Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Faroole Oo Taageeeray Go’aankii Isimada Garoowe Kasoo Saareen Shirka Khaatumo Qirtayna Inuu Isagu Ka codsaday Baqaas (Dhegeyso, Daawo)

Allssc(Garoowe): Kadib maalintii ay baaqa soo saareen isimada SSC ee deegaanak ku ah Garoowe ayaa horjoogaha maamulka garoowe shir khaas ah la qaatay qaarka mida Isimada iyo qolyaha maaulka iyo baarlamaanka ugu magacaaban SSC. kadib su’aale iyo iswaraysi kadib Faroole ayaa la weydiiyey sida uu u arko go’aanka isimada SSC kasoo saareen shirka beesha SSC ku yeelanayso magaalada Taleex ayuu Faroole afkiisa furtay kuna faanay inuu isimada isagu waydiisatey inay shirka la wareegaan si ay usoo xulaan wakiilada beelaha SSC uga qayb galaya shirka khaatumo inay soo xulaan si’aan go’aamo ka dhan ah maamulka Faroole uga soo bixin shirka.

Sida aad hadalkan ka dhadhasan doontaan waxaa shacabka SSC loo cadeeyey in shirkii aqoonyahanadeena iyo siyaasiyeentu inoogu baaqeen si aynu marxaladahan adag uga baxno, ay isimada Garoowe jooga markii lagu sharfay gogsha shirka inay shuruud la’aan Faroole gacanta u geliyeen shirkii oo an bilaaban. Faroole wuxuu soo jeediyey in shirka khaatumo ay amaankiisa sugi doonaan ciidamadii xasuusay reer Galgala(Warsangeli) iyo Garsoor(Leelkase) ee loo yaqaan PSU oo uu direyska u gashto Cabdi-riyoole Cali Shire markii loo baahdo.

Waxaase xusid mudan inay weli jiraan rag iyo dumar u dhashay SSC oo damiir leh kana gubanaya bahdilaada lagaga hayo Garoowe hayo Isimadooda, rag karameedkooda, haseyeeshee caruurta ka biisha Garoowe. Dadkaas waxaa ka mida kuwa noo soo gudbiyey sirtan Faroole laga duubay. Waxaanu leenahy guulaysta guushuna waa xageena(shacabka SSC). Cadowgana ilaahay ha idinka badbaadiyo.

BAAQII ISIMADA SSC EE GAROOWE DEGAANKA KU AH

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

FAROOLE MUXUUKA YIDHI BAAQA

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Daawasho wacan:

Short URL: http://allssc.com/?p=16409

Posted by on Oct 7 2011. Filed under Jaaliyadda ssc, taariikh, Wararka, Youtube. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

21 Comments for “Faroole Oo Taageeeray Go’aankii Isimada Garoowe Kasoo Saareen Shirka Khaatumo Qirtayna Inuu Isagu Ka codsaday Baqaas (Dhegeyso, Daawo)”

  1. cabdirisaaq

    asc dhamaan ssc waxaa nasiib dara ah faroole ha idiin yeeriyo aar kuwan isimo ma aha waa wax liita waxaan idiin soo jeedin lahaa nimankaa shirka halaga ilaaliyo hana loo cadeeyo yaan laga gaban kuwaasi haday inoo yimaadaan shirkaas waa fashilmayaa danina inooguma jirto in shirkaas khaatumo 2 inuu inaga fashilmo wixii taageera faroole iyo siilaanyo hala toogto byeee

  2. ASC WAAR WAXAAN ISIMO MAAHE WAA WAX LAGA QUUSTAY OO AAN SHARAF IYO AQOON TOONA LAHAYNE WAXAAN ODHAN LAHAA YEEYNA KA SOO QAYB GALIN SHIRKA WAXAA LAYIDHI TIMIRTII HORABA DAB LOO WAYE SHIRARKII HORE EE AY MAA MULAYENBA WAXBA KA SOO SAARI WAAYE ENAGUNA WAA INAAYNU TAAGEERNAA MAANTA AQOONYAHANADA IYO WAX GARADKA JAANISNA LA SIIYAA MAANTA DHAG YAAN LOO DHIGIN KU SHEEGA BYEEEEEE

  3. wiil Yaxye

    Adeer yaan been loa isu sheegin Dhulbahante weligii madax dhaqameed baa u talin jiray,haddana waa meeshee,wixii taa ka duwanina burbur bay keenaysaa hadiii aan laga istaaqfuranlaysan.

