Dhiibo Codkaaga Magaca Maamulka Laga dhawaaqey Taleex.

 

( Allssc) Fadlan dhiibo codkaaga si xor magaca kuugula haboon in loo bixiyo maamulka cusub ee laga dhawaaqey Taleex

Guji halkan hoose.

<a href=”Take” _mce_href=”http://poll.pollcode.com/4hf”>Take”>http://poll.pollcode.com/4hf”>Take my poll!</a>

Allssc@allssc.com

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

102 Comments

  1. fadumo January 14, 2012 at 2:51 pm - Reply

    waxaan u codaynayaa ssc state

    • ayaan January 15, 2012 at 1:27 am - Reply

      waxaan odhanlaha ssc state of somalia

  2. raqiya January 14, 2012 at 3:12 pm - Reply

    waxaan jeclaanlahaa inloo bixiyo ssc atate of somalia

  3. maxamed muuse January 14, 2012 at 3:19 pm - Reply

    SSC STATE

  4. abdikariin somali January 14, 2012 at 3:23 pm - Reply

    asc hadanka hadlo fekerkayga waxan odhan laha ssc waa jamhadii usoo halgantay xorima doonka magaca mamulka madama aynu doonayno in anu warsan gali iyo laylkase iyo fiqishini iyo waliba wixii kale ee somalinimo raba haloo bixito DARWIISH STATE OF SOOMALIYA waa fakerkayga

  5. ubax January 14, 2012 at 3:25 pm - Reply

    Anigu waxaan doonayaa in loo bixiyo darwiish state of somalia

  6. Gulaid January 14, 2012 at 3:25 pm - Reply

    Magaca SSC waynu ku soo caano maallay haddii loo bixin waayo Maamul Goboleedka magacaas ma aha in laga guuray ee wuxuu noqon doona magacyada gobollada maamul goboleedka qaarkood waayo waxaa la samayn karaa gobollo dheraad ah oo iyana magacyo kale bixiyo kuma koobnaan doonaan gobollada maamul goboleedkeenu Sool, Sanaag, iyo Cayn. Sidaadrteed, aniga waxay ila tahay in magaca ugu habboon yahay North State of Somalia. Darwiish iyo S.Y.L waa magacyo qiimo badan aynu taariikhda halgankii xornimo doonka u isticmaalayno. Magaca North State of Somalia wuxuu tilmaamayaa meesha aynu Somalia kaga naallo wuxuuna burinaya riwaayadda iyo dhalanteedka kuwa ku riyoonaya gooni u goosadka.

    North State of Somalia waa magac aad u quwad weyn (very powerful). Isaaqu waxay ka carareen inay magacooda ka dhigaan Togdheer iyo Waqooyi Galbeed illeen gobol kale wax kama degaane. Waxay raadiyeen magac isticmaar bixiyey, isticmaarku wuxuu ahaa shisheeye magaca uu qaatay wuxuu maxmiyadda Ingiriiska Dhulka Soomaaliyeed (British Somaliland Protectorate) magacaasina ma aha dal magacii ee maadaama Ingiriisku shisheeye ku ahaa dalkeena wuxuu tilmaamay Dhulkii Soomaalida ee Ingiriisku ilaalinayey isagoo taa u sheegayaa dadkiisa iyo gumaystaashii kale ee u tartamayey qabsashada dunida. Isaaqu waxay magaca mustacmaraddii Ingiriiska ka raadinayeen taariikh been ah iyo inuu ahaa dal, sidoo kale waxay ka doonayaan inay ku boobaan deegaannada beelaha kale ee Soomaaliyeed.

    Haddaba North State of Somalia ama mid kale oo la miisaan ah oo loo bixiyo Maamul Goboleedkeena cusub ayaa noqonaysa mid ka jawaabta una taagan taariikh facweyn (waqooyiga Somalia) iyo waaqca hadda taagan, una muujinaysa caalamka arrimo badan oo Soomaalidiidku ku khaldayo.

    Guul
    Mahadsanid

  7. Xalima yasin faraax January 14, 2012 at 3:27 pm - Reply

    Ssc

  8. Mohamed January 14, 2012 at 3:31 pm - Reply

    North Somalia Regional State

    Maamul-Goboleedka Woqooyiga Soomaaliya

  9. Jamad January 14, 2012 at 3:34 pm - Reply

    Waxan jecelahay in loobixiyo ssc state of soomaliya

  10. adan abshir January 14, 2012 at 3:36 pm - Reply

    anigu waxaan ku talin lahaa hala qaato magaca:JIDHARERI oo kasoo jeeda degsiimada beesha {jIIdali-farhareri} hadii kale taleexstate sabab waa magaladenii ugu horysay. hadii kuweyga laqadan wayo: waxan ufodayaa ssc oo iyana ciladeeda leh ssc macno laga dhehdo maleh waa xarfo lasoo gaabiyey macno masameynayaan. ee waxaan dhihi lahaa haloo dad badsado waqtgana hala kordhiyo.

  11. amina January 14, 2012 at 3:36 pm - Reply

    ssc state is a very good community and should be vote for many reason shown above and if voted will be a very good government and will constlyget better.

  12. Qalanjo ssc January 14, 2012 at 3:45 pm - Reply

    dhamaantood waa magacyo fiican lakiin anigu kaan aad u sii jeclahay ee aan doortay waxaa weeye SSC STATE OF SOMALIA

    • deeq January 14, 2012 at 10:29 pm - Reply

      walaal waxaan kugu raac sanahay in loo bixiyo maamulka cusub ilahayna ha ino fududeyo dhis mihiise Ssc State Of Somalia.

      waxaan inta ku sii dari lahaa magac walba oo loo bixiyo maamulka cusub yaan laga tegin in la raaciyo Somalia intaasna waa iga talo tol weynoow waadna mahad san tihiin dhamaantiin.

  13. jama January 14, 2012 at 3:48 pm - Reply

    Darwiish state,

  14. abdiqani January 14, 2012 at 3:55 pm - Reply

    Salaan ka dib,Walal waxa ila qumaan (maamul goboleedka waqooyi galbeed somalia),Magacaas oo muujinaya midnimaddii soomaliyeed in aynu gundhig u noqonayno,islamarkaana daqadda ka saraya maamuladda soomali diidka iyo hunguriga ku caan baxay ee hareeraha inaga xigga,aadd iyo aadd waxan u dhiri gelinaya in magacaas la qaato.

  15. leader of sanaag January 14, 2012 at 4:00 pm - Reply

    ssc goboladeeda 12 region bay noqonayan waana diyarsantahay aniga waxa ila haboon markii hore waxan tagersanaa ssc state lakin hada darwish state ban vote kayga siinayaaa ssc na waxa boodhka laga jafayaa marka idoor khamriga soo caban oo saqramaman aya ala oranayaa ku shahiida…………

  16. dalab January 14, 2012 at 4:12 pm - Reply

    waxaan halkaas salaan qali ah o gudirayaa dhamaan dadkii naftuuda iyo maalkoodaba o huray khaatumo 1 and khaatumo 2 iyo web allssc , horufadhi , sarmaanyo, boocame, ceegaag , realtaleex, widhwidh,lasanod intaas marka aab ku dhafo salaanta halkan waxaan ka dhibanayaa ra igayga ku saab san magac o bixin waxaan u bixin lahaa darwiish state

  17. MAXAMED CABDICASIIS MAXAMED January 14, 2012 at 4:12 pm - Reply

    walaalayaal horta waan idin salaamay bahda media dhlbte waad ku mahadsan tihiin sida qurux da badan ee aad noogu soo gudbisaa jawiga wararka khaaatumo marka xiga waxaan odhan lahaa haloo bixiyo MAAMUL GOBOLEEDKA WAQOOYIGA SOOMAALIYA

  18. Naalaye jaamac January 14, 2012 at 4:14 pm - Reply

    Walaalayaal anigu waxaan aaminsanahay in aynu ka deyno SSC oo loo bixiyo KHAATUMO STATE sababtoo ah waxaa laga yaabaa inuu maamulku dhaafo deeganadeena oo keliya siyaasada maantana yaan lagu qasin tariikhdeena waayo somaliya siyaasadeedu waa dabayl dhan walba u dhacaysa,
    FADLAN 2 MAGAC EE SSC IYO DARWIISHBA SANDUUQA KAYDKA INOOGU RIDA WAXAA LOO BAHAN YAHAY WAKHTI CUSUB IYO MAGAC CUSUB

  19. Anis January 14, 2012 at 4:18 pm - Reply

    Waxaan Salaamayaa Dhamaan Shacabka SSC ….Salaaan Kadib Waxaan Codkayga siin lahaa In Looo Bixiyo Maaamulka Cusub Eee Deegaanada SSC .

