Jabkii ciidamada Jabhadda SNM iyo dhimashadii badnay ay kala kulmeen dagaalkii buhodle Daawo maydadkii saaka iyo jabhadda SNM

sawwiro hor dhac u ah maydkii saaaka ee jabhadda snm iyo ciidamada ssc oo guul weynka gaadhay dagaalkii saaka

 

 

 

 

h

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

h

 

 

 

 

 

 

 

h

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

xigasho sscnews.com

 

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

47 Comments

  1. Fidhin January 15, 2012 at 12:36 pm - Reply

    Adeer aaway libaaxyadi iyo damdamtii … tunka leefa dhiigiyo ilmada idinka teexaysa … inta taleex joogtaa dib ugu soo noqon mayso buuhoodle … dal la’aana manta wow kow dhul ay dib ugu laabtaane … how oday saleebaan xaggaa iyo garoowe ilaa inta cimroogooda ka hadhay.

  2. libaaxeye January 15, 2012 at 12:38 pm - Reply

    war qadhmuunkooda iska fogeeyo doofaarta
    idoor bakhtigii fogeeya nacala dhaalaye ama iska guba yeydaan cudurka qaadine
    ileen waa qashine

  3. siciiiiiiiiiiiiiiiiiiid January 15, 2012 at 12:43 pm - Reply

    wakaase ka xaab xaabii

    • xaawo January 15, 2012 at 3:18 pm - Reply

      ninkii soo joog laga waayo soo jiifsaa laga helaa maxaad waaniyo wanaag ka weecatay idinkoo arkaaya

  4. sscguul January 15, 2012 at 12:49 pm - Reply

    Alahu Akbar ,Guul ssc dagaalka yaan lagoogin, burco iyo hargeysa hala wiiraro

  5. nimco January 15, 2012 at 12:51 pm - Reply

    guuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuuul cidamada ssc ee xaqudirka ah snm jabhadedu way bakhtiyeen ilahy naartii haku fogeeyo amiiiin amiin guuuuuuuuul ayaan urajaynaya geesiyashayada waa in dhamaan shacabka reer ssc is garabtagan mujahidiinta amiiiiiiiiiiiiin

  6. VIVA SOMALILAND January 15, 2012 at 12:56 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Alla Dhulbahante Beeen Badanaa Waar Dadku Ma Ciyaal baad moodaysaan, Mise Inay Sidiiina Maskaxda Biyo Kaga Jiraaan…??
    Somalialnd Ciidankeeda Wallahi Inaydaan Hadhkeeda Gaa dheyn

    • xamdi January 16, 2012 at 7:06 am - Reply

      maxaa kaqsaday isaaq buhuudle wale idinkama hadho tariqdasi dadka wataqanan ee kacarar magaran wayen

  7. buuhodle boy January 15, 2012 at 12:56 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkk. wuxuu yiri ma dhuftaad tiraahdeen harwayn dhamac kulaalaaya ma nin dhimanayaa geelayaga dhaxal qaboow mooday. walee ka nixi maayo kuwaas saa xaqdaro ayey ku dagaalamayaan midka kale dee aaway ciidankii qaranku ma waxaaas ayaa ciidan qaran la dhahaa oo gacan bir ah wax ku qabanaya kkkkkkkkkk half hour may dagaalamin waxaa laga dhigay wax la laayo iyo wax la qabqabto kkkkkkkkkkkkk daraawiish ayey afka uga galeen huunadii wuxuu yiri daf miyoo isoo yiri sidii waxar dabayl rooray kkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Abdul January 15, 2012 at 12:58 pm - Reply

    Qorulud waa in gacanta lagu dhigaa oo aay noqotaa meel colkeenu joogo si aanay dhibaato u gaarin maatada SSC. Qorulud BMka waa laga daayay oo inbadan baa la iska daayay laakin hada waa muqadas in laqabto. Nimankani maatadeena ayay hoosta ka xariiqeen in lagu kor dagaalamo laakiin xanuunka waa in iyagana la gaarsiiyaa.

    midda kale good news, war aan laxaqiijin ayaa sheekaya in wasiirkoodii arimaha dibada iyo kii u joogay Ethiopia labadaba xabsiga la dhigay kadib markii xidhiidh ay lasameyeen wax garadka SSC.

  9. rashid January 15, 2012 at 1:07 pm - Reply

    dhulbahante xabashiiisuu waa qotay.

  10. rashid January 15, 2012 at 1:08 pm - Reply

    Somaliland wax badan aad daba tagnedeen manta waxaad ka heshaan aad ledahiin.

  11. rashid January 15, 2012 at 1:09 pm - Reply

    cali qalif haddu isleyahay marekan baad ku dhumalesanesaa waa la arki

  12. darwiish January 15, 2012 at 1:24 pm - Reply

    futo xun war waxaas futada xun baa laga kari layahay jooga waar waan isnaqaanaa idoorow war walaahay daaroon oo aan noo iman baanu idinka adagnahay ee waxaan xeerinaynaaa war cabatinkii hore iyo jabkii badnaa ee ilaa maanta war jooga war nabada qaata futo xun nimaan warankaagu gelin weedhaadu ma gasho

  13. darwiish January 15, 2012 at 1:32 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk war meesha miyaa la qayilayaa mise heeihii caqaarta iyo ina mooge baa laqaadayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war waa xabad waxa la isla dhcayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. xaawo January 15, 2012 at 1:36 pm - Reply

    duqsi mawdkii galaybaa fuud kulul dabaashee markuu dalaq yidhaahdaa nolol ugu dabayseeeeeeeeeeeeeeee
    war waxaan ku waydiiyey ma dayacaad la taraacinaysaan mise dagaalkaydin waxba ka ogeyn
    maadse ilowdey wixii kaa qabsadey kalshaaleeeeeeeeeeeeee

  15. runta January 15, 2012 at 1:40 pm - Reply

    waraa waa nimankan dhulbahante waar waxaad tihiin qudhun aan laga qudhun sanayne anagaa idinka waalnayn markaanu lacagta idinla baryayaynay eee mar horeba waxay ahyd in cashar la idiin dhigo se anigaaba furinta joogeee goormaad waxanoo dada naga layseen bal ka jawaaba anagaad noo soo sawiraysaan dad idinka la idinka laayay ama afrikaankii alshabaabtu ku laysay xamar Qudhun aan laga Qudhunsanayn waad arki doontaan waxa idinku dhaca xashiish iyohow

  16. sahra January 15, 2012 at 1:42 pm - Reply

    war hawa waynaa ninka cali khaliif hawaystay oo indhihiisu qabteen
    indhaha haad kaala bax war cali khaliif hortriisuna waa guul dabadiisuna waa guul iyo gobanimo adigana horrtaaduna waa xabad dabadaaduna waa jaxiima kuna seexo kuna soo toos

  17. xaawo January 15, 2012 at 1:48 pm - Reply

    dalku waa ssc yaad moodey walaal soo baro cida aanu nahay waa jabhad qaaliya

  18. AbdirahmanWadani January 15, 2012 at 1:55 pm - Reply

    kkkk Waxay tiri islaantii libaaxa yar xanbaaratay intay wayl mooday markuu cunay ayay ku barooratay eedo kuma garanayn eedo kuma garanayn waxan uga socdaa snm wax aysan garanayn ayaa buuhoodle kaga soobaxay waa gar in ay dhahaan waa new police kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walle iidoor maantuu go ay !

  19. C/qadir xasan x samatar January 15, 2012 at 1:58 pm - Reply

    Citiraafki reer buuhoodle ayaa ceel kuriday cila kumaqaban

  20. ali abdi warsame January 15, 2012 at 2:20 pm - Reply

    XAQA AFKA LAGA DEDAA UURKUU KA DILAACAA.

    MASAAAKAA DARAAWIISHTII MAYDKII IIDOOR KA DUL GABYAYAA CAJAB!!!!!!!!!!!!!!!

