Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Fikradaha NJ

Ogaysiis Conference koowaad ee jaaliyadaha khatumo diaspora association Sweden oo ka dhacaya Stockholm 26ka may 2012 »

Waxaa Jaaliyada Khatumo Diaspora Association Sweden oo fadhigeedu yahay Stockholm ay ugu baaqaysaa dhamaan faracyada jaaliyadaha Khatumo Diaspora Association ee ku dhaqan gobolada Sweden ka soo qaybgal kongress ka dhacaya Stockholm oo ay soo…

May 16 2012 / No Comment / Read More »
images

Remarks by Ambassador Susan E. Rice, U.S. Permanent Representative to the United Nations, at a Security Council Briefing on Somalia, May 15, 2012 »

Thank you, Mr. President, thank you, Special Representative Mahiga, for your briefing, and welcome, President Sharif. Somalia stands at a critical moment in its history. One year ago, al-Shabaab controlled…

May 16 2012 / No Comment / Read More »
calanka

Somalia Will Surely Have a New Constitution Despite The Wish of Fearmongers »

Fearmongers and Naysayers made their repetitive media hullabaloos; does that scare anyone? No. The people of Somalia have seen it all, heard it all; threats and public manipulation does not…

May 12 2012 / No Comment / Read More »
Wadani Vs SNM

Somali Unionists versus Secessionists/ Federalists »

Balkanization:” (from Wikipedia) A geopolitical term, originally used to describe the process of fragmentation or division of a region or state into smaller regions or states that are often hostile…

May 12 2012 / 1 Comment / Read More »
shirka-dastuurka_31 (1)

Faroole Oo Ergadii Uu Udirsaday Ansaxinta Dastuurka Ku Soo Hungoobay Iyo Isagoo Ka Soo Horjeestay Dastuurkii kadib Markii Uu Ka Waayay Shaqsiyaadkii Matili Lahaa? »

Shirkii uga socday odayaasha dhaqanka soomaaliyeed magaalada muqdisho ayaa shalay waxaa loo qaybiyay kaararkii ay ku gali la haayeen waxaana loogu horsiiyay maamulka khaatumo state of Somalia oday dhaqameedkii ka…

May 11 2012 / No Comment / Read More »
soomaali

Maqaal: Degmooyinka Khaatumo State Of Somalia Ee Gobalka Sanaag »

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatu dhamaan akhristaya sharafte leh waad salamantihiin. Hadaan usoo gudbo maqaalkaygan waxaan waxka orandoonaa mandaqada Khaatumo State of Somalia gaar ahaan gobalka Sanaag ee magaalo madaxdiisu tahay…

May 10 2012 / 5 Comments / Read More »
images

Cabdiraxmaan Muuse Oo Warbaahinta Allssc Uga Waramay Mudaharad Balaadhan Oo Bulshada Somaliyeed Ee Gobolka Minnesota Oo Banaan Bax Balaadhan Isugu Iman Doona Jimcaha Fooda Inagusoo Haya ( Dhagayso). »

Waxaa  shabakada  codka  shacabka ee allssc ay waraysi ka qaaday mid  ka mid ah  waxda shaqaalaha  ahna  siyaasi  abdiraxmaan muuse oo ku sugan  wadanka  maraykanka qaasatan minnesota  waxaan uu ka…

May 9 2012 / No Comment / Read More »
inadabagooye1[1]

Nin dadkiisa Doorsaday Allaah Darrajo siin waa,!!”‘ »

  Inkastoo waxyaalaha inta badan qoraalka u baahan ama qalinka ay yihiin waxii dahsoon ee daah ku rogan yahay, haseyeeshee waxii daalacan ee sida dayaxa oo kale ah uun ay…

May 8 2012 / No Comment / Read More »
mmm

The Wicked Agenda of The So-Called Somaliland »

It is sure that the Isaaq has already taken the High Way to Mogadisho and negotiating on taking the lion’s share of the PIE and has no choice but to…

May 6 2012 / No Comment / Read More »
mahiga

Convening of elders important step on path to ending Somalia’s transition – UN envoy »

Special Representative Augustine Mahiga. UN Photo/Eskinder Debebe 4 May 2012 – The top United Nations envoy in Somalia has welcomed the inaugural convening of the body tasked with selecting members…