  4. Wiil yaxye inadeer hadalkasi midad ka fiirsatay mahan kanoqo hadad nin dhulbahante ah tahay isimadii dadka utalin jiray kuwani maaha ninkii uhaysta inay isimo yihiinow maha waa wasiiro faroole ushaqeeya ninow waad huradaye horta toos

  5. raage

    ma anan garan geela doofaarku laayey inuu faroole wax u soo xar xariiqo la shir yimaadeen waan ogaaye laakiin waxaa wax aad logu farxo ah in maanta dhulbahante ku wada baraarugay shirqoolkoodii oo la wada arkay waxay damacsanayeen faroolena afkiisa ka qirtay inuu u soo qoray isagu
    awalba nin ragi waa ogaaye laakiin immika sida qoraxda u cadaatay

  6. raage

    waxaan kalo ku talin lahaa odayaasha shirka in lagu marti qaado markay shirka yimaadana kuligoodna la wada xidho oo guri korka looga wada qafulo oo marka shirku dhamaado la sii daayo reer walba loo soo jeediyo ninkii aad ku bedeli lahayd oo saldana idin qabanaya dhulbahante wayne oo fadhiya ay samaystaan looguna duceyo kuwaasna saas looga wada takhaluso waayo kab iyo xaarkeeda waa laysla tuuraa nimankaa taas baa xal u ah oo maanta dhulbahante meel ku gaari karaa hadii saas la yeelo wallee waa la hubaa inaynu meel ka soo baxayno

  7. madaxyare faroole

    dhulbahantow hadeer baad gaarteen libintii iyo guushii dadkiinii gudaha iyo qurbaha, yuusan madaxyare faroole oo naceyb hoose u haya darood wixii aan majeerteen aheyn asaga oo ciidama beeleed si fiican loo tababaray ku baahiyey deegaanada kheyraadka iyo qabiilada aan majeerteenka aheyn si uu uga qixiyo, colaad ka abuuro, dadkana kala gato iskuna diro. hadeer fiiriya madaxyare faroole waxa uu sameynayo dad walaala ah buu isku diray asaga oo laascaanood wax ka qaban waayey,

    walaalayaal guusha sii wada, madaxyare faroole oo daroodka necebna, waxa uu ka xanaaqsanyahay dadkaas daroodka asalka ah in uu ka horistaago horumar iyo in aayahooda ka tashadaan asaga oo fursadii la siiyay in uu wax ka qabto ka soo bixi waayay, maalin walbana ku bahdila dadka ka soo jeeda dhulbahante xaafada yar ee riyaha ee garoowe

    madaxyare faroole waa nin waqtigiisii dhamaaday ee dhulbahantow yuusan waqtigiina qaaliga ah niga qasaarin

  8. nina

    faroole cudurka double personalatiga baa ku dhacaykkkkkkkkkparlamaanka wuxuu ku amray laascaanood hadalkeeda barlamaanka lama horkeeni karo halkana wuxuu cuskakanayaa distorka grooweland in odayada ambadka ah ee ag fadhiya la saacido loooool odaygu waa ku dhuftay adeer ka hadal dhul gacantaada ku jira marka hore.farabadanow iiga waran karkaar,raas casayr,tanadelandkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. nina

    siilanyo iyo faroole markay u heshiiyeen dhuloos heshiisku wuxuu ahaa dhulka s/land inay la wareegto dadkuna sida oromada garoowe u noqdaan shaqaale rakhiis ah iyo xamaaiyo iyo fuundiyo dhulbahantow is ilaale cadawgaagu waa ku hareereeyey

    • Horusocod

      ASC.

      Salaanta qaaliga ah ka dib, waxaan filayaa in sheekadii cadaatay oo Xaaji Faroole Isimada ku cadaadiyey inay baaqooda ku wajahan shirka khaatumo 2 sidaa u dhigaan.

      Xaaji Faroole Isimadu wax badan kama diidi karaan, waayo waa barakacayaal dhulkii ay Sharafta iyo Karaamada ku lahaayeen Cadow ka haysto, iyo weliba Jiilaalkii oo isna sii daba dheeraaday.

      Ugu dambayntii waxaan ku talinayaa Isimada waqtigaa hayee Budhaynta badan halaga daayo, Beeshuna Gudo iyo Debedba awoodeeda ha isugu gayso midnimo iyo sidii Shirkaasi u qabsoomi lahaa, Go’aamo wax ku ool ahina uga soo bixi lahaayeen Insha Allah.

      Ilaahay Maskaxda, Muruqa iyo Maalka Beesha ha mideeyo Aamiin, Aamiin.

      W/towfiiq.

  10. kinsi

    ismo waa kalmad majeertnia ka timid ee dhulabhatow iska daya , saladiin bay ahyed afkena markeynu duubabka ka hadleyno, ee dadkii maxa ku dhacey afkii bay kasoo tagayan

  11. kadiid

    waxaan layabanahay dadakaan iska hadalaya oo kasoo jeeda beesha dhulbahante war heedhe waxayadan u qayl qaylin horta idinka cidna wax idin waydiin mayso tankale waxaa la ogayahay dhulbahante ina isimo ama garaado usso talinayyeen waligood waxaan ayaga ka soo yeerina aan lagu dhaqamayn maraka anaku aad baan utageersanahay go”aanka ismada?

  12. waxaan taageersanahay fikarka raage in nimankaa maradu kaga dhacday garoowe ee gabadhooda guurtiray ee ninkii xiniinyo leh ama dhiigle ciil ku dilay in sidaa raage sheegay intii shirka lagu martiqaado guri lagu qafilo inta shirku socdo ama lagu qarxiyo guriga dhiigkar ayay nagu rideene ciil ayay noo dileene wax aan ku tilmaano maanta garan mayno

  13. War waxu maaha garaado waa candhooyin ee madaxa ha laga jaro. dhabayaco ayay ka amar qaataan anigu waxaan ku talin lahaa in aynu doorano garaado cusub oo inoo badala garaadada garoowe

  14. war dadkina wax komid garenaya idunku maysla saxantihiin kuwani waxay huwanyihiin sharftii dhulbahante marka qof kale mahan inu arko inako wax xunka sheegayna mida kale wad ogtihiin magaca isim sharaftuu agtenakaleeyahay marka magaca keliya xaqdhowra walalyaal igana raali ahada

  15. .faroole waligiiba ha iska naacleeyo markuu xiiqo isaga ayaa aamusi.
    waa maruu cadaw inoosoo hogaamiyo iyo maruu afka inala soo galo isaga oo ka talin kari waayay tiisa

  16. Suhuur

    hahahahah ala maxaa dibi is ka nool huhuuuuuuuuuu.war raga meesha ka saara

  17. raage

    waa salamantihin dhamaantin ssc hadal badan haan ba buuxsho ficil ba la raba idoorka iska celiya kaligin ba ku filan

  18. wwwwwwwwwwwwwwww walaladay ssc guul ayah idiin so hoyaday ilahay ayah mahad iskale manta uma bahniidiin faroole odaygan asagabo an kabadiin rer kiisa isaaq melbad sarii gartan wayo waxey galan ma lahan o awood doda waxey tahay in eey caban o kaliya o qayilan marka koley wax ey idiinka qadii karan malahan wayo dulbahante wa rer darood kamida hadii ey kagabsan weydana dagalka daroodba so galayo ha kahariina illa ad jabiisan isaaq

  19. somaligalbeed

    koley hadan nahay bahwayta darood ee somaligal beed

    waxan u aragnaa PUNTLAND IYO KHATUMO STATE , LABA MAAMUL OO WALAALO AH AMA MATAANO AH.

    MARKA WAXAN JECLAAN LAHAA IN LA JOOJIYO ISKU DIRKA HARTI KOOMBE OO AH RAG ILAAHAY KU MANAYSTAY SOMALI JACAYL

    VIVA HARTI KOOMBE STATES.

    • nawal

      kkkkkkkkkk harti harti lays mesha wax ladhoho harti majirto viva darood iyo dhaman umaada somaliyed .faroole iyo ssdf miidna uma bahnin .khatumostate hawaday maraysa snm iyo ssdf waa isku miid xageena reer khatumo waay ogyihiin ee niki waleenaya adiga kuu talar ruunti lakiin viva khatmo state .khatumo maha miid uu tagan harti ama qabiil waa 2012 waxay uu tagantahay miidnimada umada Somalia viva madaxawaysha ,cidamad qaranka,madaxada dhaqameedka, aqoon yahanada geesiya G10 guuto kobaad iyo dhaman shacabka reer khatumo state

Qormadaada

Photo Gallery