Mahiga oo Dalxiiskiisii Uu Ku Marayey MN Kusoo Gunaanaday Qoobka Ciyaar Uu La ciyaarayey Gabadh SNM Ah OO UU Watey


Waxaa indhowaaleba dalxiis ku marayey Kanada iyo Mareykanka ninka u qaabilsan qaramada midoobay Soomaaliya ee lagu macaabo Augustine Mahiga. Ninkan oo socdaalkan ku kharash garaynayey dhaqaalihii loogu talo galay masaakiinta Soomaaliyeed ee abaarta iyo colaadu ku hayso Soomaaliya, ayaa ugu yeedhay wadatashi uu la yeelanayo qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka MN.

Nasiibdaro Mahiga kama uusan hadal wax dan u ah umada Soomaaliyeed, wuxuuna isku deyay inuu shacabka Soomaaliyeed ee lagu khiyaamay waxa loogu yeedho “Kampala Accord” ee laga saxiixay waxmagartada lasheego inay hogaamiyaan Soomaaliya.
Kadib markii uu khudbad dalacnaasi ah uu u akhriyey dadkii uu la shiray ayaa waxaa habeenimadii xaflad loogu yeedhay “peace dinner” laakiin ahayd xaflad qoob ka ciyaara ah oo loogu talo galay Mahiga iyo gabadha u dhalatay SNM ee mar walba ku ladhan ay iskula ciyaareen. Habeenimadii oo markii hore la filayey in su’aalo lagu waydiiyo ayaan wax su’aal ah lagu waydiin.

Hadaba nala daawo qayb ka mida qoobka ciyaarkii Mahiga iyo ladhkiisa SNM. Waxaa lasoo ogaaday inuu maata qado la lahaa taageerayaasha SNM ee ku dhaqan MN. qadadan oo ay kasoo shaqaysay haweenayda aan kor ku xusnay. Kooxda SNM ayaa markii ay aqoonsi si kale ku waayeen iminka gabdhahooda lugahooda dhexdiisa ka raadinaya aqoonsi. Walee inta cirku idiin jiruu aqoonsi idiin jiraa inta shacabka SSC jiro taaso ah inta dunida ka dhiman ee Ilaahay uun ogyahay.

DAAWASHO WACAN

Daawo: Siilaanyo oo Calankii Soomaaliya lagu qaabilay, markuu Hareysa tagana Rainbow Flagiisii lasoobaxa.

Like!
0
mnssc mnpls - mnssc
mnssc has written 566 awesome articles.

Comments:

23 Comments

  1. raage September 25, 2011 at 11:18 pm - Reply

    siyaasadii meesha loo tagay ma saanay noqotay reer ba’aw yaa ku leh

    • Farxiya goox September 26, 2011 at 1:22 am - Reply

      Walaahi ceeb waa kufican yahiin,waxaa laysla ogyahay,rag baa waqx ka og yaan la wareerin.

  2. ssclander state September 26, 2011 at 2:57 am - Reply

    kkkkkkkkk i think mahiga will divorce this woman soon that accuse bad dancing,
    because she doesn’t know how to danced that her boyfriend mahiga,
    althought mahiga is snich he got worst woman than him,

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk look at this mahiga and his snm girl friend mam

  3. kinsi September 26, 2011 at 3:27 am - Reply

    islaan tuur leh oo ciyaal iska dhigeysa alla somali maxey hoogen meel kasta malagu guursadey ragii wax guursadey mahiga , itoobiya , kenya , yugaandha iyo Un la habarihiina mahiga u daba mareyla,wax u kala soacan majirto reerkan somali, inkaar ba ku habsatey ay iyagu iska galeen , waa umad illahey nacey akhas buurayada mahiga ee aan la gudun ha u jiid jiido intuu waxaasi korka ka fuulo akhas

  4. SSCHERO September 26, 2011 at 4:51 am - Reply

    What a shame Mahiigoo dancing with, what appear to be muslim or somali women, He should step aside and leave somali politic alone. For those men and women who are on wrong side of history especially SNM woman who is chasing Mahiigoo should bury herself.

  5. Darwiish September 26, 2011 at 5:21 am - Reply

    This is soooooo sad, Idoor ceeb iyo dulinimo uun bay u soo jiidaan somaliya, hawiyaha iscunaya ayaa dhaama, waayo , marnabaa ma ogola in ay gabdhahooda doofaaro siiyaan….dulli foqol dulli.