    >>>>>>>>SSC STATE OF SOMALIA <<<<<<

  20. Manifesto January 14, 2012 at 4:23 pm - Reply

    Oil State or Pure Somali State

  21. Ahmed January 14, 2012 at 4:24 pm - Reply

    asc wr wbr . Bacda salaam waxaan salaaamaya dhammaan shacab weynaha ssc meel kasta ay joogaan , waxaa sharaf noo ah in xilligan aan ka doodno magacii aan ubixin lahayn lahayn maamul aan leenahay aynaan cidna u dabo fadhiisanayn oo aynu kaga Tashanayno aayeheena ,dalkeena,iyo deegaanadeena, sidii aan ugu heli lahayn Kalsooni buuxda ,,, waana wax lagu Farxo…Waxaan Jeclahay amaba doorbiday Magacii aan usoo Halganay ee kumanaan kun oo qoff Bulshadeena mar 5 meelood looqaybiyo 3 meelood u shahiiday aan u bixino kaas oo qoff kasta GaranaYo.. oo ah DarwiishLand..Of Somalia waadna wada Mahad santiihin akhyaarta sharfta leh ee Fikirkooda halkan kusoo Bandhigay,,By ahmed Jama

  22. abdirisaq January 14, 2012 at 4:31 pm - Reply

    asc waxan u codaynayaa ssc state of somalia

  23. hasaan January 14, 2012 at 4:32 pm - Reply

    naale jamac ayan la qabaa waayo shirka magaca uu wataa waa magac cajiib ah oo micno weyn leh wuuna noqdey run tii sida shirku u dhacey ama loogu tashadey ama uu u socdo waxan u codeeyey khaatumo state mahadsanidin oagadana magackasta oo la qaato illaahey kheyr ha kadhigo

  24. Faisal January 14, 2012 at 4:33 pm - Reply

    Walaalayaal Daraawiish,

    Haa loo bixiyo maamulkeena cusub haa loo bixiyo, Maamul-Goboleedka Woqooyiga Soomaaliya, si caalamka oo dhan loo tuso in shacabka Woqooyiga Soomaaliya taageersanyahay Midnima Somaaliya

    Maamul Goboleedka Woqooyiga Soomaaliya waxa uu ka koobanyahay dhamaan gobolada Sool, Sanaag, iyo Cayn.

    – North Somalia State , waa SSC/Daraawiish/ Dhulbahante

    – North East Somalia, waa Puntland/SSDF/ Majeerteen

    -North West Somalia, waa Somaliland/SNM/Isaaq

  25. cader January 14, 2012 at 4:38 pm - Reply

    anigu waxaan dhilahaa hadal tiro loo ma baahna iyo in la muujiyo fikir kala
    duwan dadku waa mid dalkuna waa mid maskaxdii umaduna meeshey
    fadhiday magacbayna isku raacday go amadoodana waan taageeraynay
    hadana waxaa inoo taal hawl iyo halgan ee waa inad ku mushquushan
    maxaynu qabanaa iyo sidee difaaca uga qayb qadanaa

    cader

  26. abdirashiid January 14, 2012 at 4:43 pm - Reply

    asc wr wbr waxaan salaamayaa dhamada somaliyeed gaar ahaan umada reer ssc marlabaad waxaan hanbalyo iyo bogaadin udirayaa shirka khaatumo2 waxaan fakar kayga darsan lahaa magac bixinta maamulka cusub in loo bixiyo ssc state of somalia taas baa tilmaan ka bixinaysa dhulka iyo dhamaan dadka daganba

  27. jacfar January 14, 2012 at 4:44 pm - Reply

    SSC STATE —-SSC STATE——-SSC STATE ———SSC STATE —-SSC–

  28. jacfar January 14, 2012 at 4:46 pm - Reply

    CODKAYGA LABAAD—–DARWIISH STATE ——DARWIISH STATE OF SOMALIA——–DARWIISH STATE————-DARWIISH STATE OF SOMALIA

  29. Qaali ahmed January 14, 2012 at 4:48 pm - Reply

    Salaan. Marka. Hore. Magaca. Waxaan. Odhan lahaa darwiish state

  30. Abdirahman January 14, 2012 at 4:52 pm - Reply

    Waxaan Salaamayaa Dhamaan Shacabka SSC ….Salaaan Kadib Waxaan Codkayga siin lahaa In Looo Bixiyo Maaamulka Cusub Eee Deegaanada SSC .
    >>>>>>>>SSC STATE OF SOMALIA <<<<<<

  31. Fadumo January 14, 2012 at 4:54 pm - Reply

    waxaan u codaynayaa in loobixiyo Maamulkaa cusub SSC State

  32. fadumo January 14, 2012 at 5:00 pm - Reply

    waxad ka cararaysaan ee aad diidaysaan waa garanaynaa waxad mucaarad ku tihiin ssc ee magaca qaata reer nugaaleedow isna xoreeya waxab waan idiin daynaynaa by