May 5 2012 / No Comment / Read More »
lool

Horgalayaasha iyaga ayaa Cadowga Soo Duuley ka Daran.Maqaalkii By Farxiya Jaamac »

Dhamaan waxaan salaamayaa dadka Soomaliyeed meel ay joogaanba qoraalkan maanta waxaan ku soo qadanayaa dadka aan damiirka laheyn ee u adeegga dad cadow ku ah dhulkooda iyo dadka ay wadaagan…

May 4 2012 / 2 Comments / Read More »
1

Nairobi iyo Ruwayad Cusub bishan 05/05/2012 »

Waa Riwaayadii Lamagac baxday -Wadani Dhaarsan iyo ONLF lama Weecinkaro- ee hamoogaanin in aad ka qeebqaadato. Waxaa laga dhigi doonaa taariikhda markay tahay 5-5-2012 iyo Nairobi - Dhalinyarada Ogaadeeniya ayaa…

May 4 2012 / No Comment / Read More »
Siil-aanyo Mahiga

How TFG, BBC, VOA and Mahiga sustain Somaliland’s Claims. »

If the collapse of the State was an almighty calamity for the people of Somalia, if not for Somalis everywhere other than the secessionists for whom it was a blessing,…

May 3 2012 / No Comment / Read More »
Wararka

Maalinta Nadaafada Iyo Qashin Gurista Gobolada Khaatumo State Oo Ku Beegan 18 May Oo Si Weyn Looga Xusan Deegaanada Maamulka Khaatumo State ( Daawo Maqal Muuqaal + Sawiro) »

nadaafad

Buuhoodle(Allssc): Waxaa Maanta lagu Qabtay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Olole Nadaafadeed oo Balaadhan Ayna ka qayb galeen Maamulka…

May 18 2012 / 1 Comment / Read More »

Shirkadda Horn Petroleum oo joojisay qodistii ceelka shabeele ee daroor Puntland »

4735

shirkadda horn petroleum ayaa joojisay qodistii ceelka shabeele ee puntland khasaarana kaga dhacay saamiga suuqa lacagaha. sababtuna ay u joojisay…

May 18 2012 / No Comment / Read More »

Islaan Bashiir Islaan Maxamed oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaaladda Muqdisho ( Sawiro) »

SONY DSC

wafti uu horkacayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile oo maanta ka soo kicitimay magaaladda Gaalkacyo ayaa soo gaadhay Muqdisho iyada oo…

May 18 2012 / 3 Comments / Read More »

Daawo Banaan Bax Balaadhan Oo Lagu Taageerayay Midnimada Somalia Oo Maanta Ka Dhaacay Washington DC (Daawo Sawiro ) »

Mudahaard

Washington DC (Allssc): Waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Washington ee Caasimada Maraykanka, Banaanbax aad u ballaadhan oo lagu taageerayo midnimada…

May 18 2012 / No Comment / Read More »

Taleex Sidaad la Socotaan Waxaa Maalintii Shalay Xadhiga laga Jaray Garoon Diyaarada Caasimada ku Meel Gaar kaa Ee Khaatumo Ee Taleex(vedio) »

taleex

Taleex(Allssc): Garoonka Sidaad maalintoo shalay ku aragteen  warbaahintaa  waxaa xadhiga laga jaray garoonka diyaaradaha  caalamigaa ee magaalada  taleex Sayid Maxamed…

May 17 2012 / 1 Comment / Read More »

Allssc iyo dareenka dadweynaha Khaatumo(Fadlan dhiibo Codkaaga) »

514441[1]

(Allssc) Akhristayaasha sharafta ee shabakada Allssc.com waxaan maanta ugu talagalney inaaan siino fursad ay ku cabiraan aragtidood kuna muujiyaan dareenkooda…

May 17 2012 / 3 Comments / Read More »

Masaajidada ugu waaweyn ee Sweden oo la basaasay(Daawo Vedioga) »

mosque

Allssc(Stockholm) 10-ka masjid ee ugu weyn Sweden ayaa waxaa basaasid ku sameeyay telefishinka Sweden SVT barnaamijka basaasida ee lagu magacaabo…

May 17 2012 / 1 Comment / Read More »

Somalida North America Oo Maanta Muharad Balaadhan Ka Dhigaya Washington DC Mudaharadkan Ayaa Lagu Taageeraya Midnimada Somalia ( Daawo Sawiro Hor Dhac ah). »

MUDAHARAD1

DC(Allssc): Somalida ku dhaqan  North America ayaa aad iyo aad ugu baxay Washington Dc halkaas oo ay rabaan inay ku…

May 17 2012 / 2 Comments / Read More »

Suldaanka Shacabka Dhowaan Lagu Xasuuqay Bari Hargaysa Oo Ka Hadlay Arimo dhowr ah ( Seefta Beesha Habar-Jeclo Oo Dul Hadhsanaysa Beesha Habar-Yoonis). »

suldaan

Hargaysa(Allssc): Waxaa maanta saxaafada la hadlay Suldaan ka Tirsan Bulshadii Jabhada SNM Xasuuqa ugu gaysatay Bariga Magaalada Hargaysa Suldaankan ayaa…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Kulan Sadax Geesood ah Oo Ay yeesheen Sadaxda Gole Ee Maamulka Khaatumo State Ayaa ka dhacay Nairobi (Daawo Sawiro) »

DSC09960

Kulankan ayaa waxaayy ka dhacay  hotelka  nomad  oo ku yaala xaafada isii  kulankan ayaa waxaafuray  Dr. cali ciise abdi  oo…

May 17 2012 / No Comment / Read More »

Faroole oo sheegay inay dalbadeen in Addis Ababa lagu qabto maxay tahay sabaabtu shir looga hadlayo Dastuurka Soomaaliya »

farole

Khamiis, May 17, 2012 ,  Faroole ayaa sheegay inaysan ku qanacsanayn dastuurka cusub ee loo sameeyay Soomaaliya, kaasoo uu sheegay…

May 17 2012 / 8 Comments / Read More »

Xaflad aad u qurux badan oo lagu soo dhaweynayey ardayda G/sool oo ka dhacdey Hotel Gurey Plaza ee Buuhoodle(Daawo Videoga) »

DSC03922[1]

Buuhoodle(Allssc) Xaflad aad u quruxbadan si wanaagsan loo soo agaasimey ayaa ka dhacadey hotelka Gurey Plaza taas oo lagu martiqaadey ardeydii…

May 17 2012 / 1 Comment / Read More »

TARIKH MALMED

Khatumo2

Dhagayso Qudbadii Wasiirka Amniga Maamulka Khaatum Maxamed Ducaale Cabdi Iyo Gudoomiyaha Ururka Khadra Axmed Jaamac Maanta Ka Jeediyeen Madashii Ururka Khayda (Dhagayso). »

kh12

Muqdisho(Allssc):  Waxaa maanta Xaflad aad u balaadhan oo loogu dabaal dagayay Ururka cusub ee Khaydo, ururkan oo ay  ku bahoobeen Dhalinyarada sool Sanag Cayn. Ururkan oo loo doortay in uu hogaamiyo Gudoomiye Axmed Jaamac  ayaa madashaas waxa akasoo qayb galay Maxadda M aamulka Khaatumo, Xildhibaano,Waxgarad,…

May 11 2012 / No Comment / Read More »

Cabdiraxmaan Muuse Oo Warbaahinta Allssc Uga Waramay Mudaharad Balaadhan Oo Bulshada Somaliyeed Ee Gobolka Minnesota Oo Banaan Bax Balaadhan Isugu Iman Doona Jimcaha Fooda Inagusoo Haya ( Dhagayso). »

images

Waxaa  shabakada  codka  shacabka ee allssc ay waraysi ka qaaday mid  ka mid ah  waxda shaqaalaha  ahna  siyaasi  abdiraxmaan muuse oo ku sugan  wadanka  maraykanka qaasatan minnesota  waxaan uu ka waramayaa xawaaladaha soomaalida ay wax ka diraan  oo  hadana  xariyaado la saaray.   abdiraxmaan ayaa…

May 9 2012 / No Comment / Read More »

Waraysi Xildhibaan Gaadhhaye Oo ka Hadlay Datsuurka Soomaaliya la Doonayo Iyo Xulista Baarlamaanka Cusub Iyo Maamulka Khaatumo State of Somalia (Dhagaysi Haboon) »

images-11

Nairobi(Allssc): Xildhibaan  Mohamed Saleebaan Botaan gaadh haye ayaa waraysi siiyayashabakada  codka shacabka ee  allssc ayaa waxaa uu kaga  xogwaramay dastuurka  la doonayo in lagu dhaqo umada soomaaliyeed  iyo sidoo kale  xulista baarlamaanka cusub ee soomaaliya  iyo  maamulka khaatumo state  of somalia.        …

Apr 25 2012 / No Comment / Read More »

Wareysi Cali Khaliif Ku Cadeynayo Inaan SNM Sheegan Karin Xuduudii Gumeysigii Ingiriiska Khaatumana Aan Cid aysan Dirsan Meteli Karin (Dhegeyso)) »

cali galeydh

London (Allssc.com) 24 abril 2012 Idaacada afka dheer ee radio wardheer ayaa wareysi dheer oo xiiso badan la yeelatey xormadle Cali Khaliif Galeydh oo hada ku sugan magaalada Nairobi. Cali khaliif ayaa si cad u qeexay inuusan maamulka khaatumo maraba u daba fadhiisaneyn beesha SNM…

Apr 24 2012 / 4 Comments / Read More »

Sawirka Maanta Jabhad Siilaanyo Oo Jaah Wareeray ( Ishaadaa Kuu Macalin ah). »

Siilaanyo Oo Wareeray

Hargaysa(Allssc): Dhakafaarka haystay Hogaamiyaha Jabhada SNM Siilaanyo ayaa ah mid had iyo jeer Odayga Da’da ah Oogadiisa ka muuqda Subax iyo Galaba.  Jabhad Siilaanyo oo subaxa uu banaanka u soobaxaba laga dheehdo Dhibaatada ka muuqata dhafoorkiisa ayaa hada waxa Xasuus la”aan iyo Xis Xanuun ku…

Apr 23 2012 / 23 Comments / Read More »

Xagee Laga Raacay Siyaasigii Beesha Habar-Yoonis Ee Shalay Sida Foosha Xun Dhulka Loogu Jiiday (Daawo Meeshii Habar Jeclo Ugu Cadhootay Siyaasiga). »

Cabdiraxmaan-Cabdiqaaddir

Hargaysa(Allssc): Siyaasi kasoo jeeda Beesha Habar Yoonis oo Subaxnimadii shalay  sid foosha xun loogu jidhdilay Kulankii Xisbiga Habar Jeclo ee Kulmiye, halkaas oo Siyaasiga si foolxun loogu jiidal dhulka isaga oo isla halkaas looga xayuubiyay Xilkii uu ka hayay Xisbiga Beesha Habar Jeclo. Sidoo kale…

Apr 16 2012 / 2 Comments / Read More »

Siyaasi Kasoo Jeeda Beesha Habar-Yoonis, Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Maanta Tol Beelay Kadib Markii Lagu Jidh Dilay Kulankii Xisbiga Habar Jeclo Ee Kulmiye ( Daawo Oo Dhagayso). »

Siyaasi22

Hargeysa (Allssc.com): Kulan uu qabsadey waxa ay ugu yeedhaan Xisbiga Kulmiye ee ay ku mideysanyihiin ragii sida khaaska ah xasuuqa aba’an ugu geystey qabiilada la deriska ah beesha isaaqa, xiligii shuftada SNM-tu soo weerartey gobolada Waqooyi ee somaliya ayaa shirweyne ku qabsadey magaalada Hatgaysa. Shirweynahaa…

Apr 15 2012 / 5 Comments / Read More »

Dhegeyso Oo Daawo Heestii “Godob Sokeeye” Oo Loogu Heesay Horgalayaasha U Shaqeeya Jabhada SNM Iyo Hoosgalayaasha Faroole Ee Kasoo Jeeda Khaatumo »

Godob Sokeeye list

Abwaanka Soomaaliyeed Ee caanka ah Cabdisalaan Saleebaan Najax oo kasoo jeeda Khaatumo state, ayaa kadib markuu arkay sida nimanka magaca la wadaaga reer Khaatumo hase yeeshee shilimaad suququlka ah ee jabhada SNM siiso ku gumaaday shacabkoodii, ayuu ka tiriyey heestan la yiraahdo” Godob Sokeeye”. Heeestan…

Apr 15 2012 / 13 Comments / Read More »