  6. maash September 26, 2011 at 6:05 am - Reply

    oo kaalay sow gaal maaha ninku hadana madow maxay ku falaysaa yaab ma nin bay weydey

  7. ssclander September 26, 2011 at 8:43 am - Reply

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    What did I tell you?
    best way to deal with mahiga was a boycott and protest against his childish behaviour with a whole country of Horn of Africa.
    shame on shameless Mahiga.
    I am not surprised about this scandal.

    Let sharif to be with them too.sorry that he missed this, or is he learning how to dance?.
    the question is, Where in the world are somalis men to protec their country and to marry their women?.
    I so sad, again, another disaster day after day.
    Let us handle ours, SSC and khatumo 2.

  8. Taleex ssc state September 26, 2011 at 11:04 am - Reply

    War waxan anagu horaan taariikhdooda u haynaaye maanta aragteen darwiishkii waatuu yiri ”iidoorka ingiriisku waa ooruduu qabay waxu kula abraara qoodhihii aabudhka lahaaye marka waxan rag ayaa hore ugala quustay ceebtood maaha waa caadadood

  9. Maha sheeko ugub September 26, 2011 at 11:19 am - Reply

    Iyada waxaaba igala daran seediyada u ciyaaraya laakiin Waa dhaamaa Gunther W . isagaaba la maqaar ah.(la midab ah). Ha iska madax weeynaadee
    Daayeerkana markuu Dalkiisa tago hala cunto.

  10. nimco September 26, 2011 at 1:03 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkkk dhiloyinkii idoooooor weeye maxaa lagala hadla …….wale saa kuhelimaysan galadaba kadarnidin

  11. bashir ahmed sudi September 26, 2011 at 2:34 pm - Reply

    ilbax ayey moden kawsna adunka wey nagu cebeyen uf akh

  12. Darwiish September 26, 2011 at 6:19 pm - Reply

    Islaanta tuurta leh haahahahahahah

  13. xag ogaal September 27, 2011 at 10:35 am - Reply

    sc dhamaan ikhyarta,
    waxuu ilahay noosheegay in aan gabadh muslim ah uuna guursan karin nin ilahay diinta kufriyay. mahiga naagta uu hayso sino ayay kula joogaa wax la yiraahdo guur ma jiro, taa horta fahma. intaa waxan racinayaa ilahay waxuu yiri adoomadayda ha i baryaan aniga ayaa siinayee. lakin isaaqland naag hoosteen in ay wax ku baryaan ayay gaareen. waligoodne waxay rabaan ma gaarayaa.

  14. C/Laahi Cismaan Aw Aadam October 5, 2011 at 5:58 am - Reply

    ILAAHAY ka cabsada oo iska daaya dembiga. xataa haddii ay run tahay waa idinku xan, balse ka waaniya inay katoobad keento zinada ay la samaysay Gaalka qudhmuun oo Mahiiga ah, waa haddii ay run tahaye.

  15. Maxamed axmed cali October 7, 2011 at 12:56 pm - Reply

    Kkkkkkkkk waxaa aad layaab u leh inay snm s…. gabdhohooda citiraaf ka raadiyaan markii ay aduunka ka waayeen mmmmmmmmm

  16. samatar October 24, 2011 at 11:15 am - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Mohamed January 11, 2012 at 5:40 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkk walhi waalayaab mahiiga dalkii buu sixun ugalayaa hadana gabdhihiin somalida miyuuku dayaya taaka gudub gabdhooy hadii aadarkaysoqoraalkayga waxaan ku dhihilahaa ilahay kacabso aduunkaan waaharka labadiisagalin marka ilahay kacab oo toobad kiiin

  18. Suhuur January 27, 2012 at 4:01 pm - Reply

    walaahay way ku daadiyeen idoor calankoodii biifta ahaa!!!!!!!!! kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaas uun baa idin wada huran ee kan biifta ah meelihiina la wareega !!!!!!!
    si wacan baa loo galay

  19. mohamed issa April 4, 2012 at 10:08 pm - Reply

    Does FAROOLE know about her !? He beleives Mahiga is in his good hands. She is not the only one……….Faroole and his secretary share the case.

    • mohamed April 11, 2012 at 2:02 pm - Reply

      waryaadheheeen war dadka saas looma ceebeeyo deee war wallee rag baa tihiiin wax kasta soo fadhaya waad iga qosliseeen

  20. dulmidiid April 30, 2012 at 1:02 am - Reply

    waryaaraheen soon reer naasa hablood ay dhis ayaa ku dhacaya iyo cadho alla
    ee ogaada bal.

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>