  33. ABDI MIRAAF January 14, 2012 at 5:05 pm - Reply

    Salaan guud kadib
    waxaan oranlahaa magaca loo bixinayo maamul gobeleedkeena barakaysan inuu noqdo 2 options Darwishland state of somalia (DSS)OR Somaliland state of Somalia (SSS) waxaa laga yaabaa in dad badan ay ka boodaan somalialand kkkkkkkkk waxaan idiin sheegayaa labadaas magacba inagaa lahayn oo la inoo yanaanay bilow ilaa aakhir cid sheegan kartana ma jirto markii laga reebo Ogaadeen waayo somaliland waxaa laysku oran jiray kilinka 5aad iyo north somalia Idoorna dhulmalaahyn oo cayr bay dhinackasta ka ahaayeen marka magaca Somaliland way xadeen ee dhulka aan kaga soo dhufano
    SSC HANOOLAATO CADAWGEEDUNA HA JABO

  34. yuusuf diiriye January 14, 2012 at 5:09 pm - Reply

    asc waxan salaamay dhamaan shacab weynah somaliye meel kasta ay joogaan garahan umad ssc wxan leehaya asc anigu waxan jeclahay in loo bixiyo darwiishland of somalia

  35. cali January 14, 2012 at 5:19 pm - Reply

    Afwaliinjo state+siiloaanyo dhiigyacab=darwiishland state

  36. dOCMO man January 14, 2012 at 5:21 pm - Reply

    Anigu waxaan odhan lahaa, Darwish State ama North State of Somalia

  37. Bush to January 14, 2012 at 5:22 pm - Reply

    Marka hore waan idinsalaamay waxaan oranlahaa in loo bixiyo daljir state Waayo waxaynu rabnaa,inaynu, soomaali is isoo celino markaa magacayguna waa Inuu noqdaamagac dhulbahante meelkasoomuch Gareeyo, maadaama aynu halganka soomaaliyeed aynu bilownay magacayguna waa Inuu noqdaamagac DAljir state qofkastaana wuu yaqaanaa macnaha daljir & dhulbahante waa Aniga oo ah Mursal xuseen abtiile bidhyo bye all ssc

  38. ABULUQMAN January 14, 2012 at 5:24 pm - Reply

    Goool ka,dib waxaan u,bixin lahaa SSC STATE WAAYO WAXAY KA,TARJUMEESA DHULKA AY KA,SOO JEEDAAN DADKA REER SSC CADAGUNA TAAS BUU KA DAGAALAMAYAA SIDAA IYO NABADAY

  39. laki mohamed January 14, 2012 at 5:33 pm - Reply

    darwish land state

    • bilidhig January 14, 2012 at 8:19 pm - Reply

      ssc staate ayaan ucodeeyey………

  40. ahmed January 14, 2012 at 5:34 pm - Reply

    SSC STATE MAGAC KAGA HABOON MA JIRO.

    • wacan January 14, 2012 at 7:35 pm - Reply

      ssc state of somali

  41. hassan January 14, 2012 at 5:47 pm - Reply

    ASCWW,salaan kaddib.waxaan u codaynayaa:northern state of somalia(maamul goboleedka waqooyiga soomaliya).sababtoo ah qabiil qaran ma noqdo,sidaas awgeed waxaa deegaanka inala dega dadyow kale oo aan ssc(dhulbahante) ahayn sida:gabooyaha iyo fiqishini waana in laga qayb geliyaa maamulka .waayo waxa aynu u doodnaa soomaliweyn iyo midnimo.cidii kale oo inagu soo biiraysaana waa albaab u furan sida warsangele iwm.

    warsan iyo salaam

  42. Axmed cali jamac January 14, 2012 at 5:48 pm - Reply

    Waad salamantihin dhaman shacabweynaha reer SSC. Aniga waxan so jeedinaya in lo bixiyo dawladdan cusub : DARWISH STATE

  43. malyoun January 14, 2012 at 5:55 pm - Reply

    asc bacdal salan anigo ah gabar rer puntland ah waxaan idinku tageraya shirkad qabsaten mansha alaah

    magaca aan tagersanahay waaa ( SSC state ) wax qabadki Salebaan Xagla tosiye waa is tahila magacuu keney in la raaco

  44. C/qadir xasan x samatar January 14, 2012 at 6:02 pm - Reply

    Waxaan ku talin lahaa in magaca mamulka laga dhigo darwiishland ama somalipure

  45. Jacfar January 14, 2012 at 6:02 pm - Reply

    Slan sare kadib waxan sodhoweynaya wax kasta o lidi ku ah somali didka wayo waa cunsuriyin somaliya horumarkeda neceb marka magacu waxan dhehilah (midnimo state of somalia) wayo waxaa muqata midnimo o magaladi ay ugu xoga badnayen aya mudaharad loga sohorjedo kasocda

