Daawo(Video) Hestii: “Taleex Mardhow Waa Tegeynaa” Oo Loo Qaaday Taageerda Shirka Khaatumo 2
Allssc(Minnesota) Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee Maamul goboleedka SSC ee ka dhacday Gobolka Minnesota oo aan baaxadeeda iyo murtidii ay xambaarsanayd lasoo koobi karin ayaa waxaa ka mid ahayd hees hal ku dhegeedu yahay “Taleex Mardhow Waa Tegeynaa”. Heestan oo lagu taageerayo shirka Khaatumo 2 oo lagu wado hadii eebe idmo inuu ka dhaco magaalada Taleex, dabayaaqda bisha November 2011.
Daawasho wacan Heestii ” Taleex Mardhow Waa Tegeynaa”.
Short URL: http://allssc.com/?p=17053














aad baan ugu mahadinaya dhalinyarada ssc ee dadkooda la doonaya wanaag iyo horumar
waanu idin taageersanahay halkaa ka wada noolaada
kkkkkkkkkk
waayeel- nac nacle walee indhahaadan wax kaga jarin qalanjooyinka dhuloos kuwa aan raga lahayn waa isaaqa ama huunada iyo huushta hadba kaad u taqaanid darwiishan saaxiib waa taagan yahay viva dhuloos viva ssc for ever.
mansha allaaaaaaaaaaaaaaaaah
kanaxooqw nafta waaa
TO WAAYEEL
sxb afka ka jeedii raga dhuloos waxba kama taqanide dhulbahante mamatelaan raga shaqada u raadsaday garoowe iyo hargaysa
ssc guul
adeer dhuloos wuu ku fay wuuuna kjacayaa waad na aragtaa in aduunka oo dhan heegan looga yahay midnimada dhulbahante
SSC ninkii diidayoow waa iunoo diriri
dagaal baa inoo xeera iyo dil & laytaane
daraawiish horlaa soo kacdiyo duubcad heegana e
yaasalaam dhulbahante waa israacayaa insha allah ,,, ssc ninkii diidayoow waa inoo dagaaaaaaaaaaaal …………… viva ssc
horta masha allah baan leyahay dadka quruxda badan xafladaha quruxda ee dhamaan jaliyahada dibada ka muuqda waana wax runtii lagu farxo dhiiri gelina muujinaya
laakiin su’aal baan qabaa qofka qoraalka soo qoray iyo war bixinta muxuu ka wadaa Heestan oo lagu taageerayo shirka Khaatumo 2 oo lagu wado hadii eebe idmo inuu ka dhaco magaalada Taleex, dabayaaqda bisha November 2011.shirkii miyaa la bedelay waqtigii loo qabtay hadii aan la bedelin waxaan ka codsanayaa inay qaladka saxaan tifaf tiraha webkana u fiiri gaara siiyo qaladadka webka sumcad xumada u keeni kara
as ssc guul hays raacdo hanoolaato ilaahay waxaan uga baryaaya inay hirgasho boqrka weyn waxaan weydiisaneenaa in ilaahay inaga dhiigo kuwa ka cabsada ilaahay cabsida runta ah dalkooda dadkooda difaaca xaqdarana laguma socdo ilaahay baa idin hiliin w\cwwb
woooooooooooooowwwwww waa wax lagu frxo dhalinyarada ssc sida wanaagsan ee xaflada quruxda badan ay usoo abaabu leen aad baan idiin ka madax celinayaa waanu kufaraxsanahay in dhulbahante israaco ssc na dowlad inoo noqoto tschüsse.
waaw xafladaii ssc mn habeenkan wuxuu noo ahaa hameen cajioib ah weliba riwaayadii ayaa ini dhaaftay lagu soo ban dhigay allssc .com sxbyaal riwaayadii noo soo galiye
way dhaqaaqday ssc hanoolaato hanbalyaan leenahay xafladuna waa maraysaa maansha allah dadkeenii iswada raac maansjh alaah inyar baa hadhay waa ladhamays tiridoonaa insha alah
Markaan gorfeyno meerisyadaas kore ee gabayga ah, waxa inoo soo baxaya xeeldheerida Raage Ugaas u lahaa degaankiisa iyo dadkiisa.
waxaan taageer sanahay shicibka buuhoodle oo mar walba heegan ugu jira difaa cooda ka lascanod iyo ka sanaagna saa si lamida baan ka filayaa raganimaduna waxay ku jirtaa in la isdifaaco ana waxaan balan qaadaya inaan guluf darayo lascanod maamulka siil laand ee halkaa kusuga wiilkii widh widh u dhashay saaka eesaaka lascanod ku dhintay dadka reer yagoori cadhootay sida isku dhaamaan leeyahay waxa loo dagaalamayaana waa idinka iyo buuhoodle ee dhulkii laga qaaday loosoo celinayo wiilyar oo asaagiina waalaalaha reer yagoori ha iskadaayeen inay unaageeyaan axmed hoolufna waa salaamayaa