Dhegeyso Oo Daawo Heestii “Ama Garo Ama Hagaran” Ee Saaso Cali Warsame U Qaaday Waxmagaradka SHirqoolka U Maleegaya Shacabka Khaaatumo Siiba Kuwa Gobolka Cayn
Hobolada qaranak Saado Cali oo aad uga barateen heeso ka turjumaya xaalada gobolda SSC ee Khaatumo State ayaa soo saartay hees cusub oo la yiraahdo “Ama Garo ama Ha Garan” oo ay kula hadlayso dhuuniraacyada raba inay ka baayac mushtaraan dhiiga shacabka iyo dhulka gobolka Cayn. HAdaba halkan hoose ka daawo kana dhegeyso codkaagana ka bixi.
DHEGEYSO
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
DAAWO
Short URL: http://allssc.com/?p=23474














SSC GURIGEYGA WEEYE—————-DARWIISH BEEY GAAR U TAHAY.
NOOLOW—————INA ALI WARSAME————ILLAHAYOW KU DHAWR.
WAANA RUN MALAAYIIN GEESIYO IYO ELHLUL KARAAMA AYAA U DHASHAY BUUHOODLE GOBOLKA CAYN GEESIYADOW GUULAYSTA GUULAYSTA
ssc waa goboladeydaa ssc waa guusha qaran caadi mahan this song luve uu sado ali insectiga ka buufi our goboladeena
noolow eedo saado cali warsame insha alaha waa guulaysanayaa halgankagu