  46. mustafe cabdi darmaan January 14, 2012 at 6:05 pm - Reply

    waxan soo jeedin lahaa in magaca laga dhigo anigu wa fekerkaygee maha khasabe

    <<<<< …… Xaysimo State of Somalia

    waxan rajaynayaa magacasi inu noqdo magaca mamulka dhuloos

    loooooooooooooolz

  47. cabdi risaaq maxamed cabdi qoobyare January 14, 2012 at 6:08 pm - Reply

    asc dhamaantiin waxaan hawada idiin soo marinayaa salaan aad u qiima badan guul iyo gobo nimaan idin leeyahay dhamaan umada reer ssc aad baan ugu farax sanahay maamulka iyo magaca lagu dhawaaqay waayo waxaan filayaa magaca ssc waa magac hirgalay saas darteed aad baan ugu farax sanahay midnimada iyo guusha halkaa ka socota waana soo dhaway nayaa maamulka cusub

  48. khaalid January 14, 2012 at 6:10 pm - Reply

    waxaan jaclaan lahaa in loo bixiyo daraawiish state

  49. Wiil warsangali January 14, 2012 at 6:11 pm - Reply

    Walalahayaw magaca waxad kadhigtaan darwiishland maxayelay ssc goboladu wayka badanayan bari ee darwiishland kadhiga

  50. Jacfar January 14, 2012 at 6:15 pm - Reply

    (Wadajir state)

  51. AhmedBrirish January 14, 2012 at 6:30 pm - Reply

    waaan idin waada salaamay dhamaan shacabweynaha ree SSC, aniga figraddaydu waxa weeyaan in loo bixiyo maamulkan cusub::
    DARWISH STATE,
    Sababtoo ah dhulku waa daraawiish dadkuna waa darwiish!!!!!!!

  52. abshir January 14, 2012 at 6:48 pm - Reply

    waxaa is dhihi lahaa midnimo state

  53. maquuste January 14, 2012 at 6:54 pm - Reply

    aniga ahan waxaan odhan lahaa haloo bixiyo midnmo maadaam uu yahay shirlagu midoobay

  54. coodanle January 14, 2012 at 6:55 pm - Reply

    salaan kadib waxaan aad iila qurux badan magaca DARWIISH_LAND Sababtoo ah,
    1-Magaca darawiish waa magac soomaali oodhan ku faanto
    2-Magaca darwiish waa magac dibada khaasatan carabaha iy islaamka laga gadikaro
    3-Magaca darwiish waa mid hiil lagaga heli karo KILLILKA5
    4-Waana magac burji leh oo muujinaya dad qadiyadoodu ku adagtahay

  55. Khalid January 14, 2012 at 6:57 pm - Reply

    waa idin salaamaay dhamanthin walayaal, after salaan anigu waxaan jeclahay ina loobixiyo Wadani state WADANI STATE OF SOMALIA, AGAIN WADANI STATE OF SOMALI………WSS OR GOBAL MAMULADKA WADANI OO AH .

  56. GORAY January 14, 2012 at 7:02 pm - Reply

    Northeast State of Somaliya ama Darwish state

  57. c/fatax ismail January 14, 2012 at 7:08 pm - Reply

    aniku horta waxan didanahay land o dhan kareba hadeey somali doonku dhab nagatahay wa taladeyda waad mahadsantihin dhaman saxafada

  58. Dharkayngenyo January 14, 2012 at 7:15 pm - Reply

    Darwishstate baan siyey codkayga

  59. Wiil Xuddun January 14, 2012 at 7:34 pm - Reply

    Anigu waxan dhihi laha my opinion Darwiish State waad mahadsantihiin

  60. yusuf January 14, 2012 at 7:37 pm - Reply

    SSC STATE OF SOMALIA
    DARWISH STATE OF SOMALIA

  61. MUXAMED TABAARAK January 14, 2012 at 7:39 pm - Reply

    MAHAD ILAAHAYBAA LEH MUDAANA WAXAA LEH DHAMAAN DADKA REER SSC MEEL KASTOO AY JOOGAAN IYO MEEQAAN KASTA OO AY LEEYIHIINBA

    INTAAS KA BACDI WAXAY ILA TAHAY INAAN LOO BAAHNAYN IN LAYSKU MASHQUULIYO MAGAC BIXIN WAAYO MAGACA DEGAANKA 100 SANO KA HOR AYUU BAXAY OO WAA DARWIISH STATE LAAKIIN SADEXDA GOBOL EE DEEGAANKU KA KOOBANYAHAY WAXAY KU CAAN BAXEEN SSC SIDAAS AYAANA CAALAMKU HADA U YAQAAN INDHAHA IYI DHAGAHA CAALAMKANA KAYD KU NOQOTAY MIDA KALE MAGACAN SSC CADAWGA IYO DADKA KALA TAGA SOOMAALIYEED JECEL
    DAB FARAHA LAGAGA GUBTAY IYO RASAAS DHACAYSA WAA KAGA DARANYAHAY MAGACAN SSC HALA DAAYO HANA LAGU DUCEEYO TAAS AYAA FIKIR SALIIMA AH MARKA MEELO BADAN WAX LAGA EEGO.

    MIDA KALE WAXAA IN LAYSKU MASHQUULIYO LOONA DIYAAR GAROOBO U BAAHANI WAA DIFAAC IYO JID DHEER OO LAGU DHINTO LAGU GAAJOODO OO SHARAF IYO GOBANIMO KA DANBAYSO.

    WAXAAN LA YAABAA MARKA DADKA YIDHAAHDA SNM IYO BEESHA DHEXE IYO MAGACYO KALE SIDA MAAMULKA SOOMAALILAND WAXAAN SHACABKA REER SSC U SHEEGAYAA ISAAQ CAAMO IYO CULIMO WAAYEEL DHALIN YARO RAG IYO HAWEEN WUXUU ISKU RAACAY DULMI IYO GARDARO OO LAGA LAYAHAY SHAQSI KALIYA OO YIDHAAHDA WAR WAXAYNU SHALAY DIIDAYNAY YAYNAAN CID KALE KU DAYIN TUSAALE AHAAN SHALAY 13-01-2012 WAXAAN DHAGAYSTAY KHUDBAD UU NINKA CAADIFADA IYO QABIILKU MADAX MARAY EE AQOONTII DIINEED KU BADASHAY DIFAAC QABIIL EE ISAAQU U YAQAANAAN AADAN SIIRO AMIGUSE AAN IDHAAHDO AADAN SAAQID WUXUU KU NUUX NUUXSADAY INAY DIINTU SHEEGAYSO INAAN MAAMULKA ISAAQ LAGA BIXI KARIN QABIILKA ISAAQNA AANAY ISKU HALAYN WUXUU DAWLADA KU SHEEGAY EE AY CAGTA MARIYAAN CIDII KA HOR TIMAADA RABITAANKOODA.

    WAXAAN HADALKAYGA KU SOO GAABINAYAA DADKA REER SSC HA DOORTAAN NAF DIFAACID TAAS AYAA DIINTA ISLAAMKU BANAYSAY MARKII NAFTAADA MAALKAAGA IYO CIRDIGAAGABA XAQ DARO LAGU BANAYSTO INAAD KA DHIIDHIDO OO AAD IS DIFAACDO AYAA DIINTNA ISLAAMKU KU FARAYSAA EE TAN AADAN SAAQID SHEEGAYO EE AH IN BEESHA ISAAQ CIDII DIIDA LA DILO DALIIL UMA HAYO BEEN AYUUNA KU SHEEGAYAA.

    ALLAAH WUXUU AAYAD QUR,AANA KU LEEYAHAY.

    LAN YAANALLAAHU LUXUUMUHAA WALAA DIMMAA,U HAA, WALAKIN YANAALUHULLAAHUL TAQWAA MINKUM.
    OO MACNAHEEDU YAHAY MAAHA HILIBKIINA IYO DHIIGIINA TOONA WAXA ALLE GAADHAYA AMA UU EEGAYO EE WAXAA GAADHAYA TAQWO IYO CIBAADO SAALIX AH OO KUWO IDINKA MIDU SAMEEYAAN MACNAHA CAMALKA WANAAGSAN AYAA ILAAHAY GAAHDAYA AMA XISAABINAYAA
    MAAHA IN SIDII LA RABO LA DALIILSADO QUR,AANKA ALLE IYO AXAADIISTA RASUULKA SCW

  62. warsame January 14, 2012 at 7:43 pm - Reply

    SSC State ama Mideeye State.

  63. ustaad mohamed January 14, 2012 at 7:48 pm - Reply

    waxaan soo jeedinyaa northeast state of somalia

  64. imaan January 14, 2012 at 7:58 pm - Reply

    SSC STATE OF SOMALIA magac kaga haboon ma jiro isagaa ka turjumaya dhulkeenii iyo dadkenii guul guul ssc

  65. A/rashiid January 14, 2012 at 8:00 pm - Reply

    North Eastren states of Somalia

  66. mubaarak January 14, 2012 at 8:11 pm - Reply

    waxaan jeclaan lahaa ssc state isagaa soo shaac baxaye

  67. bilidhig January 14, 2012 at 8:18 pm - Reply

    ssc satate ayaan ucodeeyey..

  68. naasi January 14, 2012 at 8:22 pm - Reply

    marka hore waa salaan ku socotaa dhamaan shacabka ssc gaarahan guddiyadda ku sugan bardaha weyn magaaladda taleex .

    magaca awaxaan odhan lahaa waa SSC STATE OF SOMALIA

  69. dr.xamze January 14, 2012 at 8:32 pm - Reply

    [[ GUMAYSI DHARAGLEH GAAJO GOBONIMO LEH BAA DHAANTA ]] TALEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEX GUUL IYO GOBONIMAA KASOO HOYATAY MAANSHA ALLLGH]]marka hore waad salaaman tihiin dhamaan umada udhalatay sool sanaag iyo cayn dal iyo dibadba meelkastay joogaan ilaahbaa mahad leh isudumay quluubteena meel kasatay dunida dacaladeeda kaga nool nahay walaallayaa iayana waxaan la hilmaami karin gruubkii g6 iyo gudidii inta badan soo dadaasahay iyo waliba ergadii iyo dhamaanba intii kale ee siyaabo badan uga kala qayb qaadatay shirkaas khaatumo waxaan ku talin lahaa maamulka cusub haloo bixiyo darwiishland dadka sool sanaag iyo cayn guul gobonimo sharaf iyo geesinimo garabkiina alle hayeeyeelo

  70. nasra January 14, 2012 at 8:35 pm - Reply

    waxaan salaamayaa dhamaan shacabka akhyaarta reer ssc meelkasta ay joogaan intaa kadib waxaan dooran lahaa inloobixiyo magaca ah (DARWIISH STATE OF SOMALIA)
    Teedakale wax badan ayaa ina sugaya waa inaynan kumashquulin magacaas uun wax kale oo badan kadooda una diyaar garooba walaalayaal cadawgeenii wuu sii kordhay muusan yaraan ilmaadeerayaal wad mahadsantihiin

  71. maxamuud January 14, 2012 at 8:45 pm - Reply

    ssc state
    iyo waqooyiga dhexe ee somalia wuxuu u dhaxeeyaa waqooyi galbeed iyo waqooyi bari kawarana arinkaas

  72. Abdikani a/ziz January 14, 2012 at 8:51 pm - Reply

    Asc umada ssc meel ay joganba waxan leyahay waxan doranay magaca ssc state yaan macaga calamka galay tusaale waxa kugu filan inta ku abtirsata facebook oo sidata ssc ninkii magaca dalkiis iyo dadkiisa nacayow hadaba dhimo ssc state guul guuul guul wabilaah towfiiq

  73. Abdikani a/ziz January 14, 2012 at 9:00 pm - Reply

    Ssc state ssc state ssc state guul guul guul kaasi ban ku leh allssc idinkuna waad ku mahadsatihiin howshaad haysaan idinka iyo inta xalaasha ah guul guul guul

  74. saleban January 14, 2012 at 9:20 pm - Reply

    darwiish state of sopmalia ayaa ugu fiican ayaan filayaaaaaaaaaaaa

  75. dhalat ssc January 14, 2012 at 9:34 pm - Reply

    Darwiish State ama SSC State labada mid ban jeclan laha anigu

  76. xamar January 14, 2012 at 9:55 pm - Reply

    darwish state

  77. ifrah January 14, 2012 at 9:56 pm - Reply

    darwish state

  78. wadaniyad January 14, 2012 at 9:58 pm - Reply

    darwish state

  79. xamar January 14, 2012 at 9:58 pm - Reply

    yes

  80. somali January 14, 2012 at 10:06 pm - Reply

    hadan kahdlo fekerka ku adan magac bixinta waxan jeclahay in aynu qadano magaca ah SOOMAALI STATE sabab badan awgood 1 inagoo ad ugu dheer somali nimada 2iyagoo magici SSC inooga dhadhamayey jamhadnimo 3 iyadoo an ula jeedo kuna bahdilayo soomali diidka

  81. GORAY January 14, 2012 at 10:19 pm - Reply

    Darwiish state

  82. deeq January 14, 2012 at 10:37 pm - Reply

    anigu waxaan kow sinaya? labana waxaan sinaya.

    1, SSC State of Somalia 41%

    2, Midnimo State of Somalia 7%

  83. SSC STATE January 14, 2012 at 10:56 pm - Reply

    I VOTE FOR SSC STATE

  84. ABUBAKAR January 14, 2012 at 10:58 pm - Reply

    I VOTE FOR SSC STATE

  85. OSMAN January 14, 2012 at 11:00 pm - Reply

    SSC STATE !!!!!!!!

  86. Ibrahim January 14, 2012 at 11:02 pm - Reply

    Waxaa Aniga ila quman ssc state Guul iyo gobanimo

  87. amali January 14, 2012 at 11:05 pm - Reply

    north samali state… waa ok.
    maxaa yeelay waa fariin xoog leh oo ku socota IIDOOR!!!
    kana farxinaysa unmmdeena midnimmada jecel.
    dhulkii daahirka ahaa ee DRAAWIISHTA ha noolaato..aamiin.
    ummda somali dhulka ka qaada mar kale ..!
    waa idin sugaynee intee nagu ilowdeen!
    waa idin jacelnee intee nagu ilowdeen..!
    DARAAWIISH la’aan maa somali noolaankataa? maya…maya…mayaaaa.
    guulaysta ..aamiin

  88. OSMAN January 14, 2012 at 11:09 pm - Reply

    SSC STATE

  89. khalid January 14, 2012 at 11:13 pm - Reply

    Waxaad u Bixisaan Riyo State

  90. cabdi cawil January 15, 2012 at 12:49 am - Reply

    dhamaan tolka waan salaamayaa bacda salaan vote si fican ayuu u socdaa
    markaa waxaan ku darsan lahaa inaanu magacu inaga noqon sida maamulada kale ee ku eeg guryahoda ama madaxa kala soo jeeda booraandawacada
    maadaama aynu soomaali wayn raadinayo magacu waa inuu macno inoo sameeyaa inaka iyo dadka kaleba waxaana oran lahaa halaga dhigo waa hadii shirka aynu ka rabno mid lagu raadinayo soomaali wayn
    halgankana laga bilaabay xero daraawiish magac soo shabaha oo aan aniga hayaa waa hormuud state or daljir state or midnimo
    aad baan idiin salaamayaa soomaali meelkasta ay joogto

  91. wayrah January 15, 2012 at 1:16 am - Reply

    DARWIISH STATE DARWIISH STATE

  92. sandheere January 15, 2012 at 2:10 am - Reply

    waxay ila tahay dhulkan taariikhdiisa yaan lagacaynwareegin
    daraawiish yaa laynagu yaqaan ………….haddii lagu sheelo waa lays sheegaa
    darwiish state of somalia yaan is leeyahay waa magaca ugu haboon

  93. Deeqa D. Jaamac January 15, 2012 at 3:18 am - Reply

    salaamucalaykum tolweynaha ssc bacdi salaan waxaan oran lahaa ssc state sababtoo ah waa magac inoo hir galay dad badanina ay usoo halgameen markaa halganka halkaa ka wada ssc salaamu caykum

  94. Samira January 15, 2012 at 3:21 am - Reply

    Waxan ucodaynaya ssc state of somaliya

  95. Xiis jamac January 15, 2012 at 3:23 am - Reply

    Waxan u codaynaya ssc

  96. Suldaan January 15, 2012 at 3:47 am - Reply

    Walalayal marka hore salamulahi calaykum bacda salan shirkan meesha lagu hayo qalcadi tarikhiga ahayd e rugta u ahayd geyshki darawished o somali o dhan u halgamay cida halgamaysana wn garanayna ciday ahayd marka walalayl somali o dhan ba ina tagersan o ino hanwayn waxan rajaynaya dib uxorayn somalia o dhan gobola bdn o somali ah hos iman donan marka ha inagu kobina sadex gobol o keli ah
    waxan u codaynaya darwiishland state of somalia
    waxan ku soo kobaya hadalkayga ilaahay waa boqor deeqtoone an weel weyn ku barino webilahi tawfiq

  97. Abdulahi suri January 15, 2012 at 8:10 am - Reply

    Markahore waxaa halkan tahniyad kadiriya besha arab meheri ee puntland waxan sodhawaynaynaa shirka loga dhawaqayo talalex qore nabadonka besha meheri okusugan dalka kenya ga ahan nairobi nabadon abdulahi janogale magaca waxan oranlaha noth state of somalia

  98. maxamed January 15, 2012 at 8:20 am - Reply

    aadbaan idiin salaamyaa dhamaan halwadeenada allssc een hadaan dhiibto fikirkayga waxaan oran lahaa haloodaayo ssc waayo hada magac cusub wuxuu ina galinayaa hawl danbe waxcaana taageersanahay xaglo toosiye waayo waa nin uhuraya naftiisa iyo maalkisaba mar kaa waxaan doonayaa dhulbahantoo udaaya ssc by maxamed garmaqaate_ ildab

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>