Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Daawo Khudbadii Ra’iisal Wasaare Prof: Cali Khaliif Galaydh Ka Jeediyey Shirkii Khaatumo


Short URL: http://allssc.com/?p=9852

Posted by on May 8 2011. Filed under Jaaliyadda ssc, Wararka, Youtube. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Daawo Khudbadii Ra’iisal Wasaare Prof: Cali Khaliif Galaydh Ka Jeediyey Shirkii Khaatumo”

  1. salan sare okusocota dhaman umada ssc kadib ani goku hadlaya afka jaliyada ssc kudhaqan dalka musambue waxan tagero udirayna shirki aqoonyahanada ssc ugusoga bagabobay lanadan waxana ilah uga rajaynayna inunoqdo mid guulaysta ssc guul ssc hanaqaday qabilna meshaka bax

  2. dhaman waxan salamayaa umada soomaaliyeed meel kastay joogto waxana sigaara usalamaya dhamaan daraawiishta waxana lee yahay qofkas towba xil ayaa kusaran oo imika waxa lasoo guda galay xiligii aan riyada iyo macnada rada meel iska dhigi lahayn ee an dana heene aan kasha qayn lahay isuna garab istaagi lahayn midnimada iyo jiri taankeena aayaha danbe imikana meel wacan ayey maraysa wana wax lagu farxo wana fursado qaliya aqoon yahan iyo wax garadkana wan u hambal yaynaya wana ayma hadsan yihiin iyaga iyo qof kasta oo kasha qaynaya danaha dalkiisa iyo dadkiisa midhihu waa guul iyo gobanimo gurya samo badbado balayada adduunka kadhacaysa aaamiiin allahayow.

  3. abdikaafi

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. ssc guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobonimo

  5. Ssc wan salamaya mel kastay jogan waxa leyahay iftiinka ino baxay nurkisa an qadno.
    Waxan lenahay guulow alahayow an hormar gaadhe guryo samo na gaadhsii

  6. Ssc wan salamaya mel kastay jogan waxa leyahay iftiinka ino baxay nurkisa an qadno.
    Waxan lenahay guulow alahayow an hormar gaadhe guryo samo na gaadhsii

  7. Adan Dawlad Shire

    salaamulahi calaykum waraxma waxan salaan qiimo wayn kusalamayaa dhaman umada reer ssc meelkas ta ay dunida kajoogaa hambalyo ilahay ayaa mahadleh kasoo isukenkeenay dhamanteen walalalayaal ilaahay taladeena hamideeyo waxaana dhamaan ku boorin lahaa umada rer ssc inay taagero naf iyo mal ba ay u huraan mahadsanidiin

  8. Suhuur

    a Hore waxaan idin salaameynaa Salaanta Islaamka
    Marka xiga waxaanu tacsi u direynaa anaga oo ku hadleyna magac hablaha SSC dadkii lagu gumaadey
    Buuhoodle iyo Laascaanod ay SNM wareerka arxan darada ku soo qaadey iyo dhulkoodii joogga
    intaa marka aanu ka gudubno
    Waxaanu habalyo iyo boogaadin u direynaa Maamalka cusb ee Khatumo State khaatumo state guul iyo gobanimo
    Waxaanu leenahay noqda mid ay shacabka dulman u heeliya oo xaqoodda u soo celiya

  9. Suhuur

    a Hore waxaan idin salaameynaa Salaanta Islaamka
    Marka xiga waxaanu tacsi u direynaa anaga oo ku hadleyna magac hablaha SSC dadkii lagu gumaadey
    Buuhoodle iyo Laascaanod ay SNM wareerka arxan darada ku soo qaadey iyo dhulkoodii joogga

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery