Dawladda Jabuuti oo dalkeeda ka Mamnuucday Baasaboor ku sheega SNM-ta dayrisayna Siyaasad xumadda Axmed Laangadhe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa todobaadka si adag ula hadlay horjooga Maamulka Hargaysa Axmed Laangadhe kol uu dhawaan tagay dalka Jabuuti, waxana la sheegay in Axmed Laangadhe uusan ku farxin imaatinkiisa Jabuuti
Madaxweyne Geele ayaa u sheegay Axmed Siilaanyo in uu ka qayb galo shirk London isla markaansa wax kasta oo ka soo baxa uu aqbalo ayna muhiim tahay in xiligan Soomaaliya loo dhiso dawlad qaran oo loo wada simayn yahay isla markaasna aysan jiray Somaliland uu caalamku aqoonsanayo ayna mudan tahay in Beenta shacabka Hargaysa laga daayo iin la lugooyo beena loo lagu maaweeliyo
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxa kale oo u sheegay in dawladda Jabuuti aysan aqbalayn in dalkeeda lagu soo galo Baasaboor ku sheegay SNM-ta uuna mamnuuc ka yahay waxana uu Geelle u sheegay Siilaanyo in uu Muwaadiniinta Beesha Isaaq u sheego in aysan u qaadan Dalka Jabuuti cidii u soo qaadatana loola sharciga la horkeenayo
Horjooge Axmed Laangadhe sidoo kale waxa uu waji gabax kala soo kulmay R.wasaaraha Itoobiya safar uu dhawaan ku tagay waxana isi soo taraysa in dhamaanba beesha caalamku ay dayrisay Siyaasad xumadda Beesha Isaaq
Short URL: http://allssc.com/?p=22814













Axmed laangadhe awalba wuu ogaa in wixisu yahay Joornaal
Akhristow hadaad hayso ciwaanka ururka khatumo daryeel fadlan noosoo gudbi si aanu ugu faaiideyno dadkena
xaasadinimada joojiya oo somaliland way dhaqaaqdaye meel ka raaca dadkiina, ta kale sheekooyinka raqiiska ah waxaan filaya inay dumar qoraan siiba naagta sheegta amina weris …..marka wlo magac fiican ayaad leedahaye iska daa beenta dumar adiga oo ah weliba ku ma wacanee…..waxaan filaya inaad is dhawri doontid.