    DAGAAL BAA BILOWDAYE FUTADA HALAYSKU GIIJIYO

  21. Kayaabshe10 January 15, 2012 at 2:21 pm - Reply

    Kkkkkk war jiida bakhtigooda oo wali waa in ay idaacadaha iyo tvyada la tusaa sida universal tv isna ha xiraane
    iidoor waligay waan ka adkaa car yey oran alshabab ama daarood baa na laayay
    I’m too eager that iidoor will regret
    tan waa fariin wali la isma gaarin

  22. hiiraan boy January 15, 2012 at 2:34 pm - Reply

    asc dhamaan walaha wan ka xumahay dagaalka buuhoodle ka dhacay waxan aminsahay in beel beel kale aay rabto in ay xoog ku xukunto taasina waa waxii koofurta somalia macluusha u horseeday somalinimada laga tagi maayo dhulki waa dhulkii dadkuna wa dalkii mana dhaceyso in taleex oo xurnimada somalia horseed u aheed aay somalia ka godo waxaan leeyahay dagaal faaido keeni maayee dalku wwaa federal somaliland wa mamul goboleed sscna waa maamul goboleed marka mamul mamul goboled ku duulo ma wanaagsana xalna noqon mayaan dhul bahante waa isdicafay in muda ahey soo sabreen marka dhul bahante sida somalida koofureed shabaab loogu saladay ayaa ayagana somaliland loogu saladay guul ayaan u rajeynayaa waxii somalinimada aminsan waxii kasoo harana baabah allah haka dhigo guuuul somaliweyn

  23. thome jewish January 15, 2012 at 2:40 pm - Reply

    Somalia vs snm. I feel sorry guys.. give up before its too late

  24. ssc January 15, 2012 at 2:49 pm - Reply

    marka hore waxaan salaamaysaa mu jaahidiinta ssc ee saaka weerarkii qaawanaa ee ay soo qaadeen faracda ka sii joogta israa iilinta dhulka barakaysan ee soomaliya waxaan aad iyo aad ugu hanbalyaynayaa ciidamada ssc ee ku jahaaday gaalada snm ee weeraka ku haysa dhulka barakaysan ee xaq u dirirka ssc waxaan leeyaha oo kula talinayaa dhamaan reer ssc in ay cashar u dhigaan faracda reer israa iil ee sii joogata somaliya sida taariikhtu qorto inta hada sii joogta ee kibirta 20 sano ee u danbeeyey in ay dawxiidka u qabteen mujaacidiintii daraawiish hadan tiibay doonayaan in loogu celiyo si ay u qabsadaan tawxiidka alle guulaysta ssc amiin aamiin waxaa inoo balan ah gaalada snm u dhiga casharradii horeba aad ugu dhigi jirteen guul wadashaasa soomaliyeed ee ssc guul guul

  25. Mohamed January 15, 2012 at 2:51 pm - Reply

    Anigoo ku hadlay afka beesha samaroon aadbaan idinku hambalyaynayaa guusha aad gaadheeen

  26. filsan0 January 15, 2012 at 3:03 pm - Reply

    Isaaq waa dad islaam sheeganaya oo daalin sidiisii u dhaqmaya, bal maxay faa’iideen aan mayd iyo dhaawac ahayn. Waxaa haboon isaaqow inaad caqli isu yeeshaan aduunka waa wax kooban ee ilaahay ka baqa, reer ssc waa in ay isdifaacaan xadgudubna iska ilaaliyaan.

  27. warsame January 15, 2012 at 3:20 pm - Reply

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Jabkii Saaka ku dhacay Fullayaashii dadka is yidhi hurdada ku gaada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Buuhoodlay soo hawasteenee hadaanay ku baryootamin burco nooga kaca dadba ma nihin IIdoor halamash bal hala ogaado.

  28. raamsade January 15, 2012 at 3:46 pm - Reply

    dawacada iyo xayawanadka kale ayey ubislatay cunto daya waa cuntadii xayawanaadkee xata lama asayo

  29. ssc boy January 15, 2012 at 3:46 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk idoor waxan mariyo malab u daadshaba miciya libaax ma ku qabtay adeer meesha ma riya loo yimi mise ragi darwiishba la soo atagay ha ka casheeyo warabuhu snm waxa ila wacan in ay riyada ka baxdo darwiish weligeedba gacan ayay kaga adeegta nocase

  30. soomali boy January 15, 2012 at 4:06 pm - Reply

    walaalayaal dhamaan waan idin salaamay salaankadib balaaayo hurda lamatoosiyo balaayana Ilaahay ayaa laga magangalaa waxaan umalaynayaa soomaaliya dhibaato aad ubadan ayey soomartay qabiil qabiila waa layso laayey qabiilna qabiil waa ka adkaan waayey waa hadaynu caqli leenahay marka waxaan ku talinlahaa soomaaliya waamid ee labo maaha horta intaa la ogaado nınkıı taadııdana dee dalka soomaalıya ıskaga guuro dalkale ha raadsado talabaad kaladilay iyo ka wax tilayba waa soomaali waa kugu dhımay iyo kaadhımay waa in caqlıga wanaag sani shaqeeyo oo kuwa balada abuurya ee madaxda sheeganaya in layska qabto oo taa lafahmo nimanka snmta waxaan oranlaah war namad hala ilaaliyo oo nabadaad aduunyada wax kaga qaadanjirteen idinku haku cayaarina walaydaan dagaal caano ugu lisayne hadaad taa diidaan dee waxaad ka heshaan ayaad leedi hiin hadhaw ayaan iswaraysanaynaa waana in aad nabadgalyo uga baxdaan wadamada aydaan lahayne sideg deg ah hadıı aydaan taayeelina waxaan
    leeyahay labaatankıı sano ee aad nabada joogteen ayaad labaatan dhiig ah ku balandoontaan . ssc waxaan leeyahay war cidna ha uga haybaysanina dalkıına wixii idnsoodoontana cashar lama İlaawaan ah u dhiga ana waxaan leeyahay alawsahal Libaax seexday bay niman salaaxeene harag libaax haadi majiido wanwayna ilaa lagawro indhi hiiso cirka ma eegaan marka habraha ilaa lalaayo wax ma arkaan

  31. Wiil Laasqoray January 15, 2012 at 4:30 pm - Reply

    Idoor jabyoo waxa ku dhacay jac & baaruud dheh
    Jigre ayay la heleen dagaalkii Buuhoodle
    Duleedka Buuhoodlaa meydkoodu wadhan yahay dheh
    jahanama la geeyoow hadaad aakhiro u jihataan
    Doofaarkii iblays & Koofil usheega jabkiina dheh.

  32. caridhaaf January 15, 2012 at 4:46 pm - Reply

    bal idoorka daawada maydkooda daadsani
    dayac buhoodle loo dhigay aan cidaina duugay
    bal idoorka daawada murqaan duuli gaadhee
    isagoo dayaw qaba soo daf yidhi reeraha
    oo rag aan jiidh damqanahayn laabta kaga dilaacsheen
    bal idoorka daawada dulmi iyo xumaantood
    naartii u dabaal tegay aakhiro ku dayr madhan
    bal idoorka daawada siilaanyo soo diray
    wedku dabarka uu sudhay ee indhihii delagan yiin
    bal idoorka daawada siday diin akhrinayaan
    dooroonaheenii, daahaa rasuulkii (csw)
    iyo ilaaheena deeqtoon , iyo diintii macaanayd
    uga guuray daarood ee calalada ku daabacay
    ilaahayga wax daalaca iyo daahaa rasuulkii (csw)
    bal idoorka daawa dumar iyo ragooduba
    ciil dibinta ruugaan dhulbahnte usoo dumay
    bal idoorka daawada fondition loo diro
    oo gaaladu ugu deeqeen janadii ku doorsaday
    bal idoorka daawada inaan ahay dhaladka daarood
    aan weligoodba hoos deyin ee dawakh iyo wareer galay
    aar reerka dabar jara aan hadal uga dambaynayn

