Menu

Baabuur Suug ah iyo Labo Shilke oo laga qabsaday Malayshiyaadka SNM-ta + Sawiro

waxa wali isi soo tara khasaara lixaadka leh ee la gaadhsiiyey Malayshiyaadka SNM-ta waxana laga furtay Baabuur fara badan oo saddex ah kuwas oo kala ah Baabuur Suug ah,labo Shilke dhamaan Baabuurta ayaa ah kuwii Dhiigshiil uu dhawaan Iibiyey

Baabuurta waxaa iminka gacanta ku yahay Mujaahidiinta Khaatumo kuuwaas oo dib u galiyey dagaalka kuna soo qabsanaya Baabuur kale waxa jira Maxaabiis fara badan oo laga qabtay ayna ku jiraa Saraakiishii sar sare ee dagaalka hogaaminaysay

Sawiradda Maxaabiista Goor dhaw

allssc@hotmail.com