Menu

Dhiibo Codkaaga Magaaladee ku Haboon In Lagu Qabto Shirka Khaatumo2?(Dhiibo Codkaaga).

Fadlan dhiibo codkaaga meesha ku haboon in lagu qabto shirka Khaatumo2 ee dhawaan lagu wado inuu ka dhaco deegaanada SSC. Codkaaga si xor ah u dhiibo waxaanu in mudo ah ururinaynaa codkiina, kadibna waxaad ogaan doontaan natiijada kama danbaysta ah. Ogow waxaad codayn kartaa markeliya hadaad isku daydo inaad dhowr jeer codayso waxaa kuu soo baxaysa inaad codaysay, hal cod keliya ayaana la tirin doonaa.

Sidaas iyo Codayn Xor Ah. Guul iyo Gobanimo.

Halkan Riix Si aad Codkaaga U Siiso Magaalada Ku Haboon Martigelinta Khaatumo II

Allssc@allssc.com