    halbaa dardaarana
    hala waa digniintay
    halbaa iga dardaarana oo dunida waa la rogayaa
    dabaylaa la furayaa oo daadad baa inoo iman
    iyadana daliilkeedma idoor dabacayuun baa
    dhulbahantoon dagaalamin aan dooyaysan faraskii
    duulaanka goobeed aan dunida qiiq gelin
    idoor soo duryamayaa waxbaan dilayaa lee yahay
    ma damani wax garashada igamayse daadegin
    balse dubaaqi waa weli iyo marka laysu daadego
    hala wayga digniin culus
    nin hadaad is dilaysaan aad is dooxaysaan nolol
    laba haliba waad door hala waa dabaadiga
    marka hore hal waa dooroo waa inaydaan dab wada shidan
    gaaleeftu doogtaa dayac nololi gaadhaa
    la gartaa dambaab dhacay iyo dibiyo shalaaygeed
    xaqu diilin kama tago nabsi baase daba yaal
    dulmi hore ma baaqdaan maruun baad dur duur dhami
    dacartiisa maashaa oo deebaaqdii hunqaacdaa
    hadhoow diiqadootaa toobadina kaa dedan
    waa hadaad wax daalimi miisaanka deeg maleh
    uma jeedin dalab maleh igadaana diid maleh
    waa dalaq ku naar mudo ilaahse waa ka dayn kari
    waa dar daaran aadmiga diinta lagu bayaanshee
    xaqu dirirka lama odhan adigu taa ka daa hoy
    inaad sii durugto mooyee jano ka deeg ba lama odhan

    guul iyo gobanimay tegaysaa ilaahay amarkii
    way dhacday in idoor wagaashe ina daan daansado
    ma nabsibaa???
    ma liidnimaa???
    ma dunidaa dhamaada ???
    miyaa layna falay ???
    halkee ?
    oo kee ??
    oo sidee ?
    wabilaahi towfiiq
    cari dhaaf maxamed fakar <<<< miskiin

  33. awdalstate January 15, 2012 at 4:49 pm - Reply

    saaka markaan maqlay in ay buuhoodle galeen aad ayaan uga naxay oo web ay leeyihiin ayaan soo aqriyey hadana webkani ayaan soo galay warar iskhaafsan ayaan helay
    gabagabadii wararkii dhexdhexaadka ahaa ayaan helay in ciidankii snm magaalada gaadmo ku weeraray ka dibna ku jabeen maydkoodiina ay ka carareen 2000 ayey aagaasi geeyeen waxaana soo jabiyey 450 wiil
    sidaan wararka ku helay reer buuhoodle waad guulaysateen waligiina guulaysda

    mida kale waxaan maqlay oo la sheegayaa in ciidan gadabuursi ahaa oo ka mid ahaa jebhada snm ay qaarna itoobiya u baxsadeen oo ay isu dhiibeen liyuu police ka itoobiya qaarna qaarna reer buuhoodle
    hadaba kuwii liyuu police ka waa la xaqiijiyey waana la hayaa hada warkooda kuwii jebhada buuhoodle isu dhiibay ma indhahaad ka xirteen warkooda lama hayee

  34. wiilka dheer January 15, 2012 at 5:31 pm - Reply

    beenbadanaa sawiradan waakuwii xamar lagasooqaaday.waa dagaalkii shabaab iyo ciidamada dowlada waxaana cadaynaya sharka aygashanyihiin o u xitaa qaar kamuuqdo calankii ciidamada dalka udanda iyo ciida ay jiifaan oo aan ahayn ciidii buuhoodle iyo muuqaalka muqdisho oo ka muuqda dhabarka danbe ee sawirada .waa barabogaando

  35. ssc ninka dara January 15, 2012 at 5:53 pm - Reply

    WAAR HEEDHE DHUL BAHANTE BEEN BADANAA WAAR DADKA WALIDA KADAAYA MAYDKIINA AYAA LAWADHAY ,MARKAAS AYAAD MAATIDA BEEN U SHEEGAYSAAN ..WALAAHI WADKIINI AYAAD ISKU DOONATEEN
    INTAAD KHAATUMO DAYDAYAYSAAN
    DHULBAAHANTE WAA LAYS YAQAAN

  36. ssc ninka dara January 15, 2012 at 5:58 pm - Reply

    QABIIL QABIIL WAX KA QAADA MA JIRO EE DHULBAHANTOW NABAD NAGULA NOOLADA INAKOO QARANKA SOMALILAND AH AYAA LAYDIKA KARI LA;YAHAY EE BAL COLAADA WAX KU QAADA MALAHA COLAADA AYAA IDIIN CUSUB

