Saado Cali Warsame oo Raab Cajiib ah ku soo saartay Hees la yiraahdo SOOMAALIWEYN (DAAWO)

Fanaanadda Qaran Saado Cali  Warsame ayaa soo saartay Hees la magac baxday SOOMAALIWEYN taas oo ay ku tirinayso Dalkeeda Soomaaliya magaalooyinkiisa, waxana Heestan la saara Raab Cajiib ah

Saado Cali Warsame oo ah Wadiyadd codkeeda halaasiga ah ugu jiilisa qarankeeda guntigana u xidhatay in aan la kala jarjarin Soomaaliweyn, Saado ( Cunaabi) waxa ay horay codkeeda ugu hiilisay Gobaladda Waqooyi, Somaligalbeed, waxa kale oo ay bulshadda Soomaaliyeed ku hanuunisay Nabadda iyo Dawladnimadda iyada oo iminkana difaacaysa in Soomaaliweyn la kala jarjaro waana Fanaanad Fankii ka soo baxday

Allssc@hotmail.com

Like!
1
  • Like!
    1

Comments:

41 Comments

  1. ABDIRISAQ KARAMA May 9, 2011 at 9:23 am - Reply

    LAYAAAB! Saado waa FANAANAD QARAN, Mansha’allah, midnima soomaliwayn waaa muqadis waxba yaysan qaylin dadka diidan qaranka somaliyeed, ninkiida qaranka somaliyow dilaaac.

    • c/laahi xasan June 16, 2011 at 8:15 am - Reply

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkwal
      walaal
      waa sax

  2. lmxn May 9, 2011 at 11:35 am - Reply

    hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay, waaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaaaaah ….aad baan uga helay heestan…WAQOOYI’AAN U DHASHOO WALAALAHAY KONFUREED JECLOO WAAH WAAH….

    WADANIYAD…VIVA SADO QURUX

  3. sacad May 9, 2011 at 3:14 pm - Reply

    woooooooooooow ilaahay afka kuma gooyo saado Ali warsame fanaanada qaranka somaliyed.

    • c/laahi xasan July 1, 2011 at 5:34 am - Reply

      ASC walaalayaa ALL dad koodhan waxaan leeyahay haa lataageero dawlada SSC waxaan subordinate dad ka soomaaliyeed garab hasiiyeen dawlada soomaaliyeed EE ssc

  4. anisa May 9, 2011 at 7:29 pm - Reply

    caleeeeeek ….sado cunaabi cadawga hajabo fanaanad qaran wadaniyaad …guuleeyso sado caki warsame

    • c/laahi xasan June 16, 2011 at 8:11 am - Reply

      waxaa ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool soomaaliya waxaan rabaa inaan ku soo biiru fan ka iyo suugaan ta waxaan rataa in aaan lasooxidhiidho fanaaniin ta ssomaliyed

  5. miss madhibaan May 16, 2011 at 3:11 pm - Reply

    maasha allaah soodo cali warsame sharaf badaneey walaahi i love you with all my heart. waxaa tahay fananaanadeena qaran ee qiimaha leh oo somaliyeed may allaah bless you : )
    xaqaa waligii cadoo mawaarayo baadilkuye,
    miyaa soomaaliweyn danayste wajali karaa?maya maya maya maya
    >>>down to soomaalidiid =falasha

  6. sumayo xaji caser June 2, 2011 at 1:38 pm - Reply

    wlh fananad qaran ah ilahay haku dayo sado cali
    masha alla

  7. wiiljwxo June 30, 2011 at 7:08 pm - Reply

    maa shaa allaa Fanaanada qaranka allaah ha daayo, soomaalidu ha ku dayato Saado

  8. rooble July 16, 2011 at 12:05 am - Reply

    she is the only one whom attempting to stand with Unity of Somalia. therefore we should support her any mean necessary. thanks to to Saado Ali warsame Viva

  9. guuleed saxansaxo July 23, 2011 at 5:18 pm - Reply

    waa hooyada ssc . muwaadinad jirta . xidigta waa beri waad jirtaaye wadada ku soco (eshcalaa fanaana) fanaanad labo maaha waa saadiyo waxaan jirin . car yaa su,aal ka keeni kara wax u dhigma kkkkkkkkkkkkkkk

    • saed mohamed August 1, 2011 at 1:59 pm - Reply

      waan ku faraxnay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. hodan.fuuno@hotmail.com September 2, 2011 at 4:41 pm - Reply

    asc wallaashay saado cali waan ku tagar sanhay waa fananda qaraanka soomaaliya

  11. cabdiyusuf September 5, 2011 at 3:09 pm - Reply

    waah waah saado cali saa ugu wad cidkastoo kasoohorjeeda midnimada umada soomaaliyeed haqarxeen ama hadilaacen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • hodan.fuuno@hotmail.com September 7, 2011 at 6:22 am - Reply

      haa cadimaha fanand qaraanka somaaliye weliga jira haga liciin saado waan ku tabayey saado miyaa somaali wene dansete wajalikar may may ssc soomali ssc somali hanoolato

  12. fartun October 6, 2011 at 7:22 am - Reply

    VIVA SOMALIA !!! NOOLOW SAADO WALIGAA …..WE LOVE U ALL

  13. XAAJI LACAG October 7, 2011 at 8:35 am - Reply

    sado fananad jirta ala ha ku dayo fananad qaran

    • xusen mahad October 16, 2011 at 6:08 am - Reply

      asc all SSC iyo dadka waxii qaran nimada somaliyeed jecel sidokale waxan leeyahay hanolato halyeyyada somaliyeyd

  14. soomaali doon October 16, 2011 at 6:19 pm - Reply

    soomaali weyn hanoo laato

  15. cabdi November 15, 2011 at 7:40 am - Reply

    saado cali warsame waa halgamad sooomaliyeed waan qadiyeeste saado lama mid ah dadka saado ha noolaado

  16. ubax November 19, 2011 at 8:27 am - Reply

    hanoolaato ssc cadowgeedu ha hugoobo nacaskedp hakasuuro hambalyaanu leenahay

  17. hodan December 8, 2011 at 7:35 am - Reply

    wallahi caadi maahay heestu hhh
    oo way ku daadisay kkkkkk

  18. hodan December 8, 2011 at 7:36 am - Reply

    SSC way jiri dhicimaysee taaa ogaada
    idoo doqon oow hadaalin yaa dhaha

    kkk

  19. abdirisak December 28, 2011 at 12:44 pm - Reply

    hanoolaato ssc cadowgeedu ha hugoobo nacaskedp hakasuuro hambalyaanu leenahay (nacasked ilke wasiir cali vs ina xabsade and ina cambashi )

    • saciid January 5, 2012 at 10:17 am - Reply

      adigu ma ssc baatahay

  20. mohamed qoraxey January 2, 2012 at 3:55 pm - Reply

    waan idin salamay dhamantin ka waarama xalada

    • saciid January 5, 2012 at 10:18 am - Reply

      ma ssc baatahay

  21. Suhuur January 15, 2012 at 8:50 am - Reply

    SAADO caadi maaha waa wadaniyad

  22. Suhuur January 15, 2012 at 8:52 am - Reply

    soomaali marbay toosi lkn waa goor aan dhamaanay rabow na dabo qabo

  23. ssc citizien January 17, 2012 at 8:37 am - Reply

    waaw waaw kanaxow nafta waaa !!!!!!!!!!!!

    halkaa ugahay saado cadowgaagu hajabo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  24. Zaka osma January 24, 2012 at 8:59 am - Reply

    Guul SSC Iyo Fanaanada Qarankaba Ayaan Leeyahay Saado Cali Warsame

  25. wiil burco February 4, 2012 at 1:49 pm - Reply

    waar dee waxaan filayaa ictiraafkii aan raadin jirey uu hada u soo dhowyahay khaatumo state. ileyn somaliland 21 sano ayay dhawaaqayeen oo la dhegeysan waayaye
    looooooooool

    • Zaka osma February 10, 2012 at 10:57 am - Reply

      khaatumo waa la citiraafasanyahay hanoolaato cadw geeduhahajabo

  26. amaal February 10, 2012 at 2:50 pm - Reply

    FANAANADA QARANKA SOOMAALIYEED SAADO CALI WARSAME NOOLOW SOOMAALI WAYN OO DHAN AYAA KUU SACABINAYSA MAGACAA HA JIROO HA JOOGO WAA RUNTAA CALANKU WAA MUDAN YAHAY IN AAD DAAFACDO FANAANAD QAALI AH AYAAD TAHAY NOOLOOW KHATUMO STATE OF SOMALIA WAANU TAAGEERSANAHAY WAA DAWLAD LA YAQAANO DARAAWISHTU TAARIIKH AYAY LEEYIHIIN GUUL GUUL MAGACAA HA JIRO SAADO GUUUUUUUULAYSO
    علم الصومال تم اعتماده في 12 أكتوبر 1954. و قام بتصميمه “محمد عوالي ليبان” و الذي كان مقدرا له أن يمثل كل الأراضي الصومالية أو التي يقتنها الصوماليون و قد استخدم العلم لتمثيل جمهورية الصومال الديموقراطية في أعقاب توحيد شطري الصومالالبريطاني و الصومال الإيطالي في 1 يوليو 1960.

    يحتفل بيوم العلم في الصومال في 26 يونيو من كل عام و هو يوافق ذكرى رفع العلم الصومالي لأول مرة على الأراضي الصومالية و تحديدا فى مدينة هرجيسا في 26 يونيو 1960 و ذلك بعد انسحاب القوات البريطانية من مدينة ورفع العلم رسمية امام الشعب الصومالى كله فى عاصمة الوحدة مقديشو فى 1 يوليو 1960.

    أعلام أخرى تخص دولة الصومال

  27. faysal February 10, 2012 at 3:28 pm - Reply

    maasha alllaaaaaaaaah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk noolow fanaanada qaranka soomaaliyeed saado cali warsame ,,,,, wooooooooow kkkkkkkkkkkk soo joogto diidee faragaliya oo bara cashar ay ku jiiftaan jawaabaha ilaawaan……gardaray jidaysteene jidiinkooda hoosiyo runta jeebka ugu rida soomaali jamaceed ayaa dhankaaga joogta fanaanada qaranka soomaaliyeedeey oo kuu sacabinaysa soomaali wayn oo dhan ayaa calanka kuu lulaysa noolooow nooloow nooloow magacaa ha jiro waad mutaysatee magacaa ha jiro maasha allaaaaaaaaah umada soomaaliyeed sidaad kor ugu qaaday ilaahay adna kor hakaa yeelo aamiinnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn

  28. faysal February 11, 2012 at 6:51 am - Reply

    nooolooooow fanaanada qaranka soomaliyeed saado cali warsame halgamada sanadka ee la holin waayay maa sha alllaaaaaaah fanaanada qaranku waa fanaanad soomaali wayn oo dhami u sacabo tumayaaaan noolow cadowga jaban guuuuuul

  29. abdi qaraan February 12, 2012 at 10:52 am - Reply

    saado kale ayaa la rabaa qaranimda somaliya danda ayaa ku jirda shaqsiyaad danoo kale leh ma racaynoo somali waynay daanda ayaa ino ku jirto midnimda somaliya

  30. maxamad February 21, 2012 at 12:51 pm - Reply

    guul sado cali

  31. BILLE March 3, 2012 at 8:25 pm - Reply

    INABA CAADI MA TIHID,UMMADA SOOMAALIYEED OO DHANAH WAA KU RAACSANYAHIIN,SAADO ALI WARSAME WAA FANAANADII QARNIGA EE SOMALIA
    NOOOOLOOOOW___________JIRRRRRRRRRR______OOOOOO_______JOOOOG.

  32. Suhuur March 18, 2012 at 9:28 am - Reply

    nooolooooow fanaanada qaranka soomaliyeed saado cali warsame halgamada sanadka ee la holin waayay maa sha alllaaaaaaah fanaanada qaranku waa fanaanad soomaali wayn oo dhami u sacabo tumayaaaan noolow cadowga jaban guuuuuul

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>