Heestii Sanad guuro wacan ee ay qaadeen dhaliyarada SSC MN
Halkan ka daawo hees ka mid ah heesihii riwaayadii la magac baxday Huwo Calanka ee ay soo bandhigeen dhalinyara SSC MN, munaasabadii loo dabaal degayey sand guuradii hogaanka SSC ee lagu qabtay magaalada Minneapolis, MN October 26 2010. Waxaa isku soo diyaariyey Darwiish TV
Daawasho wacan.
JAAN-DHEER AY CIYAAREEN DHALIYARA SSC MN
FARI KAMA QODNA XAFLADII MINNEAPOLIS MN
Short URL: http://allssc.com/?p=792













