Comments on: Baahiyaha Caafimaad ee Gobalka Cayn oo meel wanaagsan maraya Imaansha Dr Shahaado ka dib+ sawiro

By: Ingaydh
Maanshaa allaah Waa Farxad Maanta  Hadii Dhakhaatiirtii Khaatumo ay dadkooda La jogaan

Maanshaa Allaah

By: SSC-Taleex women
Shahaado waa nin maanta gartay,,kaalintiisii ayuu ka qaatay dagaalada ka socda gobolada SSC…inuu dhaawaca iyo dadka kale ee u baahan daryeelkaba inuu daweeyo xaga qaliinka..mujaahidiinta furinta ka dagaalamayana way isku kaa halaynayaan inaad joogto Dhaqtarka..Ilaahay ha ku dhowro,Mr Shahaado..

Viva Khaatumo state off Somalia.

By: Axmed
ASC

Adeerayaal Dr. Shahaado waa nin qaaliya oo aad u wanaagsan, waa nin naxariis badan, waa geesi, waa aqoonyahan, waa kabiir caafimaad oo qaliinka aad ugu horeeya……wuu ka soo baxay hawshiisii……..dhakhaatiirta debda jirtaa ha soo noqdeen si degdeg ah….waayo rag kale iyo gabdho kale oo aqoon leh ayaa loo bahan yahay oo hawsha la qabta…..dhina kale Dr Shahaado waa in loo dhiibaa wasaarada caafimaadka marka dagaalku dhamaado….labasanadood markuu marku qaybaha cdaafimaadka dhisona…waa in Madaxweyne loo doortaaaa….guul  ….KKKK madaxweyne isgaaba ka qaalisan ilaahay mnoodaa…..kugu maalay…kugu maalay……

By: mohamed
waxaa qofkasta oo inaga mida waa jib ku ah in uu wixii itaalkiisa ah ee uu Khaatumo State of Somalia ku biirin karo ku biiriyo, dhakaatiirtu maaha Shahaado oo keliya baahidana keligii ma fulin karo, aad baan dariiqa fiican ee uu inoo horkacay uuga mahad celinayaa, waa ku dayasho wanaagsan dadka khaatumo state dega waa dadka ugu dhakhaatiirta badan somalia waxaan ku talinayaadhakaatiirta reer khaatumo ee yurub iyo ameerica baaga muudada ku ahow fadhiga ka kaca oo dalkii baa la idiinka baahan yahaye ha moogaanina, halaga qayb qaato horumarka wadanka oo dib u dhicii sodonka sano iyo kabadan ahaa sadexda sano ee hore halagu soo celiyo insha allah

By: liibaanabdikarim
masha allah waxan oo dhan warajo wanagsan

By: XOG OGAAL
manshaa alaah ilahay waxaan uga bar yaynaa dr. shahaado iyo dhaman bahda cafimaad ee reer khaatumo in uu guuleeyo amiin aad iyo aad ayaan idiinku faanaynaa dhamaantiin. waari mayside war ha kaa hadho.

guul iyo gobonimo reer khaatumo.

By: indho
cisada aduun wad heshoo dadkagad  haqabtirtee shanadii shahaado allaah hakaa siiyo waa in madaxdu ninkaan hoos u fiirisaa si loo ogaado bal dahaba lagu qoraa halyeey dadkiisa dadkiisa horukaca la doonayoow allaah hakuu hagaajiyo cadawgaagana allaah indhaha haka rido

By: nasra
maansha,alaah aad ayaan ugu faraxsanahay waan salaamayaa dr.shahaado guulayso  waa laguu baahnaa dalkaaga iyo dadkuba waa kuu baahnaayeen inaadeer , illaahay khayr badan hakusiiyo dhamaan dadkeena oo dhan waxaan kulatalinayaa inaan aamino dhakhaatiirteena qaaliga ah, oo la tixgaliyo ,oo aqoontooda lagu aamino iyaga iyo kuwo gobolada inaga xiga waa isku tacliin qofkeena inta qarash inagaga baxasa aan ku fikirno. waxaa wax laga naxo ah markuu shahaado garoowe joogay dhamaan dumarka foosha ku dhibtooda inta lasii wado ayay rafaad lakulmi jireen ama kusii dhiman jireen jidkaba. maansha,alaah guulaysta dhamaan inta jecel dadkooda inay ushaqeeyaan markale ayaan salaamayaa dhamaan dr. shahaado iyo inta lashaqaynaysaba guul reer khaatumo isku duubni ayaan lanimi iyo isku kalson

By: buuhodle man
aad ayaan waxaan hanabalyo iyo bogaadin isoo dirayaa  DR SICIID WARSAME .GOLE……..ASHAHAADO OO  KALALINTIISA KA CIYAARAYA  DADAALKA LOOGU JIRO SAMATA BIXINTA  DADKA KHAATUMOSTATES OF SOMALIA

By: geesiga sanaag
waad aragtaan in maanta qaliin aan ka dhicin any where in the world uka socdo inside buuhodle markaa come on all khatumo let us do to gether haybad waxaad kuleedahay dalkaaga khatumo viva khatumo cadowgeedu ha dhinto