Kulan ay ka soo qayb galeen Wufuudii Khaatumo State ee ku Sugnaa Nairobi iyo Beelweynta Daarrood Ismaaciil oo ka dhacay Nairobi,{Maxay balanqaadeen Beelaha Daarood}{Warbixin} »

100_0760

Kulan balaadhan oo ay soo qaybgaleen Wufuudii Khaatumo State ee uu Hogaaminayey Madaxweyne Abdinuur Cilmi Qaajje iyo Golaha dhaqanka ee sare oo ayagana uu hogaaminayey Garaadka guud ee deeganada Khaatumo State Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Mas’uuliyiin iyo Madaxdhaqameed ka socdey beelaha Daarrood Ismaacil,…

Apr 13 2012 / 3 Comments / Read More »

Bara Kicintii Beesha Garxajis 1994( Daawo). »

Bara Kicintii Beesha Garxajis

Hargaysa(Allssc): Badh Tameeyihii 90s Sagaashameedyadii ayaa waxa Beesha Habar Jeclo oo aan Mansab Buuran Ku Lahayn Deegaanka Burco Haday ahaato  dhanka Siyaasada ,Deegaanka, Iyo waliba Dhaqaalaha, ayaa go’aan satay inay qaadaan Talaabo ay ugu yeedheen ” Soo Cesho Wixii Hore kuu Seegay” Barjaamiskan oo laga…

Apr 9 2012 / 10 Comments / Read More »
Jaaliyadda ssc

Ururka Samafalka Daryeel Oo Maanta Gudoomay Deeq Qalab Caafimaad Oo Lagu Caaminayo Cisbitaalda Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn ( Daawo Sawiro Iyo Video) »

Daryeel2

Ururka la yiraaho Daryeel oo ah urur ka shaqeeya Samafalka biniaadinmo kana madax banaan arimaha siyaasada Soomaaliya oo xaruntiisu tahay gobolka MN ee wadanka Maraykanka,…

May 12 2012 / No Comment / Read More »

Ogaysiis Muhiima Dhamaan jaaliyada Khaatumo State Ee London Uk. »

OGAYSIIS

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Khaatumo State Ee Cariga Uk inay imaan Doonto 12 May magaalada London Wasiir Kuxigeenka Arimaha Bulshada & Qoyska Ee Khaatumo…

May 11 2012 / 1 Comment / Read More »

Jaaliyada North America Ee Beesha Maxamed Garaad Oo Tacsi U Diraya Cabdi Faarax Mahad(Cabdi Shube) iyo Reer Cilmi Dhuuto Geeridii KU Timi Samsam Maxamed Cilmi »

tacsi-logo

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaeyhi Raajicuun. Kulu Nafsu Daa’iqatul mowt. Dhamaan jaaliyada North America ee Beesha Baharasame waxay tacsi halkan uga dirayaan Wasiir Ku Xigeenka…

May 9 2012 / No Comment / Read More »

Ogaysiis Muhiima Dhamaan jaaliyada Khaatumo State Ee London Uk. »

OGAYSIIS 1111

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Khaatumo State Ee Cariga Uk inay imaan Doonto 12 May magaalada London Wasiir Kuxigeenka Arimaha Bulshada & Qoyska Ee Khaatumo…

Apr 27 2012 / No Comment / Read More »

Dhegeyso Oo Daawo Heestii “Godob Sokeeye” Oo Loogu Heesay Horgalayaasha U Shaqeeya Jabhada SNM Iyo Hoosgalayaasha Faroole Ee Kasoo Jeeda Khaatumo »

Godob Sokeeye list

Abwaanka Soomaaliyeed Ee caanka ah Cabdisalaan Saleebaan Najax oo kasoo jeeda Khaatumo state, ayaa kadib markuu arkay sida nimanka magaca la wadaaga reer Khaatumo hase…

Apr 15 2012 / 13 Comments / Read More »

WARAYSI XIISO BADAN WASIIRKA HIDAHA IYO TACLIINTA MAAMULKA AWDAL STATE OF SOMALIA (DHAGAYSI HABOON) »

images (2)

Minneapolis(Allssc): Wasiirka hidaha iyo tacliinta maamulka awdal state of somalia ayaa ka xog waramay  xaflada wayn ee loogu dabaal dagayo  sanadguuradii ka soo wareegtay markii…

Apr 12 2012 / No Comment / Read More »

Bayaan ka soo baxay shir-waynihii qurba joogta beesha Aadan Hagar 04/04/12 »