  37. ahmedoo January 15, 2012 at 6:02 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ala cawaan sana wuxu xabashidi iyo africanki lagu laayey bari hore moqdisho ayay soo dhigteen kkkkk

  38. xp _ _ January 15, 2012 at 10:26 pm - Reply

    idoor waa afku xogleh dagal ma yaqanan iney dad gadan moyee ninka dadka gadana waaa fuley wale nin idoor ah life kugu iman mayo qori markey noqotana gadis ay kuu qarabtan kkkkkkkkkkkkkkk idoor somali oo dhan idin nacdey waa halkad gashaan hadi la idin xasuuqi wayo reer buuhodleh hambalyo guuleysta baan idin leyahay xaaq aad kuu joogtan dhulka idinka leh wanad guleysaneysan amin amin amin guul iyo gobanimo
    braaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaava

  39. Maaakhir state of somalia January 16, 2012 at 2:37 am - Reply

    Guul guul ssc waxaan hambalyo iyo guul u rajaynayaa shacabka reer ssc oo guul kamuujiyey dagaalkii soomaalidiidka weligoodba gaalada dabadhilifka u ahaa ay kusoo qaadeen shacabka soomaalinimada jecel laguna yaqaanay geesinimada iyo eadaninimada

    Hadaba eaxaan leeyahay maquustayaasha SNM oo lafajoodii hore habardugaagu weli kalshaale feenanayo dhiigoodiina weli kamadaeyahay khaymaha kalshaale ayaa tana utaacday waxaan maqlijiray (miidaamo dhegamaleh hadii meleg dhawaaqaayo)

    Gabay

    Garabkiin hajiro cadawga waad gubitaqaaniine
    Gumucaad ridaan wuxu gubaa gaala dhogoreeye
    Galshaaliyo haday garanayaan goobti lagulaayey
    Gafuuraxuntu maantay go dee laysu guriwaayey
    Goobtaa haday garanayaan gacan mataageene
    Sida goosan adhiyoo lumay Bay goobti soogeli
    goblan tala aduuneey maxaa gacalalo ooyeysa

  40. Axmed Caabudwaaq January 16, 2012 at 5:20 am - Reply

    Anigoo ku hadlaya afka Sade Marehan hambalyo baan idin leeyahay…. Wa Sharaf iyo Karaamo iyo Rajjo Wanaag aad soo hoysateen…

    Umadda Somaliyeedna Caawa Rajjo iyo Farxad bay ku seexanaysa.

  41. xamdi January 16, 2012 at 7:11 am - Reply

    ilahay hadoyo gesiyad darwishka salan qali ah ayan kusalaamay cadowgod hajabo cimrigo hajiro

  42. xamdi January 16, 2012 at 7:13 am - Reply

    inti naga dhimatay na ilahay ha unaxaristo amiin aya rabi

  43. khadija hassan h, mohomed January 16, 2012 at 8:12 am - Reply

    الحمد لله الدي هزم الاحزاب
    aad baan ugu hambalyeynayaa mujaahidiinta ssc iyagu waxey galayaan jahanama idinkuna waxaan galeysaa janada waxey udhinteen xaq daro iyagoo is leh aad xoog ku qabsataan dhulbahante laakiin ilaahay baa fashiliyay mar walbana fashilin doona inshaa alaah rabul caalamiin anigoo ku uhadlaya afka waceys cabdille dhulbahante waa farxad aan la soo koobi karin وما نصر الا من عند الله

  44. dr.xamze January 16, 2012 at 10:07 am - Reply

    waad salaaman tihiin bulsha waynta reer buuhoodle waxaan idiinku hanbalyeynayaa guusha aaad gaadheen maansha alaah waxaan idin leenahay hiil iyo hooba waa idin garab taagan nahay waxaa layaab ah buuhoodle oo laga yaaban yahay ialaahay quwada dagaal ee uu ku manaystay mansha alaah guul una sheega idoorku diide nabadiiye inay dhaqso la isugu celin doono buurihii lagu laalnaa ee ay saar naan jireen

  45. Immelsodili August 1, 2012 at 6:40 pm - Reply

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>