHAATUMOST OFSOOMAALIYA
ASC ..waxaa aad looga yaqyasooda ah in odayadeena dhulbahante ay noqdaan bilaa damiir,, bilaa dhiig, duf ku baxa idin alle,, waa yaabe maxaa dhulbahante loogu waayi waayey mar qura oday xun oo mucaarad ah oo fikrad xun la wareegaalaysanaya,, ilaahaow naga kor qaaad dulliga adaa awoodee,, walaalayaal aynu u ducayno bulshada dhulbahante weyne,, Teeda odayadu ilowshiyo dhawaa ,, laascaanood baa weli gacantii idoorka ku jirta oo u baahan in laga tashado sidii looga xorayn lahaa caddowga dhiigmaratada ahaa, oo ilaa hada dadweynihii xadhig iyo jir dil ku wadaan oo ay cabudhsan yihiin,, maxaa sababay in odayadeenii ay sidii gabar yar oo nin shukaansanaysa oo waalidkeed ka baqaysa ay dhiig yacabiinta isaaq ula faqayaan,, dadkii dhamaa ay ka masuulka ahaayeen ma sandareeraa la dhaafsiistay,, Waxaan ku talin lahaa masuulka Khaatuma state in odayaashaasi talaabo sharciga waafaqsan lagu qaado, plzz yaan la cafin,, wax talo ah oo ka go’daa ma jirto cidna masuul kama aha,, Maamul la isku raacsan yahay oo KHAATUMO STATE la yiraahdo baa ka masuula bulsha weynta ku nool SOOL SANAAG IYO CAYN,,..
Idoor dhoqoshna waxaan leeyahay heestii amxaarada loo qaaday
QORI AF LEH KU GOOBAYAAN
GOOBTAAD GASHAY BAY KAA SAARAYAAN
GUUSHA KHAATUMA STATE BAA LEH
Ka naxoo nafta waa idoor calool xumay u dhinteen
sck waxan leyey war dhunihantow cabadka inaga daya dantenu wa isku mid
s/land lagu kala tagimaye teda kale war lacagtayado dhan aya idinku maqan
waxanu idinku tag lanay war wax nala qabsadoo dadkina dhinaca karac wad ogtay marka darod laga hadlayo mj aya horkacda iyana naf kuma hayan o manta
ninka isaq ka dhulbahante hadaynu garowe kawada degno wad ogatay in kaa isaq kasharaf badan yay marka waxan kuleyay war inaga tole is dhaqan naqan o isa sharafne ha iga cararine wax ila qabso hadi kale ada cirka roob ku oog wad
ogeyd abaraha dhacaya in hargeysa lacagta laga uru rinayay iyado ubahan lascanod
lakenay hadad iswashana wad ogtihin inan idinka badinayne arinka dhulka dhiga
odeygi tuuga aha ee CAMEY sidi dhilo la shukansanayo sowkan qosolka badiyeey dhiig xuma ragayagi dhigoodi ba yaal iyo dhawacoodi isna dhakh dhakh buuba la haya kuwi idoor ee so fuliyey xasuuqa dadkena awalba wala oga maxamud xaaji cumar inu yahey odey cado qate ah o farooole ayu inagu gumeyn jirey haderna snm isaga odeygani fur furka dhulbahante lacag lagu siya iyo in leyna gumeeyo
anigu hadayu nahay beesha marteen waa nooga dhamaatay dhulbahante walaahi waayo mowqif malha fadlan odoyaashiina joogo garoowe inaga soo wata
waxan oo oohinii maxay ahayd war xishooda oo oohintiina la dhuunta laxayahaw, ama dagaalama ama nagadaaya tawaawuca.
Anigu waxan leyahay mawqifka dhulbahante cidna ma bedeli karto dee lama yaabanoo cidkastaba dad wax udhiman yihiin way ledahay qabiil an qof kawaalayna qosol kama dhergo
Waxaan uhanbalyay nayaa dr; cali khaliif oo siyaasada soomaaliya si toosa ula wareegay khaatumo way dhaqaaqday hadal maleh maamul udhigmana maanta majiro faroole intuu masayrka iska daayo siyaasad meesha halayimaado s/land wax jira maaha cidna mataqaano iyadaa is mahadisa siday isu taqaano looma yaqaano isaaqna weligii kabahaa lala dulmari jiraye muxuu kahadlayaa (meel dayax joogo xidigo wax kama ifiyaan) meel dhulbahante marayo isaaq dee buur dhaab uun buu fuuli naagihii heetinka ahaana waysoo dhibaadin sagaaradiina magteeduu bixin isaaqow taariikh adoo leh baa dad lala hadlaa taariikh aad maanta wax kuqaybsatona mahaysatid gaal baad dabadhaqe utahay xataa hadii naagihiina jarmalku duubtay ax ax ax caku reer isaaq