Baaq BEESHA AADAN HAGAR

Ku maamulka khaatumo state of somali Ku dhamman beelwaynta mantaqadda ssc Gorfayn iyo faalayn ay dheerayd falanqaynta iyo odoroska xaaladda deegaanka Buhoodle ku suganyahay maanata…

Apr 6 2012 / 10 Comments / Read More »

Maamulka Khaatumo oo galaaftay Wasiir ka tirsan Xukuumadda R/wasaare Gaas ( Akhri Wareegtadii Rasmiga ahayd)(Daawo Sirtii Laga Duubay) »

Wasiir la baaciyey

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xilkii wasiirnimo looga qaaday Wasiirkii Beeralaha, Xanaanadda Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim, Wareegtadda…

Mar 29 2012 / 14 Comments / Read More »
Cabdiqani-Beder-Dhaqala

Hannaanka dhaqaalaha Islaamka (qeybta 1aad) Sh. C/Qani Xuseen M’ed

Cudur Daarasho: Maqaalkan waxaan qayb ahaan diyaariyey, inaan faafin doonana ballan qaaday dhammaadkii sanadkii 2008dii oo ahayd wakhti ay cusbayd dhibaato dhaqaale oo caalamka gilgishay kana dhalatay burburkii suuqyada maaliyadeed ee mareykanka, wakhtigaas oo aan qoray…

Nov 27 2011 / Read More »
Suugaanta Ama Garao Ama Hagaran

Dhegeyso Oo Daawo Heestii “Ama Garo Ama Hagaran” Ee Saaso Cali Warsame U Qaaday Waxmagaradka SHirqoolka U Maleegaya Shacabka Khaaatumo Siiba Kuwa Gobolka Cayn

Hobolada qaranak Saado Cali oo aad uga barateen heeso ka turjumaya xaalada gobolda SSC ee Khaatumo State ayaa soo saartay hees cusub oo la yiraahdo “Ama Garo ama Ha Garan” oo ay kula hadlayso dhuuniraacyada raba…

Feb 28 2012 / Read More »
Waraysi Waraysi

Barnaamijka Allssc Oo Aan Diirada Ku Saarnay Ergada Odaydhaqameedka Dastuurka Qabyo Qoraalka Iyo Qaylo Dhaanta Faroole Iyo Khaatumo State ka Qayb Galkeeda (Dhagaysi Haboon)

Nairobi(Allssc): Waxaan waraysiyo ka qaadnay  wariyayaasha iyo  bulshada kale ee soomaaliyeed ee ku dhaqan kenya  waraysiyadan ayaa ahaa kuwa aan  diirada ku saarnay dastuurka qabyo qoraalka iyo sidoo kale  maamulka  Faroole qaylo dhaanta ka soo yeeraysa …

May 16 2012 / Read More »
saado

Fanaadda qaran Ee soomaaliyeed saado cali warsame iyo heesta cusub ee Cartan (dhgaysi haboon)

Fanaanada qaran EeSoomaliyeed saado cali warsame ayaa soo saaray hees lowgu magac daray Cartaan Saado aan Hesaheeda la soo koobi karin ayaa ila hada u muuqata mid aan kari ka Qodnayn hadaba aan idiin kala baxo…

Apr 22 2012 / Read More »
Ciyaaraha VLUU L310W L313 M310W / Samsung L310W L313 M310W

Xafladii koobkii Ramadaanka London

Waxaa xaleyto lagu qabtey maqaayada Caynu shamsi oo ku taal Waqooyiga magaalada London xaflad qurux badan oo lagu soo xirayay koobkii Ramadanka London 2010. Xafladaas oo ay ka soo qayb galeen bahweynta isboortiga Soomaaliyeed ee degan…

Sep 14 2010 / Read More »
shir3

Kulankii Bahda K/Koleyga ee Sweden

Magaalada Stockholm ee Caasimadda dalkaasi Sweden waxaa ka Dhacay shir ballaaran oo looga hadlayay horumarinta kubadda koleyga Soomaaliyeed, iyada oo shirkaasi uu shir guddoominayay Xoghayaha guud ee Olimbikada Soomaaliyeed  Abdullahi Axmed Tarabi ayaa waxaa goob joogayaal ka…

Sep 14 2010 / Read More »

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google