Aqoonyahan Abdimalik Askar oo ka warbixinaya Shirkii Khaatumo
Aqoonyahan Abdimalik Askar ayaa ka warbixiyey shirkii Khaatumo ee dhawaan aqoonyahadda SSC ku yeeshan London, waxana uu Abdimalik xusay in shirkaasi ahaa mid midnimo iyo xornimo lagu la fagurayey sidoo kalena looga hadlay sidii kaabayaasha dhaqaale wax looga qaban lahaa ee deegaanadda SSC
Daawosho wacan
Short URL: http://allssc.com/?p=9841













aad ban ku salamaya aqoon yahan cabdi maalik askar nin halyeey ah oo umadiisa iyo dalkiisaba badbaadinaya geesi bad tahay illahay aakhiro iyo aduunba waxad ku faraxdo ha kutuso
aqoonyahan Abdi Malik askar aad ayuu mahad sanyahay sida quruxda badan uu uga warxbixyay shirkii guusha ku dhmaday ee khaatumo waana aqoonyahan geesi ah waankusoo dhawyanayaa aqoonyahan noolow ka gudahana guulka keen guul ssc isku duubni yo midnimo
waa mahad san tahay iaga iyo wariye cali xaraare ssc waa midow day waa isracday ilahay miil meesha kafiican hageeyo aaamiin aami
